{"id":172119,"date":"2022-08-09T19:29:58","date_gmt":"2022-08-09T16:29:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=172119"},"modified":"2022-08-09T19:29:58","modified_gmt":"2022-08-09T16:29:58","slug":"xildhibaan-odowaa-oo-diiday-guddigii-uu-kudaray-aadan-madoobe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odowaa-oo-diiday-guddigii-uu-kudaray-aadan-madoobe\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Odowaa oo diiday guddigii uu kudaray Aadan Madoobe"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172121\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/272922146_5713229098694246_6106862646369544748_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"854\" height=\"853\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/272922146_5713229098694246_6106862646369544748_n.jpeg 854w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/272922146_5713229098694246_6106862646369544748_n-300x300.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/272922146_5713229098694246_6106862646369544748_n-150x150.jpeg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/272922146_5713229098694246_6106862646369544748_n-768x767.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/272922146_5713229098694246_6106862646369544748_n-696x695.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/272922146_5713229098694246_6106862646369544748_n-420x420.jpeg 420w\" sizes=\"(max-width: 854px) 100vw, 854px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdiraxman Maxamed Odowaa oo maanta Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Madoobe u magacaabay kamid noqoshada Guddiga KMG ah ee loo xilsaaray baaritaanka dhacdadii nidaam-darada aheyd ee 7-dii bishaan ka dhacday xarunta Golaha, ayaa ka cudur daartay xilkaas.<\/p>\n<p>Xildhibaan Odowaa ayaa ka cudur daartay kamid noqoshada guddigaas oo laga sugayo in uu sameeyo xog ururinta iyo wareysiga xubnaha Golaha Shacabka ee xaadirka ku ahaa xarunta iyo qof kasta oo goob joog ku ahaa xarunta maalintaas.<\/p>\n<p>\u201cKa cudur daarasho. Anigoo u mahad celinaya gudoomiyaha golaha shacabka JFS Mudane Sh Aadan Maxamed Nuur (Sh Aadan Madoobe), haddana waxaan ka cudur daaranayaa ka mid noqoshada xubinimada guddigaan hoos ku lifaaqan,\u201d ayuu Xildhibaan Odowaa ku yiri qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu ku yiri qoraalkiisa \u201cXildhibaanada saxiibadeey ah waxaan kula dardaarmayaa in aan mar walba ilaalinno anashax iyo dhaqanka wanaagsan, xasuusnaana inaan nahay indhihii dalka. Mahadsnaidiin.\u201d<\/p>\n<p>Guddiga uu ka cudur daartay kamid noqoshadiisa Xildhibaan Odowaa ayaa himika waxaa kusoo haray afar Xildhibaan, wuxuuna guddoonka ka sugaya in warbixin ka keenaan arrinkaas, islamarkaana natiijada ka soo baxda baaritaanka ay ku soo sameeyaan dhacdadaas dib ugu soo celiyaan guddoonka.<\/p>\n<p>Waxaa xusid in kamaradaha warbaahinta qaarkood ay qabteen muuqaalo muujinaya mid kamid ah xildhibaanada maalinkaas fadhiga ka sameeyay fowdada oo caag ku tuurayo Guddoonka, taasi oo hadal hayn badan ka dhalatay la fahamsan yahayna inay horseeday magacaabida guddiga.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172097\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/298290960_376301394680502_2732841953007268810_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"692\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/298290960_376301394680502_2732841953007268810_n.jpeg 692w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/298290960_376301394680502_2732841953007268810_n-216x300.jpeg 216w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/298290960_376301394680502_2732841953007268810_n-303x420.jpeg 303w\" sizes=\"(max-width: 692px) 100vw, 692px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172098\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/298373388_376301451347163_8741300112063601468_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"708\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/298373388_376301451347163_8741300112063601468_n.jpeg 708w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/298373388_376301451347163_8741300112063601468_n-221x300.jpeg 221w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/298373388_376301451347163_8741300112063601468_n-696x944.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/298373388_376301451347163_8741300112063601468_n-310x420.jpeg 310w\" sizes=\"(max-width: 708px) 100vw, 708px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdiraxman Maxamed Odowaa oo maanta Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Madoobe u magacaabay kamid noqoshada Guddiga KMG ah ee loo xilsaaray baaritaanka dhacdadii nidaam-darada aheyd ee 7-dii bishaan ka dhacday xarunta Golaha, ayaa ka cudur daartay xilkaas. Xildhibaan Odowaa ayaa ka cudur daartay kamid noqoshada guddigaas oo laga sugayo in uu sameeyo xog ururinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172120,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172119","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Odowaa oo diiday guddigii uu kudaray Aadan Madoobe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odowaa-oo-diiday-guddigii-uu-kudaray-aadan-madoobe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Odowaa oo diiday guddigii uu kudaray Aadan Madoobe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Cabdiraxman Maxamed Odowaa oo maanta Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Madoobe u magacaabay kamid noqoshada Guddiga KMG ah ee loo xilsaaray baaritaanka dhacdadii nidaam-darada aheyd ee 7-dii bishaan ka dhacday xarunta Golaha, ayaa ka cudur daartay xilkaas. Xildhibaan Odowaa ayaa ka cudur daartay kamid noqoshada guddigaas oo laga sugayo in uu sameeyo xog ururinta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odowaa-oo-diiday-guddigii-uu-kudaray-aadan-madoobe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-09T16:29:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/238221310_5110287522321743_2861998937282818571_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odowaa-oo-diiday-guddigii-uu-kudaray-aadan-madoobe\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odowaa-oo-diiday-guddigii-uu-kudaray-aadan-madoobe\/\",\"name\":\"Xildhibaan Odowaa oo diiday guddigii uu kudaray Aadan Madoobe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odowaa-oo-diiday-guddigii-uu-kudaray-aadan-madoobe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odowaa-oo-diiday-guddigii-uu-kudaray-aadan-madoobe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/238221310_5110287522321743_2861998937282818571_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-08-09T16:29:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odowaa-oo-diiday-guddigii-uu-kudaray-aadan-madoobe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odowaa-oo-diiday-guddigii-uu-kudaray-aadan-madoobe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odowaa-oo-diiday-guddigii-uu-kudaray-aadan-madoobe\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/238221310_5110287522321743_2861998937282818571_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/238221310_5110287522321743_2861998937282818571_n.jpeg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odowaa-oo-diiday-guddigii-uu-kudaray-aadan-madoobe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Odowaa oo diiday guddigii uu kudaray Aadan Madoobe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Odowaa oo diiday guddigii uu kudaray Aadan Madoobe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odowaa-oo-diiday-guddigii-uu-kudaray-aadan-madoobe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Odowaa oo diiday guddigii uu kudaray Aadan Madoobe - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Cabdiraxman Maxamed Odowaa oo maanta Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Madoobe u magacaabay kamid noqoshada Guddiga KMG ah ee loo xilsaaray baaritaanka dhacdadii nidaam-darada aheyd ee 7-dii bishaan ka dhacday xarunta Golaha, ayaa ka cudur daartay xilkaas. Xildhibaan Odowaa ayaa ka cudur daartay kamid noqoshada guddigaas oo laga sugayo in uu sameeyo xog ururinta [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odowaa-oo-diiday-guddigii-uu-kudaray-aadan-madoobe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-09T16:29:58+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/238221310_5110287522321743_2861998937282818571_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odowaa-oo-diiday-guddigii-uu-kudaray-aadan-madoobe\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odowaa-oo-diiday-guddigii-uu-kudaray-aadan-madoobe\/","name":"Xildhibaan Odowaa oo diiday guddigii uu kudaray Aadan Madoobe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odowaa-oo-diiday-guddigii-uu-kudaray-aadan-madoobe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odowaa-oo-diiday-guddigii-uu-kudaray-aadan-madoobe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/238221310_5110287522321743_2861998937282818571_n.jpeg","datePublished":"2022-08-09T16:29:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odowaa-oo-diiday-guddigii-uu-kudaray-aadan-madoobe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odowaa-oo-diiday-guddigii-uu-kudaray-aadan-madoobe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odowaa-oo-diiday-guddigii-uu-kudaray-aadan-madoobe\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/238221310_5110287522321743_2861998937282818571_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/238221310_5110287522321743_2861998937282818571_n.jpeg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-odowaa-oo-diiday-guddigii-uu-kudaray-aadan-madoobe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Odowaa oo diiday guddigii uu kudaray Aadan Madoobe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172119"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172119"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172119\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172122,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172119\/revisions\/172122"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172120"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172119"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172119"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172119"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}