{"id":172715,"date":"2022-08-30T19:50:10","date_gmt":"2022-08-30T16:50:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172715"},"modified":"2022-08-30T19:50:10","modified_gmt":"2022-08-30T16:50:10","slug":"wasaaraddaha-maaliyadda-dowlad-goboleedyada-oo-xirirka-u-jaray-wasaaradda-maaliyadda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaraddaha-maaliyadda-dowlad-goboleedyada-oo-xirirka-u-jaray-wasaaradda-maaliyadda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasaaraddaha maaliyadda dowlad goboleedyada oo xirirka u jaray wasaaradda maaliyadda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Maamul goboleedyada Soomaaliya ee kala ah Galmudug, Hirshabelle, Koonfur Galbeed, Jubbaland iyo Puntland ayaa si wadajir ah ugu dhawaaqay inay xiriirka u jareen wasaaradda maaliyadda dowladda federaalka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulan foggaan arag ah oo ay yeesheen Shanta wasiir Dowlad goboleed ayaa waxay ku sheegeen in aanay wax wada shaqeyn jiri doonin inta Wasaaradda Maaliyadda DFS ku soo laabaneyso xeyndaabka sharci iyo fulinta heshiisyadii ay horay galeen.<\/p>\n<p>Maamul goboleedyada ayaa sheegay in wasaaradda maaliyadda ay jabisay heshiisyadii horey oo kala saxiiday ee kala ahaa:<\/p>\n<ol>\n<li>Heshiiskii Addis Ababa ee sanadkii 2019<\/li>\n<li>Heshiiskii Kismaayo ee September 2019<\/li>\n<li>Heshiiskii Kampala ee December 2019<\/li>\n<li>Heshiiskii Nairobi ee January 2020<\/li>\n<li>Heshiiskii Muqdisho ee August 2020.<\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>Halkaan hoose ka akhriso warqadda sida wadajir ah ay u saxiixeen shanta maamul goboleed.<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-172717\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022830637974569991684081.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"914\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022830637974569991684081.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022830637974569991684081-217x300.jpeg 217w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022830637974569991684081-303x420.jpeg 303w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172716\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022830637974570367457228.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"945\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022830637974570367457228.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022830637974570367457228-210x300.jpeg 210w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022830637974570367457228-293x420.jpeg 293w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamul goboleedyada Soomaaliya ee kala ah Galmudug, Hirshabelle, Koonfur Galbeed, Jubbaland iyo Puntland ayaa si wadajir ah ugu dhawaaqay inay xiriirka u jareen wasaaradda maaliyadda dowladda federaalka ee Soomaaliya. Kulan foggaan arag ah oo ay yeesheen Shanta wasiir Dowlad goboleed ayaa waxay ku sheegeen in aanay wax wada shaqeyn jiri doonin inta Wasaaradda Maaliyadda DFS [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160496,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172715","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasaaraddaha maaliyadda dowlad goboleedyada oo xirirka u jaray wasaaradda maaliyadda Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaraddaha-maaliyadda-dowlad-goboleedyada-oo-xirirka-u-jaray-wasaaradda-maaliyadda-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasaaraddaha maaliyadda dowlad goboleedyada oo xirirka u jaray wasaaradda maaliyadda Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamul goboleedyada Soomaaliya ee kala ah Galmudug, Hirshabelle, Koonfur Galbeed, Jubbaland iyo Puntland ayaa si wadajir ah ugu dhawaaqay inay xiriirka u jareen wasaaradda maaliyadda dowladda federaalka ee Soomaaliya. Kulan foggaan arag ah oo ay yeesheen Shanta wasiir Dowlad goboleed ayaa waxay ku sheegeen in aanay wax wada shaqeyn jiri doonin inta Wasaaradda Maaliyadda DFS [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaraddaha-maaliyadda-dowlad-goboleedyada-oo-xirirka-u-jaray-wasaaradda-maaliyadda-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-30T16:50:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaraddaha-maaliyadda-dowlad-goboleedyada-oo-xirirka-u-jaray-wasaaradda-maaliyadda-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaraddaha-maaliyadda-dowlad-goboleedyada-oo-xirirka-u-jaray-wasaaradda-maaliyadda-soomaaliya\/\",\"name\":\"Wasaaraddaha maaliyadda dowlad goboleedyada oo xirirka u jaray wasaaradda maaliyadda Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaraddaha-maaliyadda-dowlad-goboleedyada-oo-xirirka-u-jaray-wasaaradda-maaliyadda-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaraddaha-maaliyadda-dowlad-goboleedyada-oo-xirirka-u-jaray-wasaaradda-maaliyadda-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\",\"datePublished\":\"2022-08-30T16:50:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaraddaha-maaliyadda-dowlad-goboleedyada-oo-xirirka-u-jaray-wasaaradda-maaliyadda-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaraddaha-maaliyadda-dowlad-goboleedyada-oo-xirirka-u-jaray-wasaaradda-maaliyadda-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaraddaha-maaliyadda-dowlad-goboleedyada-oo-xirirka-u-jaray-wasaaradda-maaliyadda-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\",\"width\":1000,\"height\":780},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaraddaha-maaliyadda-dowlad-goboleedyada-oo-xirirka-u-jaray-wasaaradda-maaliyadda-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasaaraddaha maaliyadda dowlad goboleedyada oo xirirka u jaray wasaaradda maaliyadda Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasaaraddaha maaliyadda dowlad goboleedyada oo xirirka u jaray wasaaradda maaliyadda Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaraddaha-maaliyadda-dowlad-goboleedyada-oo-xirirka-u-jaray-wasaaradda-maaliyadda-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasaaraddaha maaliyadda dowlad goboleedyada oo xirirka u jaray wasaaradda maaliyadda Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Maamul goboleedyada Soomaaliya ee kala ah Galmudug, Hirshabelle, Koonfur Galbeed, Jubbaland iyo Puntland ayaa si wadajir ah ugu dhawaaqay inay xiriirka u jareen wasaaradda maaliyadda dowladda federaalka ee Soomaaliya. Kulan foggaan arag ah oo ay yeesheen Shanta wasiir Dowlad goboleed ayaa waxay ku sheegeen in aanay wax wada shaqeyn jiri doonin inta Wasaaradda Maaliyadda DFS [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaraddaha-maaliyadda-dowlad-goboleedyada-oo-xirirka-u-jaray-wasaaradda-maaliyadda-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-30T16:50:10+00:00","og_image":[{"width":1000,"height":780,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaraddaha-maaliyadda-dowlad-goboleedyada-oo-xirirka-u-jaray-wasaaradda-maaliyadda-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaraddaha-maaliyadda-dowlad-goboleedyada-oo-xirirka-u-jaray-wasaaradda-maaliyadda-soomaaliya\/","name":"Wasaaraddaha maaliyadda dowlad goboleedyada oo xirirka u jaray wasaaradda maaliyadda Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaraddaha-maaliyadda-dowlad-goboleedyada-oo-xirirka-u-jaray-wasaaradda-maaliyadda-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaraddaha-maaliyadda-dowlad-goboleedyada-oo-xirirka-u-jaray-wasaaradda-maaliyadda-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","datePublished":"2022-08-30T16:50:10+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaraddaha-maaliyadda-dowlad-goboleedyada-oo-xirirka-u-jaray-wasaaradda-maaliyadda-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaraddaha-maaliyadda-dowlad-goboleedyada-oo-xirirka-u-jaray-wasaaradda-maaliyadda-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaraddaha-maaliyadda-dowlad-goboleedyada-oo-xirirka-u-jaray-wasaaradda-maaliyadda-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","width":1000,"height":780},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaraddaha-maaliyadda-dowlad-goboleedyada-oo-xirirka-u-jaray-wasaaradda-maaliyadda-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasaaraddaha maaliyadda dowlad goboleedyada oo xirirka u jaray wasaaradda maaliyadda Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172715"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172715"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172715\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172718,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172715\/revisions\/172718"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160496"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172715"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172715"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172715"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}