{"id":172342,"date":"2022-08-17T21:58:58","date_gmt":"2022-08-17T18:58:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172342"},"modified":"2022-08-18T12:20:58","modified_gmt":"2022-08-18T09:20:58","slug":"daawo-prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-kahadlay-inuu-is-casilay-iyo-inkale","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-kahadlay-inuu-is-casilay-iyo-inkale\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo kahadlay inuu is casilay iyo inkale"},"content":{"rendered":"<p>Senator Cabdi Ismaaciil Samatar, ayaa beeniyay inuu iska casilay xubinimada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qoraal dhowaan lagu baahiyay baraha bulshada ayaa lagu sheegay is Prof. Cabdi Ismaaciil uu iska casilay xubninimada Aqalka Sare, sababo la xariira in Mukhtaar Roobow loo magacaabay Wasiir kamid ah Xukuumadda cusub ee Ra\u2019iisul Wasaare Xamze Cabdi.<\/p>\n<p>Prof. Samatar ayaa xusay in warkaas uu yahay waxba kama jiraan, uuna Aqalka Sare ugu biiray u adeegista bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Waxaa uu sheegay in uu taageersan yahay Wasiirka cusub ee Diinta iyo Awqaafta XFS Mukhtaar Roobow Cali Abu Maansuur, oo uu ku tilmaamay nin geesi ah oo ku dhac leh, isagoo intaas ku daray in uu kamid ahaa dadkii kasoo horjeeday xarigii ay u geysatay dawladdii Madaxweyne Farmaajo iyo dadkii lagu laayay Baydhabo, xilligii lasoo qabanayay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Senator Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa sheegay in dhowaanahan uu ku mashquulsanaa buug uu ka qoray Soomaaliya, kaas oo lagu magacaabo \u201cXEYNDAABEENTA SOOMAALIYEED\u201d, uuna soo bandhigayo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F836007224444017%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Senator Cabdi Ismaaciil Samatar, ayaa beeniyay inuu iska casilay xubinimada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Qoraal dhowaan lagu baahiyay baraha bulshada ayaa lagu sheegay is Prof. Cabdi Ismaaciil uu iska casilay xubninimada Aqalka Sare, sababo la xariira in Mukhtaar Roobow loo magacaabay Wasiir kamid ah Xukuumadda cusub ee Ra\u2019iisul Wasaare Xamze Cabdi. Prof. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172343,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172342","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo kahadlay inuu is casilay iyo inkale - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-kahadlay-inuu-is-casilay-iyo-inkale\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo kahadlay inuu is casilay iyo inkale - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Senator Cabdi Ismaaciil Samatar, ayaa beeniyay inuu iska casilay xubinimada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Qoraal dhowaan lagu baahiyay baraha bulshada ayaa lagu sheegay is Prof. Cabdi Ismaaciil uu iska casilay xubninimada Aqalka Sare, sababo la xariira in Mukhtaar Roobow loo magacaabay Wasiir kamid ah Xukuumadda cusub ee Ra\u2019iisul Wasaare Xamze Cabdi. Prof. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-kahadlay-inuu-is-casilay-iyo-inkale\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-17T18:58:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-08-18T09:20:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-17-at-19.57.28-1024x796.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"796\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-kahadlay-inuu-is-casilay-iyo-inkale\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-kahadlay-inuu-is-casilay-iyo-inkale\/\",\"name\":\"DAAWO:-Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo kahadlay inuu is casilay iyo inkale - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-kahadlay-inuu-is-casilay-iyo-inkale\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-kahadlay-inuu-is-casilay-iyo-inkale\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-17-at-19.57.28.png\",\"datePublished\":\"2022-08-17T18:58:58+00:00\",\"dateModified\":\"2022-08-18T09:20:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-kahadlay-inuu-is-casilay-iyo-inkale\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-kahadlay-inuu-is-casilay-iyo-inkale\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-kahadlay-inuu-is-casilay-iyo-inkale\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-17-at-19.57.28.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-17-at-19.57.28.png\",\"width\":1372,\"height\":1066},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-kahadlay-inuu-is-casilay-iyo-inkale\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo kahadlay inuu is casilay iyo inkale\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo kahadlay inuu is casilay iyo inkale - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-kahadlay-inuu-is-casilay-iyo-inkale\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo kahadlay inuu is casilay iyo inkale - Wardoon","og_description":"Senator Cabdi Ismaaciil Samatar, ayaa beeniyay inuu iska casilay xubinimada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Qoraal dhowaan lagu baahiyay baraha bulshada ayaa lagu sheegay is Prof. Cabdi Ismaaciil uu iska casilay xubninimada Aqalka Sare, sababo la xariira in Mukhtaar Roobow loo magacaabay Wasiir kamid ah Xukuumadda cusub ee Ra\u2019iisul Wasaare Xamze Cabdi. Prof. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-kahadlay-inuu-is-casilay-iyo-inkale\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-17T18:58:58+00:00","article_modified_time":"2022-08-18T09:20:58+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":796,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-17-at-19.57.28-1024x796.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-kahadlay-inuu-is-casilay-iyo-inkale\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-kahadlay-inuu-is-casilay-iyo-inkale\/","name":"DAAWO:-Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo kahadlay inuu is casilay iyo inkale - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-kahadlay-inuu-is-casilay-iyo-inkale\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-kahadlay-inuu-is-casilay-iyo-inkale\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-17-at-19.57.28.png","datePublished":"2022-08-17T18:58:58+00:00","dateModified":"2022-08-18T09:20:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-kahadlay-inuu-is-casilay-iyo-inkale\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-kahadlay-inuu-is-casilay-iyo-inkale\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-kahadlay-inuu-is-casilay-iyo-inkale\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-17-at-19.57.28.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-17-at-19.57.28.png","width":1372,"height":1066},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-kahadlay-inuu-is-casilay-iyo-inkale\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo kahadlay inuu is casilay iyo inkale"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172342"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172342"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172342\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172352,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172342\/revisions\/172352"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172343"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172342"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172342"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172342"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}