{"id":172442,"date":"2022-08-23T11:32:45","date_gmt":"2022-08-23T08:32:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172442"},"modified":"2022-08-23T11:32:45","modified_gmt":"2022-08-23T08:32:45","slug":"dhagayso-mulkiilaha-hotel-xayaat-oo-beeniyay-in-hotelkooda-lagusii-diyaariyay-qaraxyada-lagu-weeraray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mulkiilaha-hotel-xayaat-oo-beeniyay-in-hotelkooda-lagusii-diyaariyay-qaraxyada-lagu-weeraray\/","title":{"rendered":"Dhagayso:-Mulkiilaha hotel Xayaat oo beeniyay in hotelkooda lagusii diyaariyay Qaraxyada lagu weeraray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172443\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022823637968209198629381.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"361\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022823637968209198629381.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022823637968209198629381-300x164.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Maamulka hotel Xayaat ee magaalada Muqdisho ayaa beeniyay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in hotel lagusii diyaariyay Qaraxyo iyo dagaalamayaal katirsan Alshabaab.<\/p>\n<p>Cabdulqaadir Maxamuud Nuur Faatul oo kamid ah madaxda hotelka iyo mulkilayaasha ayaa wareysi uu siiyay VOA Soomaali, wuxuu ku sheegay in cid kasta oo hotelka dagta oo aan la garanayn lagu xiro aqoonsi iyo damiin.<\/p>\n<p>\u201cMa jirto cid hub ku kaydsatay ama degenayd hotelka. Waan maqlayay qaar dhahaayay Malabey ka ganacsanayeen. Aad baan ula soconaa, dhibaatada taaganay kamid tahay,\u201d ayuu yiri Faatul.<\/p>\n<p>Faatul wuxuu sheegay in hotelka uu gaaray burbur uusan kasoo kaban doonin illaa labo sano. Wuxuu ciidamada dowladda ku eedeeyay inay si saaid ah u waxyeeleeyeen hotelka, uuna gebi ahaantiis burburay.<\/p>\n<p>Mas\u2019uulkan ayaa sidoo kale beeniyay war Alshabaab kasoo baxay oo ahaa in hotelka xilliga la weeraray ay joogeen masuuliyiin dowladdeed. Wuxuu sheegay in dadka hotelka joogay ay ahaayeen dad shacab ah oo nasasho u yimid.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.voasomali.com\/embed\/player\/0\/6711549.html?type=audio\" width=\"100%\" height=\"144\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka hotel Xayaat ee magaalada Muqdisho ayaa beeniyay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in hotel lagusii diyaariyay Qaraxyo iyo dagaalamayaal katirsan Alshabaab. Cabdulqaadir Maxamuud Nuur Faatul oo kamid ah madaxda hotelka iyo mulkilayaasha ayaa wareysi uu siiyay VOA Soomaali, wuxuu ku sheegay in cid kasta oo hotelka dagta oo aan la garanayn lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172443,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172442","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhagayso:-Mulkiilaha hotel Xayaat oo beeniyay in hotelkooda lagusii diyaariyay Qaraxyada lagu weeraray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mulkiilaha-hotel-xayaat-oo-beeniyay-in-hotelkooda-lagusii-diyaariyay-qaraxyada-lagu-weeraray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhagayso:-Mulkiilaha hotel Xayaat oo beeniyay in hotelkooda lagusii diyaariyay Qaraxyada lagu weeraray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka hotel Xayaat ee magaalada Muqdisho ayaa beeniyay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in hotel lagusii diyaariyay Qaraxyo iyo dagaalamayaal katirsan Alshabaab. Cabdulqaadir Maxamuud Nuur Faatul oo kamid ah madaxda hotelka iyo mulkilayaasha ayaa wareysi uu siiyay VOA Soomaali, wuxuu ku sheegay in cid kasta oo hotelka dagta oo aan la garanayn lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mulkiilaha-hotel-xayaat-oo-beeniyay-in-hotelkooda-lagusii-diyaariyay-qaraxyada-lagu-weeraray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-23T08:32:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022823637968209198629381.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"361\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mulkiilaha-hotel-xayaat-oo-beeniyay-in-hotelkooda-lagusii-diyaariyay-qaraxyada-lagu-weeraray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mulkiilaha-hotel-xayaat-oo-beeniyay-in-hotelkooda-lagusii-diyaariyay-qaraxyada-lagu-weeraray\/\",\"name\":\"Dhagayso:-Mulkiilaha hotel Xayaat oo beeniyay in hotelkooda lagusii diyaariyay Qaraxyada lagu weeraray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mulkiilaha-hotel-xayaat-oo-beeniyay-in-hotelkooda-lagusii-diyaariyay-qaraxyada-lagu-weeraray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mulkiilaha-hotel-xayaat-oo-beeniyay-in-hotelkooda-lagusii-diyaariyay-qaraxyada-lagu-weeraray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022823637968209198629381.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-08-23T08:32:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mulkiilaha-hotel-xayaat-oo-beeniyay-in-hotelkooda-lagusii-diyaariyay-qaraxyada-lagu-weeraray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mulkiilaha-hotel-xayaat-oo-beeniyay-in-hotelkooda-lagusii-diyaariyay-qaraxyada-lagu-weeraray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mulkiilaha-hotel-xayaat-oo-beeniyay-in-hotelkooda-lagusii-diyaariyay-qaraxyada-lagu-weeraray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022823637968209198629381.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022823637968209198629381.jpeg\",\"width\":660,\"height\":361},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mulkiilaha-hotel-xayaat-oo-beeniyay-in-hotelkooda-lagusii-diyaariyay-qaraxyada-lagu-weeraray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhagayso:-Mulkiilaha hotel Xayaat oo beeniyay in hotelkooda lagusii diyaariyay Qaraxyada lagu weeraray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhagayso:-Mulkiilaha hotel Xayaat oo beeniyay in hotelkooda lagusii diyaariyay Qaraxyada lagu weeraray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mulkiilaha-hotel-xayaat-oo-beeniyay-in-hotelkooda-lagusii-diyaariyay-qaraxyada-lagu-weeraray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhagayso:-Mulkiilaha hotel Xayaat oo beeniyay in hotelkooda lagusii diyaariyay Qaraxyada lagu weeraray - Wardoon","og_description":"Maamulka hotel Xayaat ee magaalada Muqdisho ayaa beeniyay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in hotel lagusii diyaariyay Qaraxyo iyo dagaalamayaal katirsan Alshabaab. Cabdulqaadir Maxamuud Nuur Faatul oo kamid ah madaxda hotelka iyo mulkilayaasha ayaa wareysi uu siiyay VOA Soomaali, wuxuu ku sheegay in cid kasta oo hotelka dagta oo aan la garanayn lagu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mulkiilaha-hotel-xayaat-oo-beeniyay-in-hotelkooda-lagusii-diyaariyay-qaraxyada-lagu-weeraray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-23T08:32:45+00:00","og_image":[{"width":660,"height":361,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022823637968209198629381.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mulkiilaha-hotel-xayaat-oo-beeniyay-in-hotelkooda-lagusii-diyaariyay-qaraxyada-lagu-weeraray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mulkiilaha-hotel-xayaat-oo-beeniyay-in-hotelkooda-lagusii-diyaariyay-qaraxyada-lagu-weeraray\/","name":"Dhagayso:-Mulkiilaha hotel Xayaat oo beeniyay in hotelkooda lagusii diyaariyay Qaraxyada lagu weeraray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mulkiilaha-hotel-xayaat-oo-beeniyay-in-hotelkooda-lagusii-diyaariyay-qaraxyada-lagu-weeraray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mulkiilaha-hotel-xayaat-oo-beeniyay-in-hotelkooda-lagusii-diyaariyay-qaraxyada-lagu-weeraray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022823637968209198629381.jpeg","datePublished":"2022-08-23T08:32:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mulkiilaha-hotel-xayaat-oo-beeniyay-in-hotelkooda-lagusii-diyaariyay-qaraxyada-lagu-weeraray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mulkiilaha-hotel-xayaat-oo-beeniyay-in-hotelkooda-lagusii-diyaariyay-qaraxyada-lagu-weeraray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mulkiilaha-hotel-xayaat-oo-beeniyay-in-hotelkooda-lagusii-diyaariyay-qaraxyada-lagu-weeraray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022823637968209198629381.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022823637968209198629381.jpeg","width":660,"height":361},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-mulkiilaha-hotel-xayaat-oo-beeniyay-in-hotelkooda-lagusii-diyaariyay-qaraxyada-lagu-weeraray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhagayso:-Mulkiilaha hotel Xayaat oo beeniyay in hotelkooda lagusii diyaariyay Qaraxyada lagu weeraray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172442"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172442"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172442\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172444,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172442\/revisions\/172444"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172443"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172442"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172442"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172442"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}