{"id":171724,"date":"2022-07-27T17:46:33","date_gmt":"2022-07-27T14:46:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171724"},"modified":"2022-07-27T17:50:06","modified_gmt":"2022-07-27T14:50:06","slug":"guddoomiyahii-degmada-marka-oo-qarax-lagu-dilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyahii-degmada-marka-oo-qarax-lagu-dilay\/","title":{"rendered":"Guddoomiyahii degmada Marka oo qarax lagu dilay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171726\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022727637944978179124603.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"424\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022727637944978179124603.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022727637944978179124603-300x193.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022727637944978179124603-654x420.jpeg 654w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar is-miidaamin ahaa oo barqanimadii maanta ka dhacay gudaha magaallo xeebeedka Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose, kaas oo ay ku dhinteen dad badan oo uu ku jiro guddoomiyihii maamulka degmadaasi, Marxuum Cabdullaahi Cali Waafow.<\/p>\n<p>Macluumaadka la helayo ayaa sheegaya in qaraxa oo ahaa mid culus uu fuliyey nin isku soo xiray walxaha qarxa, kaas oo beegsaday xarunta maamulka degmada Marka.<\/p>\n<p>Xoghayaha maamulka Marka, Maxamed Cismaan Yariisow oo u wraramay\u00a0<em>Dalsan TV<\/em>\u00a0ayaa shaaciyey in qaraxa uu dhacay xili ay kasoo baxeen shir ay ku lahaayeen degmada.<\/p>\n<p>Maxamed Cismaan ayaa sheegay in qaraxa lala bartilmaameedsaday markii ay u soo baxeen banaanka, isla-markaana uu ka dhacay afaafka hore ee xarunta dowladda hoose.<\/p>\n<p>\u201cShir ayaan laheyn shirkii ayaan kasoo baxnay banaankaa nimid, kadib qaraxii ayaa na qabsaday, dhanka laamiga ayuuna ka dhacay,\u201d ayuu yiri xoghayuhu.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu shaaciyey in dhimashada ay gaareyso illaa 9 qof, halka dhaawacana uu kor u dhaafayo tobaneeyo, wuxuuna tilmaamay inay weli wadaan gurmaad xoogan.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta Koonfur Galbeed iyo dowladda federaalka ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay qaraxaan, waxayna tacsi u direen ehellada guddoomiyaha &amp; dadkii kale ee dhintay.<\/p>\n<p>Dhanka kale Al-Shabaab ayaa sheegatay mas\u2019uuliyadda weerarkan, sida lagu shaaciyey qoraal kasoo baxay kooxda oo lagu baahiyey baraha bulshada ee Internet-ka<\/p>\n<p>\u201cMujaahidiinta ayaa camaliyad istish-haadi ah ku beegsaday Cabdulaahi Waafoow oo Murtadiinta ugu magacaawnaa guddoomiyaha degmada Marka\u201d ayaa lagu yiri qoraalka<\/p>\n<p>Inta badan Al-Shabaab ayaa qaraxyo la beegsada mas\u2019uuliyiinta dowladda, waxaana aad loo xasuustaa qaraxii Beledweyne ee lagu dilay xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F1238793856891746%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171727\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022727637945079677883599.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"382\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022727637945079677883599.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022727637945079677883599-300x174.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171729\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/295783802_586428953161642_2137529210623280522_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"1280\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/295783802_586428953161642_2137529210623280522_n.jpeg 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/295783802_586428953161642_2137529210623280522_n-300x300.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/295783802_586428953161642_2137529210623280522_n-1024x1024.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/295783802_586428953161642_2137529210623280522_n-150x150.jpeg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/295783802_586428953161642_2137529210623280522_n-768x768.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/295783802_586428953161642_2137529210623280522_n-696x696.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/295783802_586428953161642_2137529210623280522_n-1068x1068.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/295783802_586428953161642_2137529210623280522_n-420x420.jpeg 420w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar is-miidaamin ahaa oo barqanimadii maanta ka dhacay gudaha magaallo xeebeedka Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose, kaas oo ay ku dhinteen dad badan oo uu ku jiro guddoomiyihii maamulka degmadaasi, Marxuum Cabdullaahi Cali Waafow. Macluumaadka la helayo ayaa sheegaya in qaraxa oo ahaa mid culus uu fuliyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171726,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171724","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyahii degmada Marka oo qarax lagu dilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyahii-degmada-marka-oo-qarax-lagu-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyahii degmada Marka oo qarax lagu dilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar is-miidaamin ahaa oo barqanimadii maanta ka dhacay gudaha magaallo xeebeedka Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose, kaas oo ay ku dhinteen dad badan oo uu ku jiro guddoomiyihii maamulka degmadaasi, Marxuum Cabdullaahi Cali Waafow. Macluumaadka la helayo ayaa sheegaya in qaraxa oo ahaa mid culus uu fuliyey [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyahii-degmada-marka-oo-qarax-lagu-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-27T14:46:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-07-27T14:50:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022727637944978179124603.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"424\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyahii-degmada-marka-oo-qarax-lagu-dilay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyahii-degmada-marka-oo-qarax-lagu-dilay\/\",\"name\":\"Guddoomiyahii degmada Marka oo qarax lagu dilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyahii-degmada-marka-oo-qarax-lagu-dilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyahii-degmada-marka-oo-qarax-lagu-dilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022727637944978179124603.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-07-27T14:46:33+00:00\",\"dateModified\":\"2022-07-27T14:50:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyahii-degmada-marka-oo-qarax-lagu-dilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyahii-degmada-marka-oo-qarax-lagu-dilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyahii-degmada-marka-oo-qarax-lagu-dilay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022727637944978179124603.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022727637944978179124603.jpeg\",\"width\":660,\"height\":424},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyahii-degmada-marka-oo-qarax-lagu-dilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyahii degmada Marka oo qarax lagu dilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyahii degmada Marka oo qarax lagu dilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyahii-degmada-marka-oo-qarax-lagu-dilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyahii degmada Marka oo qarax lagu dilay - Wardoon","og_description":"Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar is-miidaamin ahaa oo barqanimadii maanta ka dhacay gudaha magaallo xeebeedka Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose, kaas oo ay ku dhinteen dad badan oo uu ku jiro guddoomiyihii maamulka degmadaasi, Marxuum Cabdullaahi Cali Waafow. Macluumaadka la helayo ayaa sheegaya in qaraxa oo ahaa mid culus uu fuliyey [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyahii-degmada-marka-oo-qarax-lagu-dilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-27T14:46:33+00:00","article_modified_time":"2022-07-27T14:50:06+00:00","og_image":[{"width":660,"height":424,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022727637944978179124603.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyahii-degmada-marka-oo-qarax-lagu-dilay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyahii-degmada-marka-oo-qarax-lagu-dilay\/","name":"Guddoomiyahii degmada Marka oo qarax lagu dilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyahii-degmada-marka-oo-qarax-lagu-dilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyahii-degmada-marka-oo-qarax-lagu-dilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022727637944978179124603.jpeg","datePublished":"2022-07-27T14:46:33+00:00","dateModified":"2022-07-27T14:50:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyahii-degmada-marka-oo-qarax-lagu-dilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyahii-degmada-marka-oo-qarax-lagu-dilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyahii-degmada-marka-oo-qarax-lagu-dilay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022727637944978179124603.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022727637944978179124603.jpeg","width":660,"height":424},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyahii-degmada-marka-oo-qarax-lagu-dilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyahii degmada Marka oo qarax lagu dilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171724"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171724"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171724\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171731,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171724\/revisions\/171731"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171726"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171724"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171724"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171724"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}