{"id":172372,"date":"2022-08-20T12:06:02","date_gmt":"2022-08-20T09:06:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172372"},"modified":"2022-08-20T12:06:02","modified_gmt":"2022-08-20T09:06:02","slug":"akhriso-magacyada-qaar-kamid-ah-dadkii-ku-dhintay-weerarkii-hotelka-xayaat","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-qaar-kamid-ah-dadkii-ku-dhintay-weerarkii-hotelka-xayaat\/","title":{"rendered":"Akhriso Magacyada qaar kamid ah dadkii ku dhintay Weerarkii Hotelka Xayaat"},"content":{"rendered":"<p>Weerar ku bilowday qaraxyo ismiidaamin ah ayna xigeen weeraro toos ah oo gudaha hotelka ku galeen dagaalyahano katirsan Al Shabaab, ayaa dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>In ka badan 10-qof ayaa lasoo tabinayaa in ay ku dhinteen weerarka lagu qaaday hotelka Xayaat, waxaana suurto gal ah in khasaaraha inta hadda la ogyahay kasii bataan maadaama wali weerarka aan si rasmi ah loo soo afjarin.<\/p>\n<p>Dadka ilaa hadda la ogaaday in ay ku dhinteen weerarka lagu qaaday hotelka Xayaat ayaa u badan dad shacab ah oo isugu jiray ganacsato, aqoonyahano, qurbojoog iyo dad kale oo hoteelka u tagay nasiino.<\/p>\n<p>Magacyada dadka dhintay ee la xaqiijiyay waxaa kamid ah<\/p>\n<div class=\"code-block code-block-4 ai-viewport-1\">\n<div class=\"adsbyvli\" data-ad-slot=\"vi_31958917\" data-id=\"vi_31958917_3\">\n<div id=\"google_ads_iframe_\/22497485278\/3195_Allbanaadir.org\/3195_Allbanaadir.org_1_8__container__\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>1-Ganacsade Cabdiraxmaan Xasan Iimaan (Jilibey)<\/p>\n<p>2-Sheekh Maxamed Baabili<\/p>\n<p>3-Yuusuf Mahad Barrow<\/p>\n<p>4-Ibraahim Raage Maxamed<\/p>\n<p>5-Nasro Shiino<\/p>\n<p>6-Cabdi Haadi Maxamed Sheekh<\/p>\n<p>7-Xasan Maxamed Yalaxow<\/p>\n<p>Weerarka lagu qaaday hotelka Xayaat ayaa sidoo kale lasoo sheegayaa in dad kale aan wali la aqoonsan magacyadooda ku jiraan kuwa dhintay, waxaana isbitaalada lagu daweenayaa dad badan oo dhaawacyo kala duwan weerarka kasoo gaaray.<\/p>\n<p>Ciidamada dowladda ayaana wali isku dayaya in si buuxda usoo afjaraan weerarka Al Shabaab ku galeen hotelka Xayaat, mana jiro ilaa hadda war rasmi ah oo laamaha amniga kasoo saareen weerarkan iyo khasaaraha ka dhashay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weerar ku bilowday qaraxyo ismiidaamin ah ayna xigeen weeraro toos ah oo gudaha hotelka ku galeen dagaalyahano katirsan Al Shabaab, ayaa dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. In ka badan 10-qof ayaa lasoo tabinayaa in ay ku dhinteen weerarka lagu qaaday hotelka Xayaat, waxaana suurto gal ah in khasaaraha inta hadda la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172370,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172372","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso Magacyada qaar kamid ah dadkii ku dhintay Weerarkii Hotelka Xayaat - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-qaar-kamid-ah-dadkii-ku-dhintay-weerarkii-hotelka-xayaat\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso Magacyada qaar kamid ah dadkii ku dhintay Weerarkii Hotelka Xayaat - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Weerar ku bilowday qaraxyo ismiidaamin ah ayna xigeen weeraro toos ah oo gudaha hotelka ku galeen dagaalyahano katirsan Al Shabaab, ayaa dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. In ka badan 10-qof ayaa lasoo tabinayaa in ay ku dhinteen weerarka lagu qaaday hotelka Xayaat, waxaana suurto gal ah in khasaaraha inta hadda la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-qaar-kamid-ah-dadkii-ku-dhintay-weerarkii-hotelka-xayaat\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-20T09:06:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965572520350416.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"407\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-qaar-kamid-ah-dadkii-ku-dhintay-weerarkii-hotelka-xayaat\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-qaar-kamid-ah-dadkii-ku-dhintay-weerarkii-hotelka-xayaat\/\",\"name\":\"Akhriso Magacyada qaar kamid ah dadkii ku dhintay Weerarkii Hotelka Xayaat - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-qaar-kamid-ah-dadkii-ku-dhintay-weerarkii-hotelka-xayaat\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-qaar-kamid-ah-dadkii-ku-dhintay-weerarkii-hotelka-xayaat\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965572520350416.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-08-20T09:06:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-qaar-kamid-ah-dadkii-ku-dhintay-weerarkii-hotelka-xayaat\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-qaar-kamid-ah-dadkii-ku-dhintay-weerarkii-hotelka-xayaat\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-qaar-kamid-ah-dadkii-ku-dhintay-weerarkii-hotelka-xayaat\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965572520350416.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965572520350416.jpeg\",\"width\":660,\"height\":407},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-qaar-kamid-ah-dadkii-ku-dhintay-weerarkii-hotelka-xayaat\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso Magacyada qaar kamid ah dadkii ku dhintay Weerarkii Hotelka Xayaat\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso Magacyada qaar kamid ah dadkii ku dhintay Weerarkii Hotelka Xayaat - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-qaar-kamid-ah-dadkii-ku-dhintay-weerarkii-hotelka-xayaat\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso Magacyada qaar kamid ah dadkii ku dhintay Weerarkii Hotelka Xayaat - Wardoon","og_description":"Weerar ku bilowday qaraxyo ismiidaamin ah ayna xigeen weeraro toos ah oo gudaha hotelka ku galeen dagaalyahano katirsan Al Shabaab, ayaa dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. In ka badan 10-qof ayaa lasoo tabinayaa in ay ku dhinteen weerarka lagu qaaday hotelka Xayaat, waxaana suurto gal ah in khasaaraha inta hadda la [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-qaar-kamid-ah-dadkii-ku-dhintay-weerarkii-hotelka-xayaat\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-20T09:06:02+00:00","og_image":[{"width":660,"height":407,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965572520350416.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-qaar-kamid-ah-dadkii-ku-dhintay-weerarkii-hotelka-xayaat\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-qaar-kamid-ah-dadkii-ku-dhintay-weerarkii-hotelka-xayaat\/","name":"Akhriso Magacyada qaar kamid ah dadkii ku dhintay Weerarkii Hotelka Xayaat - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-qaar-kamid-ah-dadkii-ku-dhintay-weerarkii-hotelka-xayaat\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-qaar-kamid-ah-dadkii-ku-dhintay-weerarkii-hotelka-xayaat\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965572520350416.jpeg","datePublished":"2022-08-20T09:06:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-qaar-kamid-ah-dadkii-ku-dhintay-weerarkii-hotelka-xayaat\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-qaar-kamid-ah-dadkii-ku-dhintay-weerarkii-hotelka-xayaat\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-qaar-kamid-ah-dadkii-ku-dhintay-weerarkii-hotelka-xayaat\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965572520350416.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965572520350416.jpeg","width":660,"height":407},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-qaar-kamid-ah-dadkii-ku-dhintay-weerarkii-hotelka-xayaat\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso Magacyada qaar kamid ah dadkii ku dhintay Weerarkii Hotelka Xayaat"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172372"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172372"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172372\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172373,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172372\/revisions\/172373"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172370"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172372"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172372"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172372"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}