{"id":172365,"date":"2022-08-20T11:39:24","date_gmt":"2022-08-20T08:39:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172365"},"modified":"2022-08-20T11:39:51","modified_gmt":"2022-08-20T08:39:51","slug":"daawo-afar-caruur-ah-iyo-hooyadood-oo-ku-geeriyooday-hoobiyeyaal-xalay-lagu-sootuuray-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afar-caruur-ah-iyo-hooyadood-oo-ku-geeriyooday-hoobiyeyaal-xalay-lagu-sootuuray-muqdisho\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Afar caruur ah iyo Hooyadood oo ku geeriyooday Hoobiyeyaal Xalay Lagu sootuuray Muqdisho"},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172367\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965647760210243.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"366\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965647760210243.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965647760210243-300x166.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/div>\n<div align=\"justify\">Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro madaafiic ah oo Xalay lagu garaacay xaafado ku yaala agagaarka Iskuul Buluusiya ee degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo jugtooda laga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir.<\/div>\n<div align=\"justify\">Madaafiicda ayaa la sheegay iney ku dhaceen guryo dad shacab ah dagan yihiin oo ku dhaw Iskuul Buluusiya, kuwaas oo tiradoodu gaareysay ilaa shan madfac oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Afar caruur ah iyo Hooyadood ayaa la xaqiijiyay iney ku dhinteen mid ka mid ah hoobiyeyaasha lasoo tuuray oo ugu tagay gurigooda, iyadoo Aabaha qoyskaasina uu ku dhaawacmay madfaca sababay dhimashada afartiisa canug iyo Xaaskiisii.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale wararku intaasi ku darayaan in ilaa 6 ruux oo kale ay ku dhaawacmeen hoobiyeyaasha xalay ku dhacay Xaafadaha ku yaala agagaarka Iskuul buliisiya ee degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Hoobiyeyaashaan Xalay lagu garaacay qeybo ka mid ah degmada Xamar Jajab ayaa kusoo beegmaya xili weli uu socdo howlgalka lagu soo afjarayo weerar qaraxyo ku bilaawday oo uu xigay mid toos ahaa oo ay\u00a0 Al-Shabaab ku qaaday Hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho, kaasoo soo billowday fiidkii hore ee xalay, waxaana ilaa subaxnimadaan laga dhex maqlaya gudaha Hoteelka rasaas goos goos ah.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Weerar Hoobiyo oo dhaawac &amp; dhimasho geestay Xamar\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/qNprsqIqx1Y\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro madaafiic ah oo Xalay lagu garaacay xaafado ku yaala agagaarka Iskuul Buluusiya ee degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo jugtooda laga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir. Madaafiicda ayaa la sheegay iney ku dhaceen guryo dad shacab ah dagan yihiin oo ku dhaw Iskuul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172367,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172365","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Afar caruur ah iyo Hooyadood oo ku geeriyooday Hoobiyeyaal Xalay Lagu sootuuray Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afar-caruur-ah-iyo-hooyadood-oo-ku-geeriyooday-hoobiyeyaal-xalay-lagu-sootuuray-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Afar caruur ah iyo Hooyadood oo ku geeriyooday Hoobiyeyaal Xalay Lagu sootuuray Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro madaafiic ah oo Xalay lagu garaacay xaafado ku yaala agagaarka Iskuul Buluusiya ee degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo jugtooda laga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir. Madaafiicda ayaa la sheegay iney ku dhaceen guryo dad shacab ah dagan yihiin oo ku dhaw Iskuul [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afar-caruur-ah-iyo-hooyadood-oo-ku-geeriyooday-hoobiyeyaal-xalay-lagu-sootuuray-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-20T08:39:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-08-20T08:39:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965647760210243.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afar-caruur-ah-iyo-hooyadood-oo-ku-geeriyooday-hoobiyeyaal-xalay-lagu-sootuuray-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afar-caruur-ah-iyo-hooyadood-oo-ku-geeriyooday-hoobiyeyaal-xalay-lagu-sootuuray-muqdisho\/\",\"name\":\"DAAWO:-Afar caruur ah iyo Hooyadood oo ku geeriyooday Hoobiyeyaal Xalay Lagu sootuuray Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afar-caruur-ah-iyo-hooyadood-oo-ku-geeriyooday-hoobiyeyaal-xalay-lagu-sootuuray-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afar-caruur-ah-iyo-hooyadood-oo-ku-geeriyooday-hoobiyeyaal-xalay-lagu-sootuuray-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965647760210243.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-08-20T08:39:24+00:00\",\"dateModified\":\"2022-08-20T08:39:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afar-caruur-ah-iyo-hooyadood-oo-ku-geeriyooday-hoobiyeyaal-xalay-lagu-sootuuray-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afar-caruur-ah-iyo-hooyadood-oo-ku-geeriyooday-hoobiyeyaal-xalay-lagu-sootuuray-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afar-caruur-ah-iyo-hooyadood-oo-ku-geeriyooday-hoobiyeyaal-xalay-lagu-sootuuray-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965647760210243.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965647760210243.jpeg\",\"width\":660,\"height\":366},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afar-caruur-ah-iyo-hooyadood-oo-ku-geeriyooday-hoobiyeyaal-xalay-lagu-sootuuray-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Afar caruur ah iyo Hooyadood oo ku geeriyooday Hoobiyeyaal Xalay Lagu sootuuray Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Afar caruur ah iyo Hooyadood oo ku geeriyooday Hoobiyeyaal Xalay Lagu sootuuray Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afar-caruur-ah-iyo-hooyadood-oo-ku-geeriyooday-hoobiyeyaal-xalay-lagu-sootuuray-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Afar caruur ah iyo Hooyadood oo ku geeriyooday Hoobiyeyaal Xalay Lagu sootuuray Muqdisho - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro madaafiic ah oo Xalay lagu garaacay xaafado ku yaala agagaarka Iskuul Buluusiya ee degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo jugtooda laga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir. Madaafiicda ayaa la sheegay iney ku dhaceen guryo dad shacab ah dagan yihiin oo ku dhaw Iskuul [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afar-caruur-ah-iyo-hooyadood-oo-ku-geeriyooday-hoobiyeyaal-xalay-lagu-sootuuray-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-20T08:39:24+00:00","article_modified_time":"2022-08-20T08:39:51+00:00","og_image":[{"width":660,"height":366,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965647760210243.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afar-caruur-ah-iyo-hooyadood-oo-ku-geeriyooday-hoobiyeyaal-xalay-lagu-sootuuray-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afar-caruur-ah-iyo-hooyadood-oo-ku-geeriyooday-hoobiyeyaal-xalay-lagu-sootuuray-muqdisho\/","name":"DAAWO:-Afar caruur ah iyo Hooyadood oo ku geeriyooday Hoobiyeyaal Xalay Lagu sootuuray Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afar-caruur-ah-iyo-hooyadood-oo-ku-geeriyooday-hoobiyeyaal-xalay-lagu-sootuuray-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afar-caruur-ah-iyo-hooyadood-oo-ku-geeriyooday-hoobiyeyaal-xalay-lagu-sootuuray-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965647760210243.jpeg","datePublished":"2022-08-20T08:39:24+00:00","dateModified":"2022-08-20T08:39:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afar-caruur-ah-iyo-hooyadood-oo-ku-geeriyooday-hoobiyeyaal-xalay-lagu-sootuuray-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afar-caruur-ah-iyo-hooyadood-oo-ku-geeriyooday-hoobiyeyaal-xalay-lagu-sootuuray-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afar-caruur-ah-iyo-hooyadood-oo-ku-geeriyooday-hoobiyeyaal-xalay-lagu-sootuuray-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965647760210243.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965647760210243.jpeg","width":660,"height":366},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afar-caruur-ah-iyo-hooyadood-oo-ku-geeriyooday-hoobiyeyaal-xalay-lagu-sootuuray-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Afar caruur ah iyo Hooyadood oo ku geeriyooday Hoobiyeyaal Xalay Lagu sootuuray Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172365"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172365"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172365\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172368,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172365\/revisions\/172368"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172367"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172365"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172365"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172365"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}