{"id":171934,"date":"2022-08-04T19:50:01","date_gmt":"2022-08-04T16:50:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171934"},"modified":"2022-08-04T19:50:01","modified_gmt":"2022-08-04T16:50:01","slug":"beesha-mareexaan-oo-diiday-wasiirada-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-mareexaan-oo-diiday-wasiirada-cusub\/","title":{"rendered":"Beesha Mareexaan oo diiday wasiirada cusub"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171935\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202284637952076773628820.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"404\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202284637952076773628820.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202284637952076773628820-300x184.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenadda dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Galmudug ayaa ka horyimid Xukuumadda cusub ee Raysal wasaare Xamse uu ku dhawaaqay maalin ka hor, iyagoo sheegay in lagu xad gudbay habka awood qeybsiga beelaha Daarood.<\/p>\n<p>Labada madaxweyne ku xigeen ee maamulada Jubbaland iyo Galmudug Maxamuud Seyd Aadan iyo Cali Daahir Ciid ayaa kulan wadatashi ah waxay ku yeesheen Aaladda fogaan arraga ee ZOOM, kuwaas oo qoraal wadajir ah oo ay soo saareen ku iclaamiyeen shir deg deg ah oo ay isugu imaanayaan beesha si talaabo ay kaga qaataan Xukuumadda cusub.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan Maanta shir kuwada yeelanay aalada fogaan araga ee (Zoom) Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Galmudug\u00a0 Cali Daahir Ciid, Shirkaa oo aan ku lafa gurnay Xaalada guud ee dalka iyo gaar ahaan arimaha Bulshada Beesha Sade Mareexaan ee Deegaanada u ah Jubaland, Galmudug, Ethiopia iyo Gobolka Banaadir. Shirkaas oo si wadajir ah ku go&#8217;aaminey kuna baaqnay in la iskugu yimaado shirweyne deg-deg ah oo looga tashanayo caqabadaha ku xusan iyo sidii Beesha ay uga falcelin lahayd quursiga lagu sameeyay ee dhisida golaha wasiirda ee dowlada dhexe&#8221; ayuu yiri madaxweyne ku xigeenka Jubbaland .<\/p>\n<p>Warkaan kasoo baxay labada madaxweyne ku xigeen ee maamulada Jubbaland iyo Galmudug ayaa imaanaya, xili maalin ka hor lagu dhawaaqay liiska Golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya ayna soo baxeen dhaliilo adag oo loo jeedinaayo Xukuumadda cusub oo wali aysan meel marin Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p><b>Hoos ka akhriso qoraalka ay soo saareen labada madaxweyne ku xigeen:-<\/b><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171937\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202284637952076308409250.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"841\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202284637952076308409250.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202284637952076308409250-235x300.jpeg 235w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202284637952076308409250-330x420.jpeg 330w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171936\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202284637952084716997274.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"834\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202284637952084716997274.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202284637952084716997274-237x300.jpeg 237w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202284637952084716997274-332x420.jpeg 332w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenadda dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Galmudug ayaa ka horyimid Xukuumadda cusub ee Raysal wasaare Xamse uu ku dhawaaqay maalin ka hor, iyagoo sheegay in lagu xad gudbay habka awood qeybsiga beelaha Daarood. Labada madaxweyne ku xigeen ee maamulada Jubbaland iyo Galmudug Maxamuud Seyd Aadan iyo Cali Daahir Ciid ayaa kulan wadatashi ah waxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171938,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171934","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Beesha Mareexaan oo diiday wasiirada cusub - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-mareexaan-oo-diiday-wasiirada-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Beesha Mareexaan oo diiday wasiirada cusub - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne ku xigeenadda dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Galmudug ayaa ka horyimid Xukuumadda cusub ee Raysal wasaare Xamse uu ku dhawaaqay maalin ka hor, iyagoo sheegay in lagu xad gudbay habka awood qeybsiga beelaha Daarood. Labada madaxweyne ku xigeen ee maamulada Jubbaland iyo Galmudug Maxamuud Seyd Aadan iyo Cali Daahir Ciid ayaa kulan wadatashi ah waxay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-mareexaan-oo-diiday-wasiirada-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-04T16:50:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-04-at-17.49.08.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1238\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1228\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-mareexaan-oo-diiday-wasiirada-cusub\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-mareexaan-oo-diiday-wasiirada-cusub\/\",\"name\":\"Beesha Mareexaan oo diiday wasiirada cusub - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-mareexaan-oo-diiday-wasiirada-cusub\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-mareexaan-oo-diiday-wasiirada-cusub\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-04-at-17.49.08.png\",\"datePublished\":\"2022-08-04T16:50:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-mareexaan-oo-diiday-wasiirada-cusub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-mareexaan-oo-diiday-wasiirada-cusub\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-mareexaan-oo-diiday-wasiirada-cusub\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-04-at-17.49.08.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-04-at-17.49.08.png\",\"width\":1238,\"height\":1228},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-mareexaan-oo-diiday-wasiirada-cusub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Beesha Mareexaan oo diiday wasiirada cusub\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Beesha Mareexaan oo diiday wasiirada cusub - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-mareexaan-oo-diiday-wasiirada-cusub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Beesha Mareexaan oo diiday wasiirada cusub - Wardoon","og_description":"Madaxweyne ku xigeenadda dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Galmudug ayaa ka horyimid Xukuumadda cusub ee Raysal wasaare Xamse uu ku dhawaaqay maalin ka hor, iyagoo sheegay in lagu xad gudbay habka awood qeybsiga beelaha Daarood. Labada madaxweyne ku xigeen ee maamulada Jubbaland iyo Galmudug Maxamuud Seyd Aadan iyo Cali Daahir Ciid ayaa kulan wadatashi ah waxay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-mareexaan-oo-diiday-wasiirada-cusub\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-04T16:50:01+00:00","og_image":[{"width":1238,"height":1228,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-04-at-17.49.08.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-mareexaan-oo-diiday-wasiirada-cusub\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-mareexaan-oo-diiday-wasiirada-cusub\/","name":"Beesha Mareexaan oo diiday wasiirada cusub - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-mareexaan-oo-diiday-wasiirada-cusub\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-mareexaan-oo-diiday-wasiirada-cusub\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-04-at-17.49.08.png","datePublished":"2022-08-04T16:50:01+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-mareexaan-oo-diiday-wasiirada-cusub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-mareexaan-oo-diiday-wasiirada-cusub\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-mareexaan-oo-diiday-wasiirada-cusub\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-04-at-17.49.08.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-04-at-17.49.08.png","width":1238,"height":1228},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-mareexaan-oo-diiday-wasiirada-cusub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Beesha Mareexaan oo diiday wasiirada cusub"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171934"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171934"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171934\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171939,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171934\/revisions\/171939"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171938"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171934"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171934"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171934"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}