{"id":172719,"date":"2022-08-30T19:57:30","date_gmt":"2022-08-30T16:57:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172719"},"modified":"2022-08-30T19:57:30","modified_gmt":"2022-08-30T16:57:30","slug":"jeneraal-cabdalla-cabdalla-dib-loogu-soo-celiyey-darajooyinkii-iyo-xuquuqdii-ciidannimo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-cabdalla-cabdalla-dib-loogu-soo-celiyey-darajooyinkii-iyo-xuquuqdii-ciidannimo\/","title":{"rendered":"Jeneraal Cabdalla Cabdalla dib loogu soo celiyey darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidannimo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/302689956_5340801435957546_6524852641373881096_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"888\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/302689956_5340801435957546_6524852641373881096_n.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/302689956_5340801435957546_6524852641373881096_n-243x300.jpeg 243w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/302689956_5340801435957546_6524852641373881096_n-324x400.jpeg 324w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/302689956_5340801435957546_6524852641373881096_n-696x858.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/302689956_5340801435957546_6524852641373881096_n-341x420.jpeg 341w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed, dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee uu ku lahaa Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka, si waafaqsan Qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee Dastuurka Kumeel-gaar ah.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku saleeyey Xeerkan Madaxweyne, sharciga dhismaha Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka ee Lr. 14, soona baxay sanadkii 1970-kii, codsi uu soo gudbiyey Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed iyo muhiimadda ay leedahay in dib loo soo celiyo xuquuqdiisa iyo darajooyinkiisa ciidan, si waafaqsan dastuurka iyo sharciyada dalka.<\/p>\n<p>\u201cSarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed, laga bilaabo maanta oo aan saxiixay xeerkan Madaxweyne, waxa uu xaq u yeelanayaa dhammaan xuquuqda ciidan ee sharcigu uu u ogolyahay, iyadoo xeerkani uu baab\u2019inayo dhammaan wixii xeer ah oo ka horreeyey.\u201d<\/p>\n<p>Xeerkan Madaxweyne ayaa dhaqan galay, Ogoosto 30, 2022, oo ah markii lagu baahiyey faafinta rasmiga ah ee dowladda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed, dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee uu ku lahaa Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka, si waafaqsan Qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee Dastuurka Kumeel-gaar ah. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku saleeyey Xeerkan Madaxweyne, sharciga dhismaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172720,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172719","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jeneraal Cabdalla Cabdalla dib loogu soo celiyey darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidannimo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-cabdalla-cabdalla-dib-loogu-soo-celiyey-darajooyinkii-iyo-xuquuqdii-ciidannimo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jeneraal Cabdalla Cabdalla dib loogu soo celiyey darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidannimo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed, dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee uu ku lahaa Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka, si waafaqsan Qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee Dastuurka Kumeel-gaar ah. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku saleeyey Xeerkan Madaxweyne, sharciga dhismaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-cabdalla-cabdalla-dib-loogu-soo-celiyey-darajooyinkii-iyo-xuquuqdii-ciidannimo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-30T16:57:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/302689956_5340801435957546_6524852641373881096_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"888\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-cabdalla-cabdalla-dib-loogu-soo-celiyey-darajooyinkii-iyo-xuquuqdii-ciidannimo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-cabdalla-cabdalla-dib-loogu-soo-celiyey-darajooyinkii-iyo-xuquuqdii-ciidannimo\/\",\"name\":\"Jeneraal Cabdalla Cabdalla dib loogu soo celiyey darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidannimo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-cabdalla-cabdalla-dib-loogu-soo-celiyey-darajooyinkii-iyo-xuquuqdii-ciidannimo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-cabdalla-cabdalla-dib-loogu-soo-celiyey-darajooyinkii-iyo-xuquuqdii-ciidannimo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/302689956_5340801435957546_6524852641373881096_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-08-30T16:57:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-cabdalla-cabdalla-dib-loogu-soo-celiyey-darajooyinkii-iyo-xuquuqdii-ciidannimo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-cabdalla-cabdalla-dib-loogu-soo-celiyey-darajooyinkii-iyo-xuquuqdii-ciidannimo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-cabdalla-cabdalla-dib-loogu-soo-celiyey-darajooyinkii-iyo-xuquuqdii-ciidannimo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/302689956_5340801435957546_6524852641373881096_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/302689956_5340801435957546_6524852641373881096_n.jpeg\",\"width\":720,\"height\":888},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-cabdalla-cabdalla-dib-loogu-soo-celiyey-darajooyinkii-iyo-xuquuqdii-ciidannimo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jeneraal Cabdalla Cabdalla dib loogu soo celiyey darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidannimo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jeneraal Cabdalla Cabdalla dib loogu soo celiyey darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidannimo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-cabdalla-cabdalla-dib-loogu-soo-celiyey-darajooyinkii-iyo-xuquuqdii-ciidannimo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jeneraal Cabdalla Cabdalla dib loogu soo celiyey darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidannimo - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed, dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee uu ku lahaa Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka, si waafaqsan Qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee Dastuurka Kumeel-gaar ah. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku saleeyey Xeerkan Madaxweyne, sharciga dhismaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-cabdalla-cabdalla-dib-loogu-soo-celiyey-darajooyinkii-iyo-xuquuqdii-ciidannimo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-30T16:57:30+00:00","og_image":[{"width":720,"height":888,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/302689956_5340801435957546_6524852641373881096_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-cabdalla-cabdalla-dib-loogu-soo-celiyey-darajooyinkii-iyo-xuquuqdii-ciidannimo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-cabdalla-cabdalla-dib-loogu-soo-celiyey-darajooyinkii-iyo-xuquuqdii-ciidannimo\/","name":"Jeneraal Cabdalla Cabdalla dib loogu soo celiyey darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidannimo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-cabdalla-cabdalla-dib-loogu-soo-celiyey-darajooyinkii-iyo-xuquuqdii-ciidannimo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-cabdalla-cabdalla-dib-loogu-soo-celiyey-darajooyinkii-iyo-xuquuqdii-ciidannimo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/302689956_5340801435957546_6524852641373881096_n.jpeg","datePublished":"2022-08-30T16:57:30+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-cabdalla-cabdalla-dib-loogu-soo-celiyey-darajooyinkii-iyo-xuquuqdii-ciidannimo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-cabdalla-cabdalla-dib-loogu-soo-celiyey-darajooyinkii-iyo-xuquuqdii-ciidannimo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-cabdalla-cabdalla-dib-loogu-soo-celiyey-darajooyinkii-iyo-xuquuqdii-ciidannimo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/302689956_5340801435957546_6524852641373881096_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/302689956_5340801435957546_6524852641373881096_n.jpeg","width":720,"height":888},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-cabdalla-cabdalla-dib-loogu-soo-celiyey-darajooyinkii-iyo-xuquuqdii-ciidannimo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jeneraal Cabdalla Cabdalla dib loogu soo celiyey darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidannimo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172719"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172719"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172719\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172721,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172719\/revisions\/172721"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172720"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172719"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172719"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172719"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}