{"id":172211,"date":"2022-08-13T11:30:26","date_gmt":"2022-08-13T08:30:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=172211"},"modified":"2022-08-13T11:30:26","modified_gmt":"2022-08-13T08:30:26","slug":"daawo-hargaysa-nin-dad-shacab-ah-xabad-ku-furay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargaysa-nin-dad-shacab-ah-xabad-ku-furay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Hargaysa Nin dad shacab ah xabad ku furay"},"content":{"rendered":"<p>Nin aan haybtiisa la aqoonsan oo afka soo duubtay, ayaa 2 qof ku dhaawacay degmada Maxamuud Haybe ee magaalada Hargaysa, kadib markii uu rasaas ku furay.<\/p>\n<p>Sida goobjoogayaal u sheegeen Galaydh Media, nin kan oo afka soo duubtay ayaa xabad ku furay wiil 15 jir ah xaafada Maxamuud Haybe, isla inyar kadibna oday guri ilaalo ka ah, ayuu xabad ku furay, isagiina wuu baxsaday.<\/p>\n<p>&#8220;Anfariir ayay nagu noqotay xabadii way dhacday inankii yaraa ee jaarkiina ee Sakariye ayay ku dhacday ayaa nalagu yidhi, wuxuban anuu la kulmay ilmihii oo xabadii ku taalo oo meeshii yaraydna dhiigii leedahay&#8221; gabadh goob-jooge ah ayaa sidaa Galaydh Media u sheegtay.<\/p>\n<p>&#8220;Waxa la yidhi nin afka duuban oo cararaya ayuu ahaa, inamaduna waxay yidhaahdeen waanu soconaynay, anaga oo soconayna, ninku wuu naga danbeeyay xabadana wuu igu dhuftay&#8221; ayay hadalkeeda ku dartay.<\/p>\n<p>Gabadh kale ayaa Galaydh Media u sheegtay in odayga wayn ay xaaladiisu xuntayhay, isla markaana ay xabadu laba meelood kaga dhacday.<\/p>\n<p>&#8220;Anigu ninkaa dhakhtarkii waynaa ayaan ugu tagay kiiyo la saarayo gaadhigan yar ee maydka lagu qaado, dabadeedna aad ayuu sakaraad u ahaa, dhabarkana mid baa kaga tiil, madaxa mid, waa lala cararayoo ogsajiin ayaa ku xidhnayd&#8221; ayay tidhi.<\/p>\n<p>Wiilka 15 jirka ah ayay xabadu kaga dhacday garabka dabadiisa, xaaladiisuna hada way fiicantahay, sida goob-joogayaashu sheegeen, isla markaana labada dhibane ayaa lagu dabiibayaa Isbitaalka Wayn ee Hargaysa.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fcabdijibaarmaxed%2Fvideos%2F800480424472234%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nin aan haybtiisa la aqoonsan oo afka soo duubtay, ayaa 2 qof ku dhaawacay degmada Maxamuud Haybe ee magaalada Hargaysa, kadib markii uu rasaas ku furay. Sida goobjoogayaal u sheegeen Galaydh Media, nin kan oo afka soo duubtay ayaa xabad ku furay wiil 15 jir ah xaafada Maxamuud Haybe, isla inyar kadibna oday guri ilaalo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172212,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172211","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Hargaysa Nin dad shacab ah xabad ku furay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargaysa-nin-dad-shacab-ah-xabad-ku-furay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Hargaysa Nin dad shacab ah xabad ku furay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Nin aan haybtiisa la aqoonsan oo afka soo duubtay, ayaa 2 qof ku dhaawacay degmada Maxamuud Haybe ee magaalada Hargaysa, kadib markii uu rasaas ku furay. Sida goobjoogayaal u sheegeen Galaydh Media, nin kan oo afka soo duubtay ayaa xabad ku furay wiil 15 jir ah xaafada Maxamuud Haybe, isla inyar kadibna oday guri ilaalo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargaysa-nin-dad-shacab-ah-xabad-ku-furay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-13T08:30:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-13-at-09.29.24.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1114\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"876\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargaysa-nin-dad-shacab-ah-xabad-ku-furay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargaysa-nin-dad-shacab-ah-xabad-ku-furay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Hargaysa Nin dad shacab ah xabad ku furay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargaysa-nin-dad-shacab-ah-xabad-ku-furay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargaysa-nin-dad-shacab-ah-xabad-ku-furay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-13-at-09.29.24.png\",\"datePublished\":\"2022-08-13T08:30:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargaysa-nin-dad-shacab-ah-xabad-ku-furay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargaysa-nin-dad-shacab-ah-xabad-ku-furay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargaysa-nin-dad-shacab-ah-xabad-ku-furay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-13-at-09.29.24.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-13-at-09.29.24.png\",\"width\":1114,\"height\":876},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargaysa-nin-dad-shacab-ah-xabad-ku-furay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Hargaysa Nin dad shacab ah xabad ku furay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Hargaysa Nin dad shacab ah xabad ku furay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargaysa-nin-dad-shacab-ah-xabad-ku-furay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Hargaysa Nin dad shacab ah xabad ku furay - Wardoon","og_description":"Nin aan haybtiisa la aqoonsan oo afka soo duubtay, ayaa 2 qof ku dhaawacay degmada Maxamuud Haybe ee magaalada Hargaysa, kadib markii uu rasaas ku furay. Sida goobjoogayaal u sheegeen Galaydh Media, nin kan oo afka soo duubtay ayaa xabad ku furay wiil 15 jir ah xaafada Maxamuud Haybe, isla inyar kadibna oday guri ilaalo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargaysa-nin-dad-shacab-ah-xabad-ku-furay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-13T08:30:26+00:00","og_image":[{"width":1114,"height":876,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-13-at-09.29.24.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargaysa-nin-dad-shacab-ah-xabad-ku-furay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargaysa-nin-dad-shacab-ah-xabad-ku-furay\/","name":"DAAWO:-Hargaysa Nin dad shacab ah xabad ku furay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargaysa-nin-dad-shacab-ah-xabad-ku-furay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargaysa-nin-dad-shacab-ah-xabad-ku-furay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-13-at-09.29.24.png","datePublished":"2022-08-13T08:30:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargaysa-nin-dad-shacab-ah-xabad-ku-furay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargaysa-nin-dad-shacab-ah-xabad-ku-furay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargaysa-nin-dad-shacab-ah-xabad-ku-furay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-13-at-09.29.24.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-13-at-09.29.24.png","width":1114,"height":876},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargaysa-nin-dad-shacab-ah-xabad-ku-furay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Hargaysa Nin dad shacab ah xabad ku furay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172211"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172211"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172211\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172213,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172211\/revisions\/172213"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172212"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172211"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172211"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172211"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}