{"id":172737,"date":"2022-08-31T14:07:39","date_gmt":"2022-08-31T11:07:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172737"},"modified":"2022-08-31T14:07:39","modified_gmt":"2022-08-31T11:07:39","slug":"dhagayso-wasiirka-maaliyadda-koonfur-galbeed-oo-sheegay-sababta-ay-xirirka-ugu-jaren-dowlada-fedralka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-maaliyadda-koonfur-galbeed-oo-sheegay-sababta-ay-xirirka-ugu-jaren-dowlada-fedralka\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-Wasiirka Maaliyadda Koonfur Galbeed oo sheegay sababta ay xirirka ugu jaren dowlada fedralka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172738\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022831637975105192644332.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"399\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022831637975105192644332.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022831637975105192644332-300x181.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Iyadoo Xalay Wasaaraddaha Maaliyadda maamul goboleedyada dalka ay soo sareen go&#8217;aan ay ku mideysan yihiin oo ah iney joojiyeen wadashaqeyntii kala dhaxeysay Wasaaradda Maaliyadda dowladda Soomaaliya ayaa arinkaasi waxaa faahfaahin rasmi ah ka bixiyay wasiirka Wasaaradda Maaliyadda maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Axmed Maxamed Xuseen.<\/p>\n<p>Wasiir Axmed ayaa sheegay in wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka uu ku dhaqaaqay talaabooyin dhowr ah oo horseeday in ay joojiyaan wadashaqeyntii ka dhaxeysay Wasaaraddaha Maaliyadda maamul goboleedyada, Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan walaac ka qabnaa hannaanka wada shaqeyn ee dowladda Federaalka gaar ahaan Wasaaradda Maaliyadda oo dhinac martay hannaan lagu shaqeynayay oo lagu heshiiyay, Wasaaradaha Maaliyadda kama shaqeeyaan siyaasadda balse waxa ay xoogga saaraan hagaajinta maaliyadda iyo deyn cafinta. Wasiirka cusub ee Maaliyadda Xukuumadda Federaalka waxaan ka dareenay oo aan ku aragnay in uu si toos ah u baalmaray waxyaabihii aan ku heshiinay, isaga oo aan shaqada la qabsan ayuu gacan bidixeys ku sameeyay maamul goboleedyada, waxaana jira heshiisyo qoran oo gudaha iyo dibadda aan kula galnay dowladda Federaalka\u201d ayuu yiri wasiirka Maaliyadda Koonfur Galbeed Axmed Maxamed Xuseen.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda maamulka Koonfur Galbeed ayaa sidoo kale sheegay in wasiirka Wasaaradda Maaliyadda dowladda Fedaraalka Soomaaliya uu kaligiis ku dhaqaaqay shaqoyin loo baahnaa inuu kala tashado maamul goboleedyada dalka isagoon wax tixgalin ah siinin Wasaaraddaha Maaliyadda dowlad goboleedyada dalka, taasina ay keentay iney joojiyaan Wasaaraddaha Maaliyadda dowlad goboleedyada dalka wadashaqeyntii kala dhaxeysay Wasaaradda Maaliyadda dowladda dhexe ee dalka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.voasomali.com\/embed\/player\/0\/6723688.html?type=audio\" width=\"100%\" height=\"144\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo Xalay Wasaaraddaha Maaliyadda maamul goboleedyada dalka ay soo sareen go&#8217;aan ay ku mideysan yihiin oo ah iney joojiyeen wadashaqeyntii kala dhaxeysay Wasaaradda Maaliyadda dowladda Soomaaliya ayaa arinkaasi waxaa faahfaahin rasmi ah ka bixiyay wasiirka Wasaaradda Maaliyadda maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Axmed Maxamed Xuseen. Wasiir Axmed ayaa sheegay in wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172738,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172737","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-Wasiirka Maaliyadda Koonfur Galbeed oo sheegay sababta ay xirirka ugu jaren dowlada fedralka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-maaliyadda-koonfur-galbeed-oo-sheegay-sababta-ay-xirirka-ugu-jaren-dowlada-fedralka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-Wasiirka Maaliyadda Koonfur Galbeed oo sheegay sababta ay xirirka ugu jaren dowlada fedralka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Iyadoo Xalay Wasaaraddaha Maaliyadda maamul goboleedyada dalka ay soo sareen go&#8217;aan ay ku mideysan yihiin oo ah iney joojiyeen wadashaqeyntii kala dhaxeysay Wasaaradda Maaliyadda dowladda Soomaaliya ayaa arinkaasi waxaa faahfaahin rasmi ah ka bixiyay wasiirka Wasaaradda Maaliyadda maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Axmed Maxamed Xuseen. Wasiir Axmed ayaa sheegay in wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-maaliyadda-koonfur-galbeed-oo-sheegay-sababta-ay-xirirka-ugu-jaren-dowlada-fedralka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-31T11:07:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022831637975105192644332.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"399\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-maaliyadda-koonfur-galbeed-oo-sheegay-sababta-ay-xirirka-ugu-jaren-dowlada-fedralka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-maaliyadda-koonfur-galbeed-oo-sheegay-sababta-ay-xirirka-ugu-jaren-dowlada-fedralka\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-Wasiirka Maaliyadda Koonfur Galbeed oo sheegay sababta ay xirirka ugu jaren dowlada fedralka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-maaliyadda-koonfur-galbeed-oo-sheegay-sababta-ay-xirirka-ugu-jaren-dowlada-fedralka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-maaliyadda-koonfur-galbeed-oo-sheegay-sababta-ay-xirirka-ugu-jaren-dowlada-fedralka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022831637975105192644332.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-08-31T11:07:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-maaliyadda-koonfur-galbeed-oo-sheegay-sababta-ay-xirirka-ugu-jaren-dowlada-fedralka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-maaliyadda-koonfur-galbeed-oo-sheegay-sababta-ay-xirirka-ugu-jaren-dowlada-fedralka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-maaliyadda-koonfur-galbeed-oo-sheegay-sababta-ay-xirirka-ugu-jaren-dowlada-fedralka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022831637975105192644332.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022831637975105192644332.jpeg\",\"width\":660,\"height\":399},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-maaliyadda-koonfur-galbeed-oo-sheegay-sababta-ay-xirirka-ugu-jaren-dowlada-fedralka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-Wasiirka Maaliyadda Koonfur Galbeed oo sheegay sababta ay xirirka ugu jaren dowlada fedralka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-Wasiirka Maaliyadda Koonfur Galbeed oo sheegay sababta ay xirirka ugu jaren dowlada fedralka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-maaliyadda-koonfur-galbeed-oo-sheegay-sababta-ay-xirirka-ugu-jaren-dowlada-fedralka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-Wasiirka Maaliyadda Koonfur Galbeed oo sheegay sababta ay xirirka ugu jaren dowlada fedralka - Wardoon","og_description":"Iyadoo Xalay Wasaaraddaha Maaliyadda maamul goboleedyada dalka ay soo sareen go&#8217;aan ay ku mideysan yihiin oo ah iney joojiyeen wadashaqeyntii kala dhaxeysay Wasaaradda Maaliyadda dowladda Soomaaliya ayaa arinkaasi waxaa faahfaahin rasmi ah ka bixiyay wasiirka Wasaaradda Maaliyadda maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Axmed Maxamed Xuseen. Wasiir Axmed ayaa sheegay in wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-maaliyadda-koonfur-galbeed-oo-sheegay-sababta-ay-xirirka-ugu-jaren-dowlada-fedralka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-31T11:07:39+00:00","og_image":[{"width":660,"height":399,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022831637975105192644332.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-maaliyadda-koonfur-galbeed-oo-sheegay-sababta-ay-xirirka-ugu-jaren-dowlada-fedralka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-maaliyadda-koonfur-galbeed-oo-sheegay-sababta-ay-xirirka-ugu-jaren-dowlada-fedralka\/","name":"DHAGAYSO:-Wasiirka Maaliyadda Koonfur Galbeed oo sheegay sababta ay xirirka ugu jaren dowlada fedralka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-maaliyadda-koonfur-galbeed-oo-sheegay-sababta-ay-xirirka-ugu-jaren-dowlada-fedralka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-maaliyadda-koonfur-galbeed-oo-sheegay-sababta-ay-xirirka-ugu-jaren-dowlada-fedralka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022831637975105192644332.jpeg","datePublished":"2022-08-31T11:07:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-maaliyadda-koonfur-galbeed-oo-sheegay-sababta-ay-xirirka-ugu-jaren-dowlada-fedralka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-maaliyadda-koonfur-galbeed-oo-sheegay-sababta-ay-xirirka-ugu-jaren-dowlada-fedralka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-maaliyadda-koonfur-galbeed-oo-sheegay-sababta-ay-xirirka-ugu-jaren-dowlada-fedralka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022831637975105192644332.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022831637975105192644332.jpeg","width":660,"height":399},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-wasiirka-maaliyadda-koonfur-galbeed-oo-sheegay-sababta-ay-xirirka-ugu-jaren-dowlada-fedralka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-Wasiirka Maaliyadda Koonfur Galbeed oo sheegay sababta ay xirirka ugu jaren dowlada fedralka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172737"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172737"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172737\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172739,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172737\/revisions\/172739"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172738"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172737"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172737"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172737"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}