{"id":172163,"date":"2022-08-11T16:06:49","date_gmt":"2022-08-11T13:06:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=172163"},"modified":"2022-08-11T16:06:49","modified_gmt":"2022-08-11T13:06:49","slug":"mareykanka-oo-diginin-kasoo-saaray-rabshadaha-ka-taagan-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diginin-kasoo-saaray-rabshadaha-ka-taagan-somaliland\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo diginin kasoo saaray rabshadaha ka taagan Somaliland"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Dowladda Mareykanka ayaa diginin kasoo saratay rabshadaha ka taagan Somaliland ee ka dhashay is-mari waaga ka taagan qabashada doorashada madaxweynaha ee u dhaxeeya mucaaradka iyo xukuumadda.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">Dibadbaxyo ay rabshado ka dhasheen ayaa maanta ka dhacay magaalada Hargeysa iyo deegaanno kale oo ka tirsan Somaliland, halkaasi oo ciidamada ay rasaas ku fureen dibadbaxayaal taageersan mucaaradka.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">\u201cWaxaan si xooggan ugu baaqeynaa hoggaamiyeyaasha xukuumadda iyo mucaaradka Somaliland inay ka fogaadaan rabshdaha inta ay socdaan dibadbaxyada, ayna si deg deg ah ugu laabtaan wada-hadallada siyaasadeed,\u201d ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay safaaradda Mareykanka ee Muqdisho.<\/span><span class=\"s1\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">\u201cGuuldarada in heshiis laga laga gaaro doorashooyinka waxay halis ku tahay guulaha ay Somaliland ka gaartay dawladnimada dimoqraadiga ah,\u201d ayey ka digtay safaaradda.<\/span><span class=\"s1\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Xiisadda siyaasadeed ee Somaliland ayaa salka ku haysa in mucaaradka iyo xukuumadda isku mari la\u2019yihiin qabashada doorashada madaxweynaha, taasi oo dhalisay in mucaaradka ay ku baaqaan dibadbaxyo.<\/span><span class=\"s1\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">Dowladda ayaa u oggolaatay xisbiyada mucaaradka inay ku dibadbaxaan meelo kooban oo la cayimay, taas oo ay xisbiyada mucaaradku ka hor yimaadeen.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">Meelo ka mid ah magaalooyinka Somaliland ayaa laga soo sheegay in boolisku ay isku dayeen inay xakameeyaan dibadbaxyada.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">Waxaa sidoo kale la sheegayaa in qadka internet-ka laga jaray Somaliland, oo aysan dadku adeegsan karin baraha bulshada iyo adeegyada kale ee ku xiran internet-ka.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">Dowladda weli war rasmi ah kama soo saarin xaaladda ugu dambeysa, balse waxay horay uga digtay in ay dadku ku dibadbaxaan meelo ka baxsan baraha cayiman ee la shaaciyay.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa diginin kasoo saratay rabshadaha ka taagan Somaliland ee ka dhashay is-mari waaga ka taagan qabashada doorashada madaxweynaha ee u dhaxeeya mucaaradka iyo xukuumadda. Dibadbaxyo ay rabshado ka dhasheen ayaa maanta ka dhacay magaalada Hargeysa iyo deegaanno kale oo ka tirsan Somaliland, halkaasi oo ciidamada ay rasaas ku fureen dibadbaxayaal taageersan mucaaradka. \u201cWaxaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172164,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172163","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mareykanka oo diginin kasoo saaray rabshadaha ka taagan Somaliland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diginin-kasoo-saaray-rabshadaha-ka-taagan-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mareykanka oo diginin kasoo saaray rabshadaha ka taagan Somaliland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Mareykanka ayaa diginin kasoo saratay rabshadaha ka taagan Somaliland ee ka dhashay is-mari waaga ka taagan qabashada doorashada madaxweynaha ee u dhaxeeya mucaaradka iyo xukuumadda. Dibadbaxyo ay rabshado ka dhasheen ayaa maanta ka dhacay magaalada Hargeysa iyo deegaanno kale oo ka tirsan Somaliland, halkaasi oo ciidamada ay rasaas ku fureen dibadbaxayaal taageersan mucaaradka. \u201cWaxaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diginin-kasoo-saaray-rabshadaha-ka-taagan-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-11T13:06:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/images.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"168\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diginin-kasoo-saaray-rabshadaha-ka-taagan-somaliland\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diginin-kasoo-saaray-rabshadaha-ka-taagan-somaliland\/\",\"name\":\"Mareykanka oo diginin kasoo saaray rabshadaha ka taagan Somaliland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diginin-kasoo-saaray-rabshadaha-ka-taagan-somaliland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diginin-kasoo-saaray-rabshadaha-ka-taagan-somaliland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/images.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-08-11T13:06:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diginin-kasoo-saaray-rabshadaha-ka-taagan-somaliland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diginin-kasoo-saaray-rabshadaha-ka-taagan-somaliland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diginin-kasoo-saaray-rabshadaha-ka-taagan-somaliland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/images.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/images.jpeg\",\"width\":300,\"height\":168},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diginin-kasoo-saaray-rabshadaha-ka-taagan-somaliland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mareykanka oo diginin kasoo saaray rabshadaha ka taagan Somaliland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mareykanka oo diginin kasoo saaray rabshadaha ka taagan Somaliland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diginin-kasoo-saaray-rabshadaha-ka-taagan-somaliland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mareykanka oo diginin kasoo saaray rabshadaha ka taagan Somaliland - Wardoon","og_description":"Dowladda Mareykanka ayaa diginin kasoo saratay rabshadaha ka taagan Somaliland ee ka dhashay is-mari waaga ka taagan qabashada doorashada madaxweynaha ee u dhaxeeya mucaaradka iyo xukuumadda. Dibadbaxyo ay rabshado ka dhasheen ayaa maanta ka dhacay magaalada Hargeysa iyo deegaanno kale oo ka tirsan Somaliland, halkaasi oo ciidamada ay rasaas ku fureen dibadbaxayaal taageersan mucaaradka. \u201cWaxaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diginin-kasoo-saaray-rabshadaha-ka-taagan-somaliland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-11T13:06:49+00:00","og_image":[{"width":300,"height":168,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/images.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diginin-kasoo-saaray-rabshadaha-ka-taagan-somaliland\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diginin-kasoo-saaray-rabshadaha-ka-taagan-somaliland\/","name":"Mareykanka oo diginin kasoo saaray rabshadaha ka taagan Somaliland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diginin-kasoo-saaray-rabshadaha-ka-taagan-somaliland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diginin-kasoo-saaray-rabshadaha-ka-taagan-somaliland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/images.jpeg","datePublished":"2022-08-11T13:06:49+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diginin-kasoo-saaray-rabshadaha-ka-taagan-somaliland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diginin-kasoo-saaray-rabshadaha-ka-taagan-somaliland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diginin-kasoo-saaray-rabshadaha-ka-taagan-somaliland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/images.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/images.jpeg","width":300,"height":168},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diginin-kasoo-saaray-rabshadaha-ka-taagan-somaliland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mareykanka oo diginin kasoo saaray rabshadaha ka taagan Somaliland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172163"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172163"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172163\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172165,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172163\/revisions\/172165"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172164"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172163"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172163"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172163"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}