{"id":172611,"date":"2022-08-26T15:44:15","date_gmt":"2022-08-26T12:44:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172611"},"modified":"2022-08-26T15:44:15","modified_gmt":"2022-08-26T12:44:15","slug":"daawo-ganacsatada-somaliland-oo-tallooyin-kasoo-saaray-xalinta-khilaafka-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganacsatada-somaliland-oo-tallooyin-kasoo-saaray-xalinta-khilaafka-doorashada\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Ganacsatada Somaliland oo tallooyin kasoo saaray xalinta Khilaafka Doorashada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172612\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Ganacsatada-Somaliland.webp\" alt=\"\" width=\"778\" height=\"518\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Ganacsatada-Somaliland.webp 778w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Ganacsatada-Somaliland-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Ganacsatada-Somaliland-768x511.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Ganacsatada-Somaliland-696x463.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Ganacsatada-Somaliland-631x420.webp 631w\" sizes=\"(max-width: 778px) 100vw, 778px\" \/><\/p>\n<p>Guddiga Ganacsatada Somaliland ee waanwaanta ka dhex waday Madaxweynaha Somaliland iyo xisbiyada Mucaaradka ayaa soo saaray tallooyin ay sheegeen in xal loogu heli karo khilaafka ka taagan Doorashada maamulkaasi.<\/p>\n<p>Xubnahan oo ay ka mid yihiin Ganacsatada waaweyn ee kasoo jeeda Somaliland ayaa ku taliyey in isku mar la qabto doorasgada Madaxweynaha iyo tan xisbiyada Somaliland, waxaana bayaanka ay soo saareen uu u qornaa sida soo socota:<\/p>\n<p>Ku: Shirguddoonka Golaha Guurtida;<\/p>\n<p>Ku: Shirguddoonka Golaha Wakiillada;<\/p>\n<p>Hargeysa, Somaliland<\/p>\n<p>Talo soojeedin ku saabsan doorashooyinka<\/p>\n<p>Anaga oo ah ganacsato isku xilqaamay sidii xal loogu heli lahaa muranka ka taagan doorashooyinka soo socda, waxannu la tashanay khubaro sharciyaqaanno ah shirar aannu yeelanay ka dib. Waxa noo soo baxday in arrinta la isku hayaa tahay mid sharci.<\/p>\n<p>Haddaba annaga oo ka duuleyna muhiimadda ay leedahay in golayaasha sharciga loo noqdo marka muran noocan oo kale ahi yimaaddo, waxaannu garannay in aannu talooyinkan u jeedinno golayaasha sharci dejinta.<\/p>\n<p>1. In la dadejiyo oo sida ugu dhakhsaha badan loo dhamaystiro ansixinta xubnaha ka dhiman Komishanka Doorashooyinka Qaranka.<\/p>\n<p>2. In la isku sidko oo mar la wada qabto labada doorasho ee madaxtooyada iyo ururada\/xisbiyada.<\/p>\n<p>Sababaha aannu ugu talinay in labada doorasho la isku sidko waa:<\/p>\n<p>\u2022 Duruufaha dhaqaale ee maanta dalkeenna ka jira sida abaaraha iyo sicir-bararka oo aan innoo suura gelineyn in la qabto laba doorasho oo muddo koobani u dhexayso oo ay ku baxayso labanlaab lacagtii ku bixi lahayd doorasho isku sidkan.<\/p>\n<p>\u2022 Waxa sannadkii hore innoo qabsoomay laba doorasho oo isku sidkan oo noqday tusaale wanaagsan oo daariiq cusub innoo jeexay. Hadaba halkii saddex ama afar jeer doorashooyin la qaban lahaa shantii sannood ee kastaba, labada doorasho oo mar la wada qabtaa waxay innoo suura gelineysaa in laba jeer oo keliya doorashooyin la qabto 5-tii sannadoodba. Dalku ma awoodi karo in dhowr iyo tobankii biloodba mar doorashooyin la qabto.<\/p>\n<p>Go\u2019aankii maxkamadda sare iyo kaabista xeerarka ee golayaasha sharci dejintu waxay kor u qaadeysaa sarreynta sharciga iyo in la xoojiyo oo kalsooni la siiyo hay\u2019adaha sharciga ee dalka, waxaaynay xal u noqonaysaa muranka imika taagan.<\/p>\n<p>Waxannu ugu baaqeynaa xukuummadda, xisbiyada mucaaridka, ururrada siyaasadda iyo dhammaanba dadka reer Somaliland in ay golayaasha sharci dajein ku taageeraan sidii ay arrintan xal waara oo sharciga waafaqsan uga soo saari lahaayeen.<\/p>\n<p>Allaa Mahad Leh<\/p>\n<p>Xaaji Aadan Axmed Diiriye<\/p>\n<p>Cabdirashiid Maxamed Siciid<\/p>\n<p>Cabdikariim Maxamed Iid<\/p>\n<p>Ismaaciil Ibrahim Axmed<\/p>\n<p>Maxamed Shukri Jaamac<\/p>\n<p>Cabdillaahi Carab Ismaaciil<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fmmsomalitv%2Fvideos%2F597493111912355%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Ganacsatada Somaliland ee waanwaanta ka dhex waday Madaxweynaha Somaliland iyo xisbiyada Mucaaradka ayaa soo saaray tallooyin ay sheegeen in xal loogu heli karo khilaafka ka taagan Doorashada maamulkaasi. Xubnahan oo ay ka mid yihiin Ganacsatada waaweyn ee kasoo jeeda Somaliland ayaa ku taliyey in isku mar la qabto doorasgada Madaxweynaha iyo tan xisbiyada Somaliland, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172612,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172611","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Ganacsatada Somaliland oo tallooyin kasoo saaray xalinta Khilaafka Doorashada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganacsatada-somaliland-oo-tallooyin-kasoo-saaray-xalinta-khilaafka-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Ganacsatada Somaliland oo tallooyin kasoo saaray xalinta Khilaafka Doorashada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga Ganacsatada Somaliland ee waanwaanta ka dhex waday Madaxweynaha Somaliland iyo xisbiyada Mucaaradka ayaa soo saaray tallooyin ay sheegeen in xal loogu heli karo khilaafka ka taagan Doorashada maamulkaasi. Xubnahan oo ay ka mid yihiin Ganacsatada waaweyn ee kasoo jeeda Somaliland ayaa ku taliyey in isku mar la qabto doorasgada Madaxweynaha iyo tan xisbiyada Somaliland, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganacsatada-somaliland-oo-tallooyin-kasoo-saaray-xalinta-khilaafka-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-26T12:44:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Ganacsatada-Somaliland.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"778\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"518\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganacsatada-somaliland-oo-tallooyin-kasoo-saaray-xalinta-khilaafka-doorashada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganacsatada-somaliland-oo-tallooyin-kasoo-saaray-xalinta-khilaafka-doorashada\/\",\"name\":\"DAAWO:-Ganacsatada Somaliland oo tallooyin kasoo saaray xalinta Khilaafka Doorashada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganacsatada-somaliland-oo-tallooyin-kasoo-saaray-xalinta-khilaafka-doorashada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganacsatada-somaliland-oo-tallooyin-kasoo-saaray-xalinta-khilaafka-doorashada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Ganacsatada-Somaliland.webp\",\"datePublished\":\"2022-08-26T12:44:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganacsatada-somaliland-oo-tallooyin-kasoo-saaray-xalinta-khilaafka-doorashada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganacsatada-somaliland-oo-tallooyin-kasoo-saaray-xalinta-khilaafka-doorashada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganacsatada-somaliland-oo-tallooyin-kasoo-saaray-xalinta-khilaafka-doorashada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Ganacsatada-Somaliland.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Ganacsatada-Somaliland.webp\",\"width\":778,\"height\":518},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganacsatada-somaliland-oo-tallooyin-kasoo-saaray-xalinta-khilaafka-doorashada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Ganacsatada Somaliland oo tallooyin kasoo saaray xalinta Khilaafka Doorashada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Ganacsatada Somaliland oo tallooyin kasoo saaray xalinta Khilaafka Doorashada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganacsatada-somaliland-oo-tallooyin-kasoo-saaray-xalinta-khilaafka-doorashada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Ganacsatada Somaliland oo tallooyin kasoo saaray xalinta Khilaafka Doorashada - Wardoon","og_description":"Guddiga Ganacsatada Somaliland ee waanwaanta ka dhex waday Madaxweynaha Somaliland iyo xisbiyada Mucaaradka ayaa soo saaray tallooyin ay sheegeen in xal loogu heli karo khilaafka ka taagan Doorashada maamulkaasi. Xubnahan oo ay ka mid yihiin Ganacsatada waaweyn ee kasoo jeeda Somaliland ayaa ku taliyey in isku mar la qabto doorasgada Madaxweynaha iyo tan xisbiyada Somaliland, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganacsatada-somaliland-oo-tallooyin-kasoo-saaray-xalinta-khilaafka-doorashada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-26T12:44:15+00:00","og_image":[{"width":778,"height":518,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Ganacsatada-Somaliland.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganacsatada-somaliland-oo-tallooyin-kasoo-saaray-xalinta-khilaafka-doorashada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganacsatada-somaliland-oo-tallooyin-kasoo-saaray-xalinta-khilaafka-doorashada\/","name":"DAAWO:-Ganacsatada Somaliland oo tallooyin kasoo saaray xalinta Khilaafka Doorashada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganacsatada-somaliland-oo-tallooyin-kasoo-saaray-xalinta-khilaafka-doorashada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganacsatada-somaliland-oo-tallooyin-kasoo-saaray-xalinta-khilaafka-doorashada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Ganacsatada-Somaliland.webp","datePublished":"2022-08-26T12:44:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganacsatada-somaliland-oo-tallooyin-kasoo-saaray-xalinta-khilaafka-doorashada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganacsatada-somaliland-oo-tallooyin-kasoo-saaray-xalinta-khilaafka-doorashada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganacsatada-somaliland-oo-tallooyin-kasoo-saaray-xalinta-khilaafka-doorashada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Ganacsatada-Somaliland.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Ganacsatada-Somaliland.webp","width":778,"height":518},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganacsatada-somaliland-oo-tallooyin-kasoo-saaray-xalinta-khilaafka-doorashada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Ganacsatada Somaliland oo tallooyin kasoo saaray xalinta Khilaafka Doorashada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172611"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172611"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172611\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172613,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172611\/revisions\/172613"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172612"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172611"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172611"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172611"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}