{"id":172095,"date":"2022-08-09T19:18:03","date_gmt":"2022-08-09T16:18:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=172095"},"modified":"2022-08-09T19:18:03","modified_gmt":"2022-08-09T16:18:03","slug":"aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-arrin-ka-dhalatay-ansixintii-golaha-wasiirada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-arrin-ka-dhalatay-ansixintii-golaha-wasiirada\/","title":{"rendered":"Aadan Madoobe Oo Guddi U Magacaabay Arrin Ka Dhalatay Ansixintii Golaha Wasiirada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172096\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Aadan-madoobe-750x430-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Aadan-madoobe-750x430-1.jpeg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Aadan-madoobe-750x430-1-300x172.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Aadan-madoobe-750x430-1-696x399.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Aadan-madoobe-750x430-1-733x420.jpeg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baar,maanka federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddi KMG ah oo kasoo talabixiya dhacdadii 07\/08\/2022 ka dhacday xarunta golaha shacabka.<\/p>\n<p>Guddigan uu magacaabay Guddoomiyaha golaha shacabka ayaa baaris ku sameenaya xildhibaanadii golaha shacabka ee buuqa iyo foodada ka sameeyay maalintii ansixinta xukuumadda Ra\u2019isul Wasaare Xamse Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah xildhibaanada golaha shacabka ayaa foodo ka sameeyay xarunta golaha shacabka, waxaana xildhibaan katirsan golaha shacabka caag ku tuuray guddoomiyaha golaha Sheekh Aadan Madoobe, isagoo sidoo kale firinbi ka yeeriyay gudaha xarunta.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172097\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/298290960_376301394680502_2732841953007268810_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"692\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/298290960_376301394680502_2732841953007268810_n.jpeg 692w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/298290960_376301394680502_2732841953007268810_n-216x300.jpeg 216w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/298290960_376301394680502_2732841953007268810_n-303x420.jpeg 303w\" sizes=\"(max-width: 692px) 100vw, 692px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172098\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/298373388_376301451347163_8741300112063601468_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"708\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/298373388_376301451347163_8741300112063601468_n.jpeg 708w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/298373388_376301451347163_8741300112063601468_n-221x300.jpeg 221w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/298373388_376301451347163_8741300112063601468_n-696x944.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/298373388_376301451347163_8741300112063601468_n-310x420.jpeg 310w\" sizes=\"(max-width: 708px) 100vw, 708px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baar,maanka federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddi KMG ah oo kasoo talabixiya dhacdadii 07\/08\/2022 ka dhacday xarunta golaha shacabka. Guddigan uu magacaabay Guddoomiyaha golaha shacabka ayaa baaris ku sameenaya xildhibaanadii golaha shacabka ee buuqa iyo foodada ka sameeyay maalintii ansixinta xukuumadda Ra\u2019isul Wasaare Xamse Cabdi Barre. Qaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172096,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172095","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Aadan Madoobe Oo Guddi U Magacaabay Arrin Ka Dhalatay Ansixintii Golaha Wasiirada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-arrin-ka-dhalatay-ansixintii-golaha-wasiirada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Aadan Madoobe Oo Guddi U Magacaabay Arrin Ka Dhalatay Ansixintii Golaha Wasiirada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baar,maanka federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddi KMG ah oo kasoo talabixiya dhacdadii 07\/08\/2022 ka dhacday xarunta golaha shacabka. Guddigan uu magacaabay Guddoomiyaha golaha shacabka ayaa baaris ku sameenaya xildhibaanadii golaha shacabka ee buuqa iyo foodada ka sameeyay maalintii ansixinta xukuumadda Ra\u2019isul Wasaare Xamse Cabdi Barre. Qaar [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-arrin-ka-dhalatay-ansixintii-golaha-wasiirada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-09T16:18:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Aadan-madoobe-750x430-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-arrin-ka-dhalatay-ansixintii-golaha-wasiirada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-arrin-ka-dhalatay-ansixintii-golaha-wasiirada\/\",\"name\":\"Aadan Madoobe Oo Guddi U Magacaabay Arrin Ka Dhalatay Ansixintii Golaha Wasiirada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-arrin-ka-dhalatay-ansixintii-golaha-wasiirada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-arrin-ka-dhalatay-ansixintii-golaha-wasiirada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Aadan-madoobe-750x430-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-08-09T16:18:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-arrin-ka-dhalatay-ansixintii-golaha-wasiirada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-arrin-ka-dhalatay-ansixintii-golaha-wasiirada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-arrin-ka-dhalatay-ansixintii-golaha-wasiirada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Aadan-madoobe-750x430-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Aadan-madoobe-750x430-1.jpeg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-arrin-ka-dhalatay-ansixintii-golaha-wasiirada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Aadan Madoobe Oo Guddi U Magacaabay Arrin Ka Dhalatay Ansixintii Golaha Wasiirada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Aadan Madoobe Oo Guddi U Magacaabay Arrin Ka Dhalatay Ansixintii Golaha Wasiirada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-arrin-ka-dhalatay-ansixintii-golaha-wasiirada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Aadan Madoobe Oo Guddi U Magacaabay Arrin Ka Dhalatay Ansixintii Golaha Wasiirada - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baar,maanka federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddi KMG ah oo kasoo talabixiya dhacdadii 07\/08\/2022 ka dhacday xarunta golaha shacabka. Guddigan uu magacaabay Guddoomiyaha golaha shacabka ayaa baaris ku sameenaya xildhibaanadii golaha shacabka ee buuqa iyo foodada ka sameeyay maalintii ansixinta xukuumadda Ra\u2019isul Wasaare Xamse Cabdi Barre. Qaar [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-arrin-ka-dhalatay-ansixintii-golaha-wasiirada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-09T16:18:03+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Aadan-madoobe-750x430-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-arrin-ka-dhalatay-ansixintii-golaha-wasiirada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-arrin-ka-dhalatay-ansixintii-golaha-wasiirada\/","name":"Aadan Madoobe Oo Guddi U Magacaabay Arrin Ka Dhalatay Ansixintii Golaha Wasiirada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-arrin-ka-dhalatay-ansixintii-golaha-wasiirada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-arrin-ka-dhalatay-ansixintii-golaha-wasiirada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Aadan-madoobe-750x430-1.jpeg","datePublished":"2022-08-09T16:18:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-arrin-ka-dhalatay-ansixintii-golaha-wasiirada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-arrin-ka-dhalatay-ansixintii-golaha-wasiirada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-arrin-ka-dhalatay-ansixintii-golaha-wasiirada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Aadan-madoobe-750x430-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Aadan-madoobe-750x430-1.jpeg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-madoobe-oo-guddi-u-magacaabay-arrin-ka-dhalatay-ansixintii-golaha-wasiirada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Aadan Madoobe Oo Guddi U Magacaabay Arrin Ka Dhalatay Ansixintii Golaha Wasiirada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172095"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172095"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172095\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172099,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172095\/revisions\/172099"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172096"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172095"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172095"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172095"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}