{"id":172378,"date":"2022-08-20T16:00:53","date_gmt":"2022-08-20T13:00:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172378"},"modified":"2022-08-20T16:05:20","modified_gmt":"2022-08-20T13:05:20","slug":"tirada-dhimashada-oo-gaartay-18-qof-weerarkii-alshabaab-ku-qaadeen-hotel-xayaat","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-dhimashada-oo-gaartay-18-qof-weerarkii-alshabaab-ku-qaadeen-hotel-xayaat\/","title":{"rendered":"Tirada dhimashada oo gaartay 18 qof weerarkii  Alshabaab ku qaadeen hotel Xayaat"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172380\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965764932181212.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"425\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965764932181212.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965764932181212-300x193.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965764932181212-652x420.jpeg 652w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa weli ku guuleysan la\u2019 inay soo afjaraan weerarkii ay xubno ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Weerarka ayaa waxaa ka dhashay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac soo soo gaaray dadkii daganaa Hotelka iyo kuwa kale oo ku sugnaa meelo u dhow Hoteelka. Inta la xaqiijiyey waxaa weerarkaas ku geeriyooday illaa 18 qof halka uu dhaawac intaas ka badan yahay.<\/p>\n<p>Agaasimaha Isbitaalka Madiina ayaa warbaahinta u sheegay in Isbitaalka lasoo gaarsiiyey illaa 40 qof oo dhaawac ah, waxaana sidoo kale jiro dhaawacyo kale oo la geeyey Isbitaalada kale ee ku yaalo magaalada.<\/p>\n<p>Dagaalyahano lagu qiyaasay illaa 4 ayaa weli la rumeysan yahay inay ku jiraan gudaha Hotelka, waxaana burburay qeybo badan oo kamid ah Hotelka kadib markii ciidamada dowladda ay ku garaaceen hubka culus.<\/p>\n<p>Hotelka ayaa waxaa laga soo badbaadiyey dad aad u badan oo ay ku jiraan carruur iyo haween, waxaana suuragal ah inay weli jiraan dad kale oo ku go\u2019doonsan Hotelka.<\/p>\n<p>Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay inay weli gacanta ku heyso Hotelka isla markaasna ay iska caabisay dhowr jeer oo ay ciidamada dowladda isku dayeen inay Hotelka la wareegaan.<\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Waa wareerkii ugu horreeyey ee Al-Shabaab ay ku gasho hotel ku yaalla Muqdisho tan iyo markii madaxweyne Xasan Sheekh dib loo doortay 15-kii May 2022.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Xasan Sheekh ayaa ahmiyaddiisa koowaad ka dhigtay in laga adkaado kooxda Al-Shabaab, hase yeeshee dowladda weli ma qaadin wax tallaabo ah oo ka dhan ah kooxdan, mana soo bandhigin qorshaha dagaal ee ay ku wajaheyso.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa weli ku guuleysan la\u2019 inay soo afjaraan weerarkii ay xubno ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho. Weerarka ayaa waxaa ka dhashay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac soo soo gaaray dadkii daganaa Hotelka iyo kuwa kale oo ku sugnaa meelo u dhow Hoteelka. Inta la xaqiijiyey waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172380,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172378","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Tirada dhimashada oo gaartay 18 qof weerarkii Alshabaab ku qaadeen hotel Xayaat - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-dhimashada-oo-gaartay-18-qof-weerarkii-alshabaab-ku-qaadeen-hotel-xayaat\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Tirada dhimashada oo gaartay 18 qof weerarkii Alshabaab ku qaadeen hotel Xayaat - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa weli ku guuleysan la\u2019 inay soo afjaraan weerarkii ay xubno ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho. Weerarka ayaa waxaa ka dhashay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac soo soo gaaray dadkii daganaa Hotelka iyo kuwa kale oo ku sugnaa meelo u dhow Hoteelka. Inta la xaqiijiyey waxaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-dhimashada-oo-gaartay-18-qof-weerarkii-alshabaab-ku-qaadeen-hotel-xayaat\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-20T13:00:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-08-20T13:05:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965764932181212.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"425\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-dhimashada-oo-gaartay-18-qof-weerarkii-alshabaab-ku-qaadeen-hotel-xayaat\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-dhimashada-oo-gaartay-18-qof-weerarkii-alshabaab-ku-qaadeen-hotel-xayaat\/\",\"name\":\"Tirada dhimashada oo gaartay 18 qof weerarkii Alshabaab ku qaadeen hotel Xayaat - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-dhimashada-oo-gaartay-18-qof-weerarkii-alshabaab-ku-qaadeen-hotel-xayaat\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-dhimashada-oo-gaartay-18-qof-weerarkii-alshabaab-ku-qaadeen-hotel-xayaat\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965764932181212.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-08-20T13:00:53+00:00\",\"dateModified\":\"2022-08-20T13:05:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-dhimashada-oo-gaartay-18-qof-weerarkii-alshabaab-ku-qaadeen-hotel-xayaat\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-dhimashada-oo-gaartay-18-qof-weerarkii-alshabaab-ku-qaadeen-hotel-xayaat\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-dhimashada-oo-gaartay-18-qof-weerarkii-alshabaab-ku-qaadeen-hotel-xayaat\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965764932181212.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965764932181212.jpeg\",\"width\":660,\"height\":425},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-dhimashada-oo-gaartay-18-qof-weerarkii-alshabaab-ku-qaadeen-hotel-xayaat\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Tirada dhimashada oo gaartay 18 qof weerarkii Alshabaab ku qaadeen hotel Xayaat\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Tirada dhimashada oo gaartay 18 qof weerarkii Alshabaab ku qaadeen hotel Xayaat - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-dhimashada-oo-gaartay-18-qof-weerarkii-alshabaab-ku-qaadeen-hotel-xayaat\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Tirada dhimashada oo gaartay 18 qof weerarkii Alshabaab ku qaadeen hotel Xayaat - Wardoon","og_description":"Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa weli ku guuleysan la\u2019 inay soo afjaraan weerarkii ay xubno ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho. Weerarka ayaa waxaa ka dhashay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac soo soo gaaray dadkii daganaa Hotelka iyo kuwa kale oo ku sugnaa meelo u dhow Hoteelka. Inta la xaqiijiyey waxaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-dhimashada-oo-gaartay-18-qof-weerarkii-alshabaab-ku-qaadeen-hotel-xayaat\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-20T13:00:53+00:00","article_modified_time":"2022-08-20T13:05:20+00:00","og_image":[{"width":660,"height":425,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965764932181212.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-dhimashada-oo-gaartay-18-qof-weerarkii-alshabaab-ku-qaadeen-hotel-xayaat\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-dhimashada-oo-gaartay-18-qof-weerarkii-alshabaab-ku-qaadeen-hotel-xayaat\/","name":"Tirada dhimashada oo gaartay 18 qof weerarkii Alshabaab ku qaadeen hotel Xayaat - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-dhimashada-oo-gaartay-18-qof-weerarkii-alshabaab-ku-qaadeen-hotel-xayaat\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-dhimashada-oo-gaartay-18-qof-weerarkii-alshabaab-ku-qaadeen-hotel-xayaat\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965764932181212.jpeg","datePublished":"2022-08-20T13:00:53+00:00","dateModified":"2022-08-20T13:05:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-dhimashada-oo-gaartay-18-qof-weerarkii-alshabaab-ku-qaadeen-hotel-xayaat\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-dhimashada-oo-gaartay-18-qof-weerarkii-alshabaab-ku-qaadeen-hotel-xayaat\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-dhimashada-oo-gaartay-18-qof-weerarkii-alshabaab-ku-qaadeen-hotel-xayaat\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965764932181212.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022820637965764932181212.jpeg","width":660,"height":425},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tirada-dhimashada-oo-gaartay-18-qof-weerarkii-alshabaab-ku-qaadeen-hotel-xayaat\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Tirada dhimashada oo gaartay 18 qof weerarkii Alshabaab ku qaadeen hotel Xayaat"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172378"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172378"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172378\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172382,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172378\/revisions\/172382"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172380"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172378"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172378"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172378"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}