{"id":172323,"date":"2022-08-17T11:27:43","date_gmt":"2022-08-17T08:27:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172323"},"modified":"2022-08-17T11:27:43","modified_gmt":"2022-08-17T08:27:43","slug":"mareykanka-oo-kahalya-muranka-kataagan-natiijada-doorashada-kenya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-kahalya-muranka-kataagan-natiijada-doorashada-kenya\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo kahalya muranka kataagan natiijada doorashada Kenya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-172324 size-full\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/download.jpeg\" alt=\"\" width=\"970\" height=\"647\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/download.jpeg 970w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/download-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/download-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/download-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/download-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 970px) 100vw, 970px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday shacabka dalka Kenya iney muujiyaan deganaasho iyo dulqaad, maalin kadib markii la shaaciyay natiijada doorashada inuu ku guuleystay William Ruto oo noqonaya madaxweynaha shanaad ee dalkaasi Kenya, iyadoona natiijadaasi uu qaadacay Raila Odinga oo ahaa musharaxa tartanka adag la galay William Ruto.<\/p>\n<div align=\"justify\">Afhayeenka Wasaaradda arrimaha Dibadda dalka Mareykanka Ned Price ayaa ka dalbaday dhinacyada ku loolamay doorashada dalka Kenya iney si nabad ah ku xaliyaan wax walba oo ku saabsan tabashada doorashadii dhacday.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan ku boorrineynaa dhammaan dhinacyada inay si wadajir ah uga shaqeeyaan si nabad ah in lagu xalliyo walaac kasta oo jira oo ku saabsan doorashooyinka, iyada oo loo marayo hababka xallinta khilaafaadka ee jira Waxaan ka codsanaynaa dhammaan hoggaamiyeyaasha xisbiyada siyaasadda inay sii wadaan ku boorrinta taageerayaashooda inay nabad ahaadaan oo ay ka fogaadaan rabshadaha inta lagu jiro habka doorashada&#8221; ayuu yiri afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ned Price.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee Raila Odinga ayaa markiisii shanaad u tartamay qabashada xilka madaxweynaha dalka Kenya ayaa ahaa Musharaxa sida adag ula tartamay madaxweynaha cusub ee dalka Kenya William Ruto ayaa natiijada codbixintii 9-kii Ogoosto ku tilmaamay mid waxba kama jiraan ah, isagoona ku andacoodey in la khiyaanay tartamadii hore ee guuldarradu kasoo gaartay, wuxuuna ka gaabsaday inuu si cad ugu dhawaaqo inuu dacwad u gudbin doono Maxkamadda sare.<\/p>\n<p>Lama oga halka ay ku dambeyn doonto diidmada natiijada doorashada ee uu diiday hoggaamiyaha laga guuleystay ee 77 jirka ah oo lagu xasuusto doorashadii lagaga guuleystay sanadkii 2007-dii ee sababtay dhimashada in ka badan 1,100 qof oo isku dilay hab qabiileysi, taasoo markii dambe lagu xaliyay hab awood qeybsi oo Raila Odinga loogu magacaabay Raysal wasaaraha dalka Kenya.<\/p><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday shacabka dalka Kenya iney muujiyaan deganaasho iyo dulqaad, maalin kadib markii la shaaciyay natiijada doorashada inuu ku guuleystay William Ruto oo noqonaya madaxweynaha shanaad ee dalkaasi Kenya, iyadoona natiijadaasi uu qaadacay Raila Odinga oo ahaa musharaxa tartanka adag la galay William Ruto. Afhayeenka Wasaaradda arrimaha Dibadda dalka Mareykanka Ned Price [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172324,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172323","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mareykanka oo kahalya muranka kataagan natiijada doorashada Kenya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-kahalya-muranka-kataagan-natiijada-doorashada-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mareykanka oo kahalya muranka kataagan natiijada doorashada Kenya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday shacabka dalka Kenya iney muujiyaan deganaasho iyo dulqaad, maalin kadib markii la shaaciyay natiijada doorashada inuu ku guuleystay William Ruto oo noqonaya madaxweynaha shanaad ee dalkaasi Kenya, iyadoona natiijadaasi uu qaadacay Raila Odinga oo ahaa musharaxa tartanka adag la galay William Ruto. Afhayeenka Wasaaradda arrimaha Dibadda dalka Mareykanka Ned Price [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-kahalya-muranka-kataagan-natiijada-doorashada-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-17T08:27:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/download.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"970\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"647\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-kahalya-muranka-kataagan-natiijada-doorashada-kenya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-kahalya-muranka-kataagan-natiijada-doorashada-kenya\/\",\"name\":\"Mareykanka oo kahalya muranka kataagan natiijada doorashada Kenya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-kahalya-muranka-kataagan-natiijada-doorashada-kenya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-kahalya-muranka-kataagan-natiijada-doorashada-kenya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/download.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-08-17T08:27:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-kahalya-muranka-kataagan-natiijada-doorashada-kenya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-kahalya-muranka-kataagan-natiijada-doorashada-kenya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-kahalya-muranka-kataagan-natiijada-doorashada-kenya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/download.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/download.jpeg\",\"width\":970,\"height\":647},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-kahalya-muranka-kataagan-natiijada-doorashada-kenya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mareykanka oo kahalya muranka kataagan natiijada doorashada Kenya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mareykanka oo kahalya muranka kataagan natiijada doorashada Kenya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-kahalya-muranka-kataagan-natiijada-doorashada-kenya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mareykanka oo kahalya muranka kataagan natiijada doorashada Kenya - Wardoon","og_description":"Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday shacabka dalka Kenya iney muujiyaan deganaasho iyo dulqaad, maalin kadib markii la shaaciyay natiijada doorashada inuu ku guuleystay William Ruto oo noqonaya madaxweynaha shanaad ee dalkaasi Kenya, iyadoona natiijadaasi uu qaadacay Raila Odinga oo ahaa musharaxa tartanka adag la galay William Ruto. Afhayeenka Wasaaradda arrimaha Dibadda dalka Mareykanka Ned Price [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-kahalya-muranka-kataagan-natiijada-doorashada-kenya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-17T08:27:43+00:00","og_image":[{"width":970,"height":647,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/download.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-kahalya-muranka-kataagan-natiijada-doorashada-kenya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-kahalya-muranka-kataagan-natiijada-doorashada-kenya\/","name":"Mareykanka oo kahalya muranka kataagan natiijada doorashada Kenya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-kahalya-muranka-kataagan-natiijada-doorashada-kenya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-kahalya-muranka-kataagan-natiijada-doorashada-kenya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/download.jpeg","datePublished":"2022-08-17T08:27:43+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-kahalya-muranka-kataagan-natiijada-doorashada-kenya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-kahalya-muranka-kataagan-natiijada-doorashada-kenya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-kahalya-muranka-kataagan-natiijada-doorashada-kenya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/download.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/download.jpeg","width":970,"height":647},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-kahalya-muranka-kataagan-natiijada-doorashada-kenya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mareykanka oo kahalya muranka kataagan natiijada doorashada Kenya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172323"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172323"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172323\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172325,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172323\/revisions\/172325"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172324"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172323"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172323"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172323"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}