{"id":171735,"date":"2022-07-28T11:29:26","date_gmt":"2022-07-28T08:29:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171735"},"modified":"2022-07-28T11:29:26","modified_gmt":"2022-07-28T08:29:26","slug":"soomaaliya-oo-100-milyan-oo-dollar-la-siinayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-100-milyan-oo-dollar-la-siinayo\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo 100 Milyan oo Dollar la siinayo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171736\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022728637945702266151381.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"414\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022728637945702266151381.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022728637945702266151381-300x188.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Bangiga Adduunka ayaa ansixiyay $100 milyan oo deeq ah oo lagu taageerayo sii wadida dadaallada dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya ee lagu gaarayo heerka dhameystirka dayn cafinta dalka.<\/p>\n<p>Dhaqaaalahan ayaa waxa uu taageerayaa dadaalka dawladda ee daah-furnaanta maaliyaddeed iyo kordhinta dakhliga iyada oo loo marayo iswaafajinta nidaamyada kastamka ee federaalka iyo hagaajinta maamulka maaliyadeed ee dowladda dhexe.<\/p>\n<p>Maaddaama ay Soomaaliya sii wajaheyso dhibaatooyinka isbedelka cimilada la xiriira, taageeradan dhaqaale ayaa lagu xoojinayaa adkeysiga dhaqaalaha iyo maalgashiga kalluumeysiga iyo tamarta dib loo cusboonaysiin karo si loo abuuro shaqooyin loona kobciyo.<\/p>\n<p>\u201cHawlgalkani waxa uu kordhin doonaa maaliyadda dawladda si wax looga qabto xaaladda abaarta, iyada oo la sii wadayo dib-u-habaynta horumarka lagu gaarayo deyn cafinta Soomaaliya,\u201d ayay tidhi Kristina Svensson, Maamulaha Bangiga Adduunka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Bangiga adduunka ayaa sheegay in bishii Juun 2022, 46% dadka Soomaaliyeed ay soo food saartay cunto yari taasoo ay ugu wacan tahay xaaladaha abaareed ee sii xumaanaya iyo saamaynta sicir bararka, sida sare u kaca qiimaha cuntada iyo shidaalka, qayb ahaan waxaa sabab u ah dagaalka ka socda dalka Ukraine.<\/p>\n<p>Iyadoo ay jiraan caqabadahaas, ayuu Baanka adduunku ku ammaanay Soomaaliya inay sii adkaysay xasilloonida dhaqaalaha guud waxayna sii waday ka qaybqaadashada Hindisaha deyn cafinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bangiga Adduunka ayaa ansixiyay $100 milyan oo deeq ah oo lagu taageerayo sii wadida dadaallada dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya ee lagu gaarayo heerka dhameystirka dayn cafinta dalka. Dhaqaaalahan ayaa waxa uu taageerayaa dadaalka dawladda ee daah-furnaanta maaliyaddeed iyo kordhinta dakhliga iyada oo loo marayo iswaafajinta nidaamyada kastamka ee federaalka iyo hagaajinta maamulka maaliyadeed ee dowladda dhexe. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171736,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171735","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Soomaaliya oo 100 Milyan oo Dollar la siinayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-100-milyan-oo-dollar-la-siinayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Soomaaliya oo 100 Milyan oo Dollar la siinayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Bangiga Adduunka ayaa ansixiyay $100 milyan oo deeq ah oo lagu taageerayo sii wadida dadaallada dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya ee lagu gaarayo heerka dhameystirka dayn cafinta dalka. Dhaqaaalahan ayaa waxa uu taageerayaa dadaalka dawladda ee daah-furnaanta maaliyaddeed iyo kordhinta dakhliga iyada oo loo marayo iswaafajinta nidaamyada kastamka ee federaalka iyo hagaajinta maamulka maaliyadeed ee dowladda dhexe. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-100-milyan-oo-dollar-la-siinayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-28T08:29:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022728637945702266151381.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"414\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-100-milyan-oo-dollar-la-siinayo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-100-milyan-oo-dollar-la-siinayo\/\",\"name\":\"Soomaaliya oo 100 Milyan oo Dollar la siinayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-100-milyan-oo-dollar-la-siinayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-100-milyan-oo-dollar-la-siinayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022728637945702266151381.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-07-28T08:29:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-100-milyan-oo-dollar-la-siinayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-100-milyan-oo-dollar-la-siinayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-100-milyan-oo-dollar-la-siinayo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022728637945702266151381.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022728637945702266151381.jpeg\",\"width\":660,\"height\":414},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-100-milyan-oo-dollar-la-siinayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Soomaaliya oo 100 Milyan oo Dollar la siinayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Soomaaliya oo 100 Milyan oo Dollar la siinayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-100-milyan-oo-dollar-la-siinayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Soomaaliya oo 100 Milyan oo Dollar la siinayo - Wardoon","og_description":"Bangiga Adduunka ayaa ansixiyay $100 milyan oo deeq ah oo lagu taageerayo sii wadida dadaallada dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya ee lagu gaarayo heerka dhameystirka dayn cafinta dalka. Dhaqaaalahan ayaa waxa uu taageerayaa dadaalka dawladda ee daah-furnaanta maaliyaddeed iyo kordhinta dakhliga iyada oo loo marayo iswaafajinta nidaamyada kastamka ee federaalka iyo hagaajinta maamulka maaliyadeed ee dowladda dhexe. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-100-milyan-oo-dollar-la-siinayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-07-28T08:29:26+00:00","og_image":[{"width":660,"height":414,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022728637945702266151381.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-100-milyan-oo-dollar-la-siinayo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-100-milyan-oo-dollar-la-siinayo\/","name":"Soomaaliya oo 100 Milyan oo Dollar la siinayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-100-milyan-oo-dollar-la-siinayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-100-milyan-oo-dollar-la-siinayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022728637945702266151381.jpeg","datePublished":"2022-07-28T08:29:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-100-milyan-oo-dollar-la-siinayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-100-milyan-oo-dollar-la-siinayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-100-milyan-oo-dollar-la-siinayo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022728637945702266151381.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022728637945702266151381.jpeg","width":660,"height":414},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-100-milyan-oo-dollar-la-siinayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Soomaaliya oo 100 Milyan oo Dollar la siinayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171735"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171735"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171735\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171737,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171735\/revisions\/171737"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171736"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171735"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171735"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171735"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}