{"id":171662,"date":"2022-07-25T11:29:27","date_gmt":"2022-07-25T08:29:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171662"},"modified":"2022-07-25T11:29:27","modified_gmt":"2022-07-25T08:29:27","slug":"dhagayso-tirada-al-shabaabka-u-gudbay-dhinaca-itoobiya-oo-la-ogaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-tirada-al-shabaabka-u-gudbay-dhinaca-itoobiya-oo-la-ogaaday\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-Tirada Al Shabaabka u gudbay dhinaca Itoobiya oo la ogaaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154585\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Al-Shabaab-militant.jpg\" alt=\"\" width=\"760\" height=\"405\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Al-Shabaab-militant.jpg 760w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Al-Shabaab-militant-300x160.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Al-Shabaab-militant-696x371.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 760px) 100vw, 760px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegaya in dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ka gudbeen xadka Soomaaliya, gaar ahaan xadka ay wadaagaan gobolka Hiiraan iyo dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa xaqiijiyay in dagaalyahano badan oo katirsan Al Shabaab u gudbeen dhinaca dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, mana sheegin guddoomiyaha halka ay saldhigteen dagaalyahanada xadka ka gudbay.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay guddoomiyaha gobolka Hiiraan dagaalyahanada Al Shabaab ee xadka ka gudbay gaarayaan ku dhawaad 200 oo dagaalame, sida uu kasoo xigtay dad ku sugan xadka oo arkay Shabaabka gudbay.<\/p>\n<p>Dagaalyahanadan katirsan Al Shabaab ee u gudbay dhulka dowlad deegaanka Soomaalida ayaa imaanaya xlli dhawwaan koox katirsan Al Shabaab galeen gobolka Afdheer ee dowlad deegaanka halkaasna uu ka dhacay dagaal dhiig badan ku daatay.<\/p>\n<p>Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa shaacisay in ay soo afjareen dagaalkii Al Shabaab kula jireen ee ka socda gobolka Afdheer gaar ahaan dhinaca xadka gobolka Bakool, waxa ayna sheegeen in dagaalkaasi khasaaro xoogan ku gaarsiiyeen Al Shabaab.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FKulmiyeOffical%2Fvideos%2F1094033201242038%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegaya in dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ka gudbeen xadka Soomaaliya, gaar ahaan xadka ay wadaagaan gobolka Hiiraan iyo dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa xaqiijiyay in dagaalyahano badan oo katirsan Al Shabaab u gudbeen dhinaca dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124609,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171662","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-Tirada Al Shabaabka u gudbay dhinaca Itoobiya oo la ogaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-tirada-al-shabaabka-u-gudbay-dhinaca-itoobiya-oo-la-ogaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-Tirada Al Shabaabka u gudbay dhinaca Itoobiya oo la ogaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegaya in dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ka gudbeen xadka Soomaaliya, gaar ahaan xadka ay wadaagaan gobolka Hiiraan iyo dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa xaqiijiyay in dagaalyahano badan oo katirsan Al Shabaab u gudbeen dhinaca dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-tirada-al-shabaabka-u-gudbay-dhinaca-itoobiya-oo-la-ogaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-25T08:29:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/skynews-al-shabaab-terrorist_4547331.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"900\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-tirada-al-shabaabka-u-gudbay-dhinaca-itoobiya-oo-la-ogaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-tirada-al-shabaabka-u-gudbay-dhinaca-itoobiya-oo-la-ogaaday\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-Tirada Al Shabaabka u gudbay dhinaca Itoobiya oo la ogaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-tirada-al-shabaabka-u-gudbay-dhinaca-itoobiya-oo-la-ogaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-tirada-al-shabaabka-u-gudbay-dhinaca-itoobiya-oo-la-ogaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/skynews-al-shabaab-terrorist_4547331.jpg\",\"datePublished\":\"2022-07-25T08:29:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-tirada-al-shabaabka-u-gudbay-dhinaca-itoobiya-oo-la-ogaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-tirada-al-shabaabka-u-gudbay-dhinaca-itoobiya-oo-la-ogaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-tirada-al-shabaabka-u-gudbay-dhinaca-itoobiya-oo-la-ogaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/skynews-al-shabaab-terrorist_4547331.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/skynews-al-shabaab-terrorist_4547331.jpg\",\"width\":1600,\"height\":900},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-tirada-al-shabaabka-u-gudbay-dhinaca-itoobiya-oo-la-ogaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-Tirada Al Shabaabka u gudbay dhinaca Itoobiya oo la ogaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-Tirada Al Shabaabka u gudbay dhinaca Itoobiya oo la ogaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-tirada-al-shabaabka-u-gudbay-dhinaca-itoobiya-oo-la-ogaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-Tirada Al Shabaabka u gudbay dhinaca Itoobiya oo la ogaaday - Wardoon","og_description":"Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegaya in dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ka gudbeen xadka Soomaaliya, gaar ahaan xadka ay wadaagaan gobolka Hiiraan iyo dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa xaqiijiyay in dagaalyahano badan oo katirsan Al Shabaab u gudbeen dhinaca dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-tirada-al-shabaabka-u-gudbay-dhinaca-itoobiya-oo-la-ogaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-25T08:29:27+00:00","og_image":[{"width":1600,"height":900,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/skynews-al-shabaab-terrorist_4547331.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-tirada-al-shabaabka-u-gudbay-dhinaca-itoobiya-oo-la-ogaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-tirada-al-shabaabka-u-gudbay-dhinaca-itoobiya-oo-la-ogaaday\/","name":"DHAGAYSO:-Tirada Al Shabaabka u gudbay dhinaca Itoobiya oo la ogaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-tirada-al-shabaabka-u-gudbay-dhinaca-itoobiya-oo-la-ogaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-tirada-al-shabaabka-u-gudbay-dhinaca-itoobiya-oo-la-ogaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/skynews-al-shabaab-terrorist_4547331.jpg","datePublished":"2022-07-25T08:29:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-tirada-al-shabaabka-u-gudbay-dhinaca-itoobiya-oo-la-ogaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-tirada-al-shabaabka-u-gudbay-dhinaca-itoobiya-oo-la-ogaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-tirada-al-shabaabka-u-gudbay-dhinaca-itoobiya-oo-la-ogaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/skynews-al-shabaab-terrorist_4547331.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/skynews-al-shabaab-terrorist_4547331.jpg","width":1600,"height":900},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-tirada-al-shabaabka-u-gudbay-dhinaca-itoobiya-oo-la-ogaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-Tirada Al Shabaabka u gudbay dhinaca Itoobiya oo la ogaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171662"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171662"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171662\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171663,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171662\/revisions\/171663"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124609"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171662"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171662"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171662"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}