{"id":171849,"date":"2022-08-02T11:17:26","date_gmt":"2022-08-02T08:17:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171849"},"modified":"2022-08-02T11:17:26","modified_gmt":"2022-08-02T08:17:26","slug":"golaha-wasiiradda-oo-goordhaw-lashaacin-doono","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-goordhaw-lashaacin-doono\/","title":{"rendered":"Golaha wasiiradda oo goordhaw lashaacin doono"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171850\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202282637950026627667528.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"401\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202282637950026627667528.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202282637950026627667528-300x182.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliyaa, Xamse Cabdi Barre ayaa lagu wadaa inuu saacadaha soo socda shaaciyo liiska golihiisa wasiiradda, kadib muddo ka badan hal bil oo uu socday wadatashiyo ku aadan dhismaha xukuumada.<\/p>\n<div align=\"justify\">Golaha wasiiradda ee la magacaabayo ayaa lagu wadaa inay kasoo muuqdaan shir jaraa\u2019id oo ay raysal wasaaraha iyo madaxweynuhu ku qabandoonaan xarunta madaxtooyada, halkaas oo goor dhow looga yeerayo bahda saxaafadda.<\/p>\n<p>Waxaa aad loo hadal hayaa in golaha wasiiradda ay kasoo muuqaanoonaan shakhsiyaad horey wasiirro uga soo noqday dowladdii hore ee madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud, halka sidoo kale ay jiridoonaan wajiyo cusub.<\/p>\n<p><b>Siyaasiyiinta la hadal hayo, waxaa kamid ah:<\/b><\/p>\n<p>Axmed Macalin Fiqi: Arrimaha gudaha<\/p>\n<p>Faarax Sheikh Cabdulqaadir: Waxbarashada<\/p>\n<p>Maxamed Axmed\u00a0 Cali (Doodishe): wasiirka amniga<\/p>\n<p>C\/rasaq Maxamed Cumar: batroolka iyo macdanta.<\/p>\n<p>Mukhtar Robow Abuu Mansuur-\u00a0 Diinta iyo Aqwaafta.<\/p>\n<p>Da\u2019ud Aweys \u2013 Jareerweyne\u00a0 (Warfaafinta<\/p>\n<p>Abshir Cumar Haruuse: Arrimaha dibadda.<\/p>\n<p>Cilmi Maxamed Nuur: Maaliyadda.<\/p><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliyaa, Xamse Cabdi Barre ayaa lagu wadaa inuu saacadaha soo socda shaaciyo liiska golihiisa wasiiradda, kadib muddo ka badan hal bil oo uu socday wadatashiyo ku aadan dhismaha xukuumada. Golaha wasiiradda ee la magacaabayo ayaa lagu wadaa inay kasoo muuqdaan shir jaraa\u2019id oo ay raysal wasaaraha iyo madaxweynuhu ku qabandoonaan xarunta madaxtooyada, halkaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171850,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171849","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Golaha wasiiradda oo goordhaw lashaacin doono - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-goordhaw-lashaacin-doono\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Golaha wasiiradda oo goordhaw lashaacin doono - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliyaa, Xamse Cabdi Barre ayaa lagu wadaa inuu saacadaha soo socda shaaciyo liiska golihiisa wasiiradda, kadib muddo ka badan hal bil oo uu socday wadatashiyo ku aadan dhismaha xukuumada. Golaha wasiiradda ee la magacaabayo ayaa lagu wadaa inay kasoo muuqdaan shir jaraa\u2019id oo ay raysal wasaaraha iyo madaxweynuhu ku qabandoonaan xarunta madaxtooyada, halkaas [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-goordhaw-lashaacin-doono\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-02T08:17:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202282637950026627667528.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"401\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-goordhaw-lashaacin-doono\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-goordhaw-lashaacin-doono\/\",\"name\":\"Golaha wasiiradda oo goordhaw lashaacin doono - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-goordhaw-lashaacin-doono\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-goordhaw-lashaacin-doono\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202282637950026627667528.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-08-02T08:17:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-goordhaw-lashaacin-doono\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-goordhaw-lashaacin-doono\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-goordhaw-lashaacin-doono\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202282637950026627667528.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202282637950026627667528.jpeg\",\"width\":660,\"height\":401},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-goordhaw-lashaacin-doono\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Golaha wasiiradda oo goordhaw lashaacin doono\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Golaha wasiiradda oo goordhaw lashaacin doono - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-goordhaw-lashaacin-doono\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Golaha wasiiradda oo goordhaw lashaacin doono - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliyaa, Xamse Cabdi Barre ayaa lagu wadaa inuu saacadaha soo socda shaaciyo liiska golihiisa wasiiradda, kadib muddo ka badan hal bil oo uu socday wadatashiyo ku aadan dhismaha xukuumada. Golaha wasiiradda ee la magacaabayo ayaa lagu wadaa inay kasoo muuqdaan shir jaraa\u2019id oo ay raysal wasaaraha iyo madaxweynuhu ku qabandoonaan xarunta madaxtooyada, halkaas [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-goordhaw-lashaacin-doono\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-02T08:17:26+00:00","og_image":[{"width":660,"height":401,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202282637950026627667528.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-goordhaw-lashaacin-doono\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-goordhaw-lashaacin-doono\/","name":"Golaha wasiiradda oo goordhaw lashaacin doono - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-goordhaw-lashaacin-doono\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-goordhaw-lashaacin-doono\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202282637950026627667528.jpeg","datePublished":"2022-08-02T08:17:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-goordhaw-lashaacin-doono\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-goordhaw-lashaacin-doono\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-goordhaw-lashaacin-doono\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202282637950026627667528.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202282637950026627667528.jpeg","width":660,"height":401},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-goordhaw-lashaacin-doono\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Golaha wasiiradda oo goordhaw lashaacin doono"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171849"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171849"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171849\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171851,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171849\/revisions\/171851"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171850"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171849"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171849"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171849"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}