{"id":171954,"date":"2022-08-06T11:24:25","date_gmt":"2022-08-06T08:24:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171954"},"modified":"2022-08-06T11:24:25","modified_gmt":"2022-08-06T08:24:25","slug":"abiy-oo-kacarooday-mareykanka-iyo-midowga-yurub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-kacarooday-mareykanka-iyo-midowga-yurub\/","title":{"rendered":"Abiy oo kacarooday Mareykanka iyo Midowga Yurub"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\"><span class=\"s1\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-160074\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/abiy-axmed.jpg\" alt=\"\" width=\"625\" height=\"400\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/abiy-axmed.jpg 625w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/abiy-axmed-300x192.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 625px) 100vw, 625px\" \/><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Dowladda Itoobiya ayaa si xooggan u cambaareysay wakiilada Midowga Yurub iyo Mareykanka oo toddobaadkan booqday gobolka dagaallada ay la degeen ee Tigray, waxayna ku eedeysay inay la safteen mowqifka mucaaradka ee ku aadan wadahadallada nabadda iyo gargaarka.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">Wadaxaajoodyada dowladda ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed iyo kooxda TPLF ayaa la filayaa inay billowdaan, hase yeeshee waxaa jira caqabado ay ka mid yihiin cidda sameyneysa dhexdhexaadinta.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">Ergeyka Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika Mike Hammer iyo dhiggiisa Midowga Yurub Annette Weber ayaa toddobaadkan boqoday caasimadda Tigray ee Mekelle, si ay u cadaadiyaan in la billaabo wadahadallada ayada oo Midowga Afrika uu taageerayo.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">Waxay sidoo kale ku baaqeen in lasoo celiyo adeegyada aasaasiga ah iyo in gobolka iyo gobollada Afar iyo Amhara loo ogolaado inay galaan gargaarka.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">Hase yeeshee, Redwan Hussein oo ah la-taliyaha amniga qaranka ee ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed ayaa muujiyey sida ay dowladda \u201cuga niyadjabsan tahay\u201d tallaabada ay qaadeen labada ergey.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">\u201cKooxdan waxay ku guuldarreysteen inay cadaadiyaan ballanqaad cad oo ku aadan wadahadallada nabadeed, balse waxay taas beddelkeeda u dhaqmeen inay qanciyaan oo ay fuliyaan shuruudaha dhinaca kale,\u201d ayuu yiri.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">\u201cMarka ay noqoto soo celinta adeegyada aasaasiga ah, rabitaanka dowladda waa la xaqiijiyey, sida lagu fulin karana waa lagu celceliyey oo ah in la abuuro xaalad iyo muuqaal nabadeed iyadoo la billaabayo wadahadallada.\u201d<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">Gobolka Tigray ayaa waxaa ka jirtay xaalad bani\u2019aadanimo oo darran iyo cuno yari, tan iyo markii uu dagaalka billowday November 2020, waxaana ka go\u2019naa adeegyasada aasaasiga ah sida korontada, isgaarsiinta, ayada adeegga bankiyada uu xadidan yahay.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">Bayaan ay soo saareen Talaadadii ayey diblomaasiyiinta Mareykanka iyo Midowga Yurub ku dalbadeen gargaar aan xanibaad lahayn oo la gaarsiiyo gobollada Tigray, Afar iyo Amhara, waxayna ugu baaqeen dowladda inay qaaddan xanibaadda shidaalka iyo lacagta kaashka ah ee saaran gobolka.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">Hase yeeshee Redwan ayaa ku gacan sayray baaqa wuxuuna sheegay in arrintaas mar hore wax lag qabtay.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">Hoggaamiyaha TPLF Debretsion Gebremichael ayaa horey uga digay inay qasab tahay in adeegyada aasaasiga ah lagu soo celiyo Tigray, lana qaado \u201cxayiraadaha\u201d kahor inta aanay wadahadallo billaaban karin.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Itoobiya ayaa si xooggan u cambaareysay wakiilada Midowga Yurub iyo Mareykanka oo toddobaadkan booqday gobolka dagaallada ay la degeen ee Tigray, waxayna ku eedeysay inay la safteen mowqifka mucaaradka ee ku aadan wadahadallada nabadda iyo gargaarka. Wadaxaajoodyada dowladda ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed iyo kooxda TPLF ayaa la filayaa inay billowdaan, hase yeeshee waxaa jira [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160074,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171954","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Abiy oo kacarooday Mareykanka iyo Midowga Yurub - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-kacarooday-mareykanka-iyo-midowga-yurub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Abiy oo kacarooday Mareykanka iyo Midowga Yurub - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Itoobiya ayaa si xooggan u cambaareysay wakiilada Midowga Yurub iyo Mareykanka oo toddobaadkan booqday gobolka dagaallada ay la degeen ee Tigray, waxayna ku eedeysay inay la safteen mowqifka mucaaradka ee ku aadan wadahadallada nabadda iyo gargaarka. Wadaxaajoodyada dowladda ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed iyo kooxda TPLF ayaa la filayaa inay billowdaan, hase yeeshee waxaa jira [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-kacarooday-mareykanka-iyo-midowga-yurub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-06T08:24:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/abiy-axmed.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"625\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-kacarooday-mareykanka-iyo-midowga-yurub\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-kacarooday-mareykanka-iyo-midowga-yurub\/\",\"name\":\"Abiy oo kacarooday Mareykanka iyo Midowga Yurub - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-kacarooday-mareykanka-iyo-midowga-yurub\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-kacarooday-mareykanka-iyo-midowga-yurub\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/abiy-axmed.jpg\",\"datePublished\":\"2022-08-06T08:24:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-kacarooday-mareykanka-iyo-midowga-yurub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-kacarooday-mareykanka-iyo-midowga-yurub\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-kacarooday-mareykanka-iyo-midowga-yurub\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/abiy-axmed.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/abiy-axmed.jpg\",\"width\":625,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-kacarooday-mareykanka-iyo-midowga-yurub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Abiy oo kacarooday Mareykanka iyo Midowga Yurub\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Abiy oo kacarooday Mareykanka iyo Midowga Yurub - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-kacarooday-mareykanka-iyo-midowga-yurub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Abiy oo kacarooday Mareykanka iyo Midowga Yurub - Wardoon","og_description":"Dowladda Itoobiya ayaa si xooggan u cambaareysay wakiilada Midowga Yurub iyo Mareykanka oo toddobaadkan booqday gobolka dagaallada ay la degeen ee Tigray, waxayna ku eedeysay inay la safteen mowqifka mucaaradka ee ku aadan wadahadallada nabadda iyo gargaarka. Wadaxaajoodyada dowladda ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed iyo kooxda TPLF ayaa la filayaa inay billowdaan, hase yeeshee waxaa jira [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-kacarooday-mareykanka-iyo-midowga-yurub\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-06T08:24:25+00:00","og_image":[{"width":625,"height":400,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/abiy-axmed.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-kacarooday-mareykanka-iyo-midowga-yurub\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-kacarooday-mareykanka-iyo-midowga-yurub\/","name":"Abiy oo kacarooday Mareykanka iyo Midowga Yurub - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-kacarooday-mareykanka-iyo-midowga-yurub\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-kacarooday-mareykanka-iyo-midowga-yurub\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/abiy-axmed.jpg","datePublished":"2022-08-06T08:24:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-kacarooday-mareykanka-iyo-midowga-yurub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-kacarooday-mareykanka-iyo-midowga-yurub\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-kacarooday-mareykanka-iyo-midowga-yurub\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/abiy-axmed.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/abiy-axmed.jpg","width":625,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-oo-kacarooday-mareykanka-iyo-midowga-yurub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Abiy oo kacarooday Mareykanka iyo Midowga Yurub"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171954"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171954"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171954\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171955,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171954\/revisions\/171955"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160074"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171954"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171954"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171954"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}