{"id":171720,"date":"2022-07-26T20:43:08","date_gmt":"2022-07-26T17:43:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171720"},"modified":"2022-07-26T20:43:08","modified_gmt":"2022-07-26T17:43:08","slug":"somaliland-oo-20-cisho-u-qabatay-dadka-ajaanibta-ah-inay-dalkeeda-kaga-baxaay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-20-cisho-u-qabatay-dadka-ajaanibta-ah-inay-dalkeeda-kaga-baxaay\/","title":{"rendered":"Somaliland oo 20 cisho u qabatay dadka ajaanibta ah inay dalkeeda kaga baxaay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171722\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022726637944363263820052.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"338\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022726637944363263820052.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022726637944363263820052-300x154.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Xukuumada Somaliland, ayaa dadka ajaanibta ah ee aan sharciyada joogitaanka haysan ku amartay in ay muddo 20 cisho gudahood ah kaga baxaan ciideeda.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay Taliska Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland, ayaa lagu amray dadka ajaanibta ah ee sharcidarada ku jooga Somaliland in ay muddo 20 cisho ah kaga baxaan Somaliland.<\/p>\n<p>&#8220;Taliska Ciidanka Socdaalka Jamhuriyadda Somaliland wuxuu ku wargalinayaa ajaanibka sifo sharci daro ah ku jooga dalka Somaliland in ay kaga baxaan muddo Labatan (20) cisho ah oo ka bilaabma 28\/07\/2022 ilaa 17\/08\/2022&#8221; ayaa lagu yidhi amarka laanta socdaalka.<\/p>\n<p>Sidookale, ganacsatada iyo dadka kale ee haysta shaqaale ajaaniib ah, ayaa looga digay in ay shaqaalaysiiyaan qof bilaa sharci ah, oo aan haysan sharci fiise leh.<\/p>\n<p>&#8220;Sidoo kale waxaa lagu wargalinaya shirkadaha, hayadaha iyo ganacsata ay ka hawl\u2019galaan shaqaale ajaanib ah, in ay ka shaqeeyan oo qudha ajaanibka haysta dalkujoog sax ah (Visa ama Qaxoonti)&#8221; ayaa lagu yidhi amarka laanta socdaalka.<\/p>\n<p>Ugu danbayn qoraalka ayaa lagu sheegay in talaabo sharci ah laga qaadi doono cidii lagu arko iyada oo haysata shaqaale bilaa sharci ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171721\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/295615226_594517655372702_8399797985689908331_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"759\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/295615226_594517655372702_8399797985689908331_n.jpeg 759w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/295615226_594517655372702_8399797985689908331_n-237x300.jpeg 237w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/295615226_594517655372702_8399797985689908331_n-696x880.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/295615226_594517655372702_8399797985689908331_n-332x420.jpeg 332w\" sizes=\"(max-width: 759px) 100vw, 759px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumada Somaliland, ayaa dadka ajaanibta ah ee aan sharciyada joogitaanka haysan ku amartay in ay muddo 20 cisho gudahood ah kaga baxaan ciideeda. Qoraal kasoo baxay Taliska Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland, ayaa lagu amray dadka ajaanibta ah ee sharcidarada ku jooga Somaliland in ay muddo 20 cisho ah kaga baxaan Somaliland. &#8220;Taliska Ciidanka Socdaalka Jamhuriyadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171722,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171720","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somaliland oo 20 cisho u qabatay dadka ajaanibta ah inay dalkeeda kaga baxaay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-20-cisho-u-qabatay-dadka-ajaanibta-ah-inay-dalkeeda-kaga-baxaay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somaliland oo 20 cisho u qabatay dadka ajaanibta ah inay dalkeeda kaga baxaay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumada Somaliland, ayaa dadka ajaanibta ah ee aan sharciyada joogitaanka haysan ku amartay in ay muddo 20 cisho gudahood ah kaga baxaan ciideeda. Qoraal kasoo baxay Taliska Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland, ayaa lagu amray dadka ajaanibta ah ee sharcidarada ku jooga Somaliland in ay muddo 20 cisho ah kaga baxaan Somaliland. &#8220;Taliska Ciidanka Socdaalka Jamhuriyadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-20-cisho-u-qabatay-dadka-ajaanibta-ah-inay-dalkeeda-kaga-baxaay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-26T17:43:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022726637944363263820052.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"338\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-20-cisho-u-qabatay-dadka-ajaanibta-ah-inay-dalkeeda-kaga-baxaay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-20-cisho-u-qabatay-dadka-ajaanibta-ah-inay-dalkeeda-kaga-baxaay\/\",\"name\":\"Somaliland oo 20 cisho u qabatay dadka ajaanibta ah inay dalkeeda kaga baxaay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-20-cisho-u-qabatay-dadka-ajaanibta-ah-inay-dalkeeda-kaga-baxaay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-20-cisho-u-qabatay-dadka-ajaanibta-ah-inay-dalkeeda-kaga-baxaay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022726637944363263820052.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-07-26T17:43:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-20-cisho-u-qabatay-dadka-ajaanibta-ah-inay-dalkeeda-kaga-baxaay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-20-cisho-u-qabatay-dadka-ajaanibta-ah-inay-dalkeeda-kaga-baxaay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-20-cisho-u-qabatay-dadka-ajaanibta-ah-inay-dalkeeda-kaga-baxaay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022726637944363263820052.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022726637944363263820052.jpeg\",\"width\":660,\"height\":338},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-20-cisho-u-qabatay-dadka-ajaanibta-ah-inay-dalkeeda-kaga-baxaay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somaliland oo 20 cisho u qabatay dadka ajaanibta ah inay dalkeeda kaga baxaay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somaliland oo 20 cisho u qabatay dadka ajaanibta ah inay dalkeeda kaga baxaay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-20-cisho-u-qabatay-dadka-ajaanibta-ah-inay-dalkeeda-kaga-baxaay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somaliland oo 20 cisho u qabatay dadka ajaanibta ah inay dalkeeda kaga baxaay - Wardoon","og_description":"Xukuumada Somaliland, ayaa dadka ajaanibta ah ee aan sharciyada joogitaanka haysan ku amartay in ay muddo 20 cisho gudahood ah kaga baxaan ciideeda. Qoraal kasoo baxay Taliska Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland, ayaa lagu amray dadka ajaanibta ah ee sharcidarada ku jooga Somaliland in ay muddo 20 cisho ah kaga baxaan Somaliland. &#8220;Taliska Ciidanka Socdaalka Jamhuriyadda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-20-cisho-u-qabatay-dadka-ajaanibta-ah-inay-dalkeeda-kaga-baxaay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-26T17:43:08+00:00","og_image":[{"width":660,"height":338,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022726637944363263820052.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-20-cisho-u-qabatay-dadka-ajaanibta-ah-inay-dalkeeda-kaga-baxaay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-20-cisho-u-qabatay-dadka-ajaanibta-ah-inay-dalkeeda-kaga-baxaay\/","name":"Somaliland oo 20 cisho u qabatay dadka ajaanibta ah inay dalkeeda kaga baxaay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-20-cisho-u-qabatay-dadka-ajaanibta-ah-inay-dalkeeda-kaga-baxaay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-20-cisho-u-qabatay-dadka-ajaanibta-ah-inay-dalkeeda-kaga-baxaay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022726637944363263820052.jpeg","datePublished":"2022-07-26T17:43:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-20-cisho-u-qabatay-dadka-ajaanibta-ah-inay-dalkeeda-kaga-baxaay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-20-cisho-u-qabatay-dadka-ajaanibta-ah-inay-dalkeeda-kaga-baxaay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-20-cisho-u-qabatay-dadka-ajaanibta-ah-inay-dalkeeda-kaga-baxaay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022726637944363263820052.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022726637944363263820052.jpeg","width":660,"height":338},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-20-cisho-u-qabatay-dadka-ajaanibta-ah-inay-dalkeeda-kaga-baxaay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somaliland oo 20 cisho u qabatay dadka ajaanibta ah inay dalkeeda kaga baxaay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171720"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171720"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171720\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171723,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171720\/revisions\/171723"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171722"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171720"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171720"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171720"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}