{"id":172753,"date":"2022-09-01T11:48:40","date_gmt":"2022-09-01T08:48:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172753"},"modified":"2022-09-01T11:54:09","modified_gmt":"2022-09-01T08:54:09","slug":"xasan-oo-xil-sare-u-magacaabay-wiilka-c-raxmaan-faroole","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-xil-sare-u-magacaabay-wiilka-c-raxmaan-faroole\/","title":{"rendered":"Xasan oo xil sare u magacaabay \u2018Wiilka C\/raxmaan Faroole\u2019"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-172754\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/FB_IMG_1661973855499.webp\" alt=\"\" width=\"519\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/FB_IMG_1661973855499.webp 412w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/FB_IMG_1661973855499-300x277.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 519px) 100vw, 519px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya muhiimadda ay leedahay horumarinta nolasha shacabka Soomaaliyeed, kobcinta dhaqaalaha iyo ka faa\u2019iideysiga Khayraadka dalka ayaa magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Ganacsiga Heer Caalami iyo Maalgashiga Mudane Khadar Cabdirixmaan Maxamed iyo Lataliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska Mudane Axmed Cali Yuusuf.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo Labadan Mudane ku soo xulay aqoontooda iyo waayo-aragnimada shaqo ayaa ku adkeeyey in ay door wanaagsan ka qaataan qorshaha dowladdu ee Soomaali isku filan dhaqaale ahaan, kana gudubta saboolnimada iyo abaaraha oo ka mid ah caqabadaha curyaamiyey dalkeenna.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Alle uga rajeeyey Ergeyga Gaarka ah ee Gannacsiga Heer Caalami iyo Maalgashiga Mudane Khadar Cabdirixmaan Maxamed iyo Lataliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska Mudane Axmed Cali Yuusuf in uu u fududeeyo shaqada Qaran ee hortaalla.<\/p>\n<p>Xeerkan Madaxweyne ayaa dhaqan galay; Talaada, 31-ka bishan Ogoosto, 2022, oo ah markii lagu baahiyey faafinta rasmiga ah ee dowladda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172759\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/302781888_473635114803100_8821340860573873310_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/302781888_473635114803100_8821340860573873310_n.jpeg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/302781888_473635114803100_8821340860573873310_n-300x300.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/302781888_473635114803100_8821340860573873310_n-1024x1024.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/302781888_473635114803100_8821340860573873310_n-150x150.jpeg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/302781888_473635114803100_8821340860573873310_n-768x768.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/302781888_473635114803100_8821340860573873310_n-696x696.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/302781888_473635114803100_8821340860573873310_n-1068x1068.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/302781888_473635114803100_8821340860573873310_n-420x420.jpeg 420w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>DHAMMAAD<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya muhiimadda ay leedahay horumarinta nolasha shacabka Soomaaliyeed, kobcinta dhaqaalaha iyo ka faa\u2019iideysiga Khayraadka dalka ayaa magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Ganacsiga Heer Caalami iyo Maalgashiga Mudane Khadar Cabdirixmaan Maxamed iyo Lataliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska Mudane Axmed Cali Yuusuf. Madaxweynaha oo Labadan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172754,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172753","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan oo xil sare u magacaabay \u2018Wiilka C\/raxmaan Faroole\u2019 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-xil-sare-u-magacaabay-wiilka-c-raxmaan-faroole\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan oo xil sare u magacaabay \u2018Wiilka C\/raxmaan Faroole\u2019 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya muhiimadda ay leedahay horumarinta nolasha shacabka Soomaaliyeed, kobcinta dhaqaalaha iyo ka faa\u2019iideysiga Khayraadka dalka ayaa magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Ganacsiga Heer Caalami iyo Maalgashiga Mudane Khadar Cabdirixmaan Maxamed iyo Lataliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska Mudane Axmed Cali Yuusuf. Madaxweynaha oo Labadan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-xil-sare-u-magacaabay-wiilka-c-raxmaan-faroole\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-01T08:48:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-09-01T08:54:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/FB_IMG_1661973855499.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"412\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-xil-sare-u-magacaabay-wiilka-c-raxmaan-faroole\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-xil-sare-u-magacaabay-wiilka-c-raxmaan-faroole\/\",\"name\":\"Xasan oo xil sare u magacaabay \u2018Wiilka C\/raxmaan Faroole\u2019 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-xil-sare-u-magacaabay-wiilka-c-raxmaan-faroole\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-xil-sare-u-magacaabay-wiilka-c-raxmaan-faroole\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/FB_IMG_1661973855499.webp\",\"datePublished\":\"2022-09-01T08:48:40+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-01T08:54:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-xil-sare-u-magacaabay-wiilka-c-raxmaan-faroole\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-xil-sare-u-magacaabay-wiilka-c-raxmaan-faroole\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-xil-sare-u-magacaabay-wiilka-c-raxmaan-faroole\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/FB_IMG_1661973855499.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/FB_IMG_1661973855499.webp\",\"width\":412,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-xil-sare-u-magacaabay-wiilka-c-raxmaan-faroole\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan oo xil sare u magacaabay \u2018Wiilka C\/raxmaan Faroole\u2019\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan oo xil sare u magacaabay \u2018Wiilka C\/raxmaan Faroole\u2019 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-xil-sare-u-magacaabay-wiilka-c-raxmaan-faroole\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan oo xil sare u magacaabay \u2018Wiilka C\/raxmaan Faroole\u2019 - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya muhiimadda ay leedahay horumarinta nolasha shacabka Soomaaliyeed, kobcinta dhaqaalaha iyo ka faa\u2019iideysiga Khayraadka dalka ayaa magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Ganacsiga Heer Caalami iyo Maalgashiga Mudane Khadar Cabdirixmaan Maxamed iyo Lataliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska Mudane Axmed Cali Yuusuf. Madaxweynaha oo Labadan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-xil-sare-u-magacaabay-wiilka-c-raxmaan-faroole\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-01T08:48:40+00:00","article_modified_time":"2022-09-01T08:54:09+00:00","og_image":[{"width":412,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/FB_IMG_1661973855499.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-xil-sare-u-magacaabay-wiilka-c-raxmaan-faroole\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-xil-sare-u-magacaabay-wiilka-c-raxmaan-faroole\/","name":"Xasan oo xil sare u magacaabay \u2018Wiilka C\/raxmaan Faroole\u2019 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-xil-sare-u-magacaabay-wiilka-c-raxmaan-faroole\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-xil-sare-u-magacaabay-wiilka-c-raxmaan-faroole\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/FB_IMG_1661973855499.webp","datePublished":"2022-09-01T08:48:40+00:00","dateModified":"2022-09-01T08:54:09+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-xil-sare-u-magacaabay-wiilka-c-raxmaan-faroole\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-xil-sare-u-magacaabay-wiilka-c-raxmaan-faroole\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-xil-sare-u-magacaabay-wiilka-c-raxmaan-faroole\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/FB_IMG_1661973855499.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/FB_IMG_1661973855499.webp","width":412,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-xil-sare-u-magacaabay-wiilka-c-raxmaan-faroole\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan oo xil sare u magacaabay \u2018Wiilka C\/raxmaan Faroole\u2019"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172753"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172753"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172753\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172760,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172753\/revisions\/172760"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172754"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172753"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172753"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172753"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}