{"id":171977,"date":"2022-08-06T17:06:36","date_gmt":"2022-08-06T14:06:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=171977"},"modified":"2022-08-06T17:06:36","modified_gmt":"2022-08-06T14:06:36","slug":"golaha-wasiiradda-oo-berito-hortagaya-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-berito-hortagaya-baarlamaanka\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiiradda oo berito hortagaya Baarlamaanka\u00a0"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-171979\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202286637953731284598048.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"332\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202286637953731284598048.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202286637953731284598048-300x151.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Xukuumadda cusub ee Raysal wasaare Xamse Cabdi Cabdi Barre ee uu ku dhawaaqay labadii bishaan Agoosto 2022, ayaa lagu wadaa in Maalinta berto ah ay hortagi doonto Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya si loogu qaado codka kalsoonida.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo kasoo baxay Golaha Shacabka ayaa lagu shaaciyay in berito oo Axad ah uu jiro kulanka Baarlamaanka Soomaaliya oo ka qabsoomi doono xarunta Villa Hargeysa, islamarkaana uu yahay ajandahiisu u codeynta wasiiradda magacaaban ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cBerri oo Axad ah, taariikhdu tahay 7 August, waxaa jira kulan weynihii Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya. Agendaha, u codeynta kalsooni siinta Xukuumadda magacaaban iyo barnaamijkeeda\u201d ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Xafiiska Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Raysal wasaare Xasame Cabdi Barre ayaa sidoo kale lagu wadaa in berito uu mudanayaasha Baarlamaanka\u00a0 ka hor jeediyo khudbad uu Xildhibaanadda ku weydiisanayo kalsooni siinta Xukuumaddiisa, islamarkaana Baarlamaanka uu u soo bandhigi doono Barnaamij Siyaasadeedka Xukuumaddiisa ay ku shaqeyn doonto.<\/p>\n<p>Tirada Golaha Wasiirrada ee Xukumadda Raysal wasaare Xamse Cabdi barre ayaa gaareysa 75 xubnood oo isugu jira Raysal wasaare ku xigeenka, Wasiiro, Wasiir ku xigeeno iyo Wasiiru dowleyaal, kuwaas oo dhamaantood lagu hor dhaarin doono Xildhibaanadda Golaha Shacabka hadii ay siiyaan codka kalsoonida ah.<\/p>\n<p>Gabagabadii wasiirrada magacaaban ayaa dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay gudaha magaalada Muqdisho ka waday kulamo ay la yeelanayeen Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyaga oo weydiisanayay cod siinta Xukuumadda cusub.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda cusub ee Raysal wasaare Xamse Cabdi Cabdi Barre ee uu ku dhawaaqay labadii bishaan Agoosto 2022, ayaa lagu wadaa in Maalinta berto ah ay hortagi doonto Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya si loogu qaado codka kalsoonida. War qoraal ah oo kasoo baxay Golaha Shacabka ayaa lagu shaaciyay in berito oo Axad ah uu jiro kulanka Baarlamaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":171979,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-171977","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Golaha Wasiiradda oo berito hortagaya Baarlamaanka\u00a0 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-berito-hortagaya-baarlamaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Golaha Wasiiradda oo berito hortagaya Baarlamaanka\u00a0 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumadda cusub ee Raysal wasaare Xamse Cabdi Cabdi Barre ee uu ku dhawaaqay labadii bishaan Agoosto 2022, ayaa lagu wadaa in Maalinta berto ah ay hortagi doonto Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya si loogu qaado codka kalsoonida. War qoraal ah oo kasoo baxay Golaha Shacabka ayaa lagu shaaciyay in berito oo Axad ah uu jiro kulanka Baarlamaanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-berito-hortagaya-baarlamaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-06T14:06:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202286637953731284598048.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"332\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-berito-hortagaya-baarlamaanka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-berito-hortagaya-baarlamaanka\/\",\"name\":\"Golaha Wasiiradda oo berito hortagaya Baarlamaanka\u00a0 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-berito-hortagaya-baarlamaanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-berito-hortagaya-baarlamaanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202286637953731284598048.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-08-06T14:06:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-berito-hortagaya-baarlamaanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-berito-hortagaya-baarlamaanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-berito-hortagaya-baarlamaanka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202286637953731284598048.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202286637953731284598048.jpeg\",\"width\":660,\"height\":332},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-berito-hortagaya-baarlamaanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Golaha Wasiiradda oo berito hortagaya Baarlamaanka\u00a0\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Golaha Wasiiradda oo berito hortagaya Baarlamaanka\u00a0 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-berito-hortagaya-baarlamaanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Golaha Wasiiradda oo berito hortagaya Baarlamaanka\u00a0 - Wardoon","og_description":"Xukuumadda cusub ee Raysal wasaare Xamse Cabdi Cabdi Barre ee uu ku dhawaaqay labadii bishaan Agoosto 2022, ayaa lagu wadaa in Maalinta berto ah ay hortagi doonto Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya si loogu qaado codka kalsoonida. War qoraal ah oo kasoo baxay Golaha Shacabka ayaa lagu shaaciyay in berito oo Axad ah uu jiro kulanka Baarlamaanka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-berito-hortagaya-baarlamaanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-06T14:06:36+00:00","og_image":[{"width":660,"height":332,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202286637953731284598048.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-berito-hortagaya-baarlamaanka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-berito-hortagaya-baarlamaanka\/","name":"Golaha Wasiiradda oo berito hortagaya Baarlamaanka\u00a0 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-berito-hortagaya-baarlamaanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-berito-hortagaya-baarlamaanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202286637953731284598048.jpeg","datePublished":"2022-08-06T14:06:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-berito-hortagaya-baarlamaanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-berito-hortagaya-baarlamaanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-berito-hortagaya-baarlamaanka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202286637953731284598048.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/202286637953731284598048.jpeg","width":660,"height":332},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiiradda-oo-berito-hortagaya-baarlamaanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Golaha Wasiiradda oo berito hortagaya Baarlamaanka\u00a0"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171977"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=171977"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171977\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":171980,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/171977\/revisions\/171980"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/171979"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=171977"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=171977"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=171977"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}