{"id":171948,"date":"2022-08-05T12:40:00","date_gmt":"2022-08-05T09:40:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171948"},"modified":"2022-08-05T12:40:00","modified_gmt":"2022-08-05T09:40:00","slug":"lafta-gareen-oo-safar-deg-deg-ah-ku-tegay-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-safar-deg-deg-ah-ku-tegay-itoobiya\/","title":{"rendered":"Lafta gareen oo safar deg deg ah ku tegay Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171949\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/lafta.jpeg\" alt=\"\" width=\"625\" height=\"568\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/lafta.jpeg 625w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/lafta-300x273.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/lafta-462x420.jpeg 462w\" sizes=\"(max-width: 625px) 100vw, 625px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa gaaray Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya , isaga oo casuumaad ka helay madaxda dalkaas.<\/p>\n<p>In kastoo aan weli la shaacin waxyaabaha uu Madaxweynaha Koonfur Galbeed kala hadli doono Madaxda Itoobiya ayaa hadana safarkiisa waxaa uu kusoo aaday xilli Xaduuda Koonfur Galbeed ay la wadaagto dowlad degaanka \u00a0Soomaalida ay weeraro ka bilaabeen todobaadyo kahor Xubno katirsan Al-Shabab.<\/p>\n<p>Xogaha la helay ayaa sheegeysa in casuumaadaan ay dowladda Itoobiya u fidisay Madaxweynaha Koonfur Gabeed ay qeyb ka taha tallaabada ay ku dooneyso in ay ku yeelato Gobolka &amp; inay isaga difaacdo dowladda Federaalka Soomaaliya hadii uu khilaaf yimaado.<\/p>\n<p>Safarkaan uu madaxweynaha Koonfur Galbeed ku tegay Itoobiya ayaa sidoo kale kusoo beegmaya xilli dhawaan Ra\u2019iisul Wasaare Xamse Cabdi barre uu ku dhawaaqay golle Wasiiro oo uu kamid yahay Mukhtaar Roobow oo dawladda Itoobiya ugu jira Liiska waxa loogu yeero\u00a0 Argagixisada.<\/p>\n<p>Dowladda Itoobiya ayaa waxaa Soomaaliya ka jooga ciidamo farabadan oo qaarkood ka mid ah howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS, waxaana sidoo kale Magaalada baydhabo kajooga Ciidamo farabadan oo ilaaliya amniga goobaha muhiimka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa gaaray Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya , isaga oo casuumaad ka helay madaxda dalkaas. In kastoo aan weli la shaacin waxyaabaha uu Madaxweynaha Koonfur Galbeed kala hadli doono Madaxda Itoobiya ayaa hadana safarkiisa waxaa uu kusoo aaday xilli Xaduuda Koonfur Galbeed ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171949,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171948","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Lafta gareen oo safar deg deg ah ku tegay Itoobiya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-safar-deg-deg-ah-ku-tegay-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Lafta gareen oo safar deg deg ah ku tegay Itoobiya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa gaaray Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya , isaga oo casuumaad ka helay madaxda dalkaas. In kastoo aan weli la shaacin waxyaabaha uu Madaxweynaha Koonfur Galbeed kala hadli doono Madaxda Itoobiya ayaa hadana safarkiisa waxaa uu kusoo aaday xilli Xaduuda Koonfur Galbeed ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-safar-deg-deg-ah-ku-tegay-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-05T09:40:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/lafta.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"625\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"568\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-safar-deg-deg-ah-ku-tegay-itoobiya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-safar-deg-deg-ah-ku-tegay-itoobiya\/\",\"name\":\"Lafta gareen oo safar deg deg ah ku tegay Itoobiya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-safar-deg-deg-ah-ku-tegay-itoobiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-safar-deg-deg-ah-ku-tegay-itoobiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/lafta.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-08-05T09:40:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-safar-deg-deg-ah-ku-tegay-itoobiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-safar-deg-deg-ah-ku-tegay-itoobiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-safar-deg-deg-ah-ku-tegay-itoobiya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/lafta.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/lafta.jpeg\",\"width\":625,\"height\":568},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-safar-deg-deg-ah-ku-tegay-itoobiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Lafta gareen oo safar deg deg ah ku tegay Itoobiya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Lafta gareen oo safar deg deg ah ku tegay Itoobiya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-safar-deg-deg-ah-ku-tegay-itoobiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Lafta gareen oo safar deg deg ah ku tegay Itoobiya - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa gaaray Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya , isaga oo casuumaad ka helay madaxda dalkaas. In kastoo aan weli la shaacin waxyaabaha uu Madaxweynaha Koonfur Galbeed kala hadli doono Madaxda Itoobiya ayaa hadana safarkiisa waxaa uu kusoo aaday xilli Xaduuda Koonfur Galbeed ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-safar-deg-deg-ah-ku-tegay-itoobiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-05T09:40:00+00:00","og_image":[{"width":625,"height":568,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/lafta.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-safar-deg-deg-ah-ku-tegay-itoobiya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-safar-deg-deg-ah-ku-tegay-itoobiya\/","name":"Lafta gareen oo safar deg deg ah ku tegay Itoobiya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-safar-deg-deg-ah-ku-tegay-itoobiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-safar-deg-deg-ah-ku-tegay-itoobiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/lafta.jpeg","datePublished":"2022-08-05T09:40:00+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-safar-deg-deg-ah-ku-tegay-itoobiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-safar-deg-deg-ah-ku-tegay-itoobiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-safar-deg-deg-ah-ku-tegay-itoobiya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/lafta.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/lafta.jpeg","width":625,"height":568},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-safar-deg-deg-ah-ku-tegay-itoobiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Lafta gareen oo safar deg deg ah ku tegay Itoobiya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171948"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171948"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171948\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171950,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171948\/revisions\/171950"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171949"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171948"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171948"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171948"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}