{"id":172852,"date":"2022-09-03T16:12:12","date_gmt":"2022-09-03T13:12:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172852"},"modified":"2022-09-03T16:12:12","modified_gmt":"2022-09-03T13:12:12","slug":"dhagayso-guddoomiye-cali-jeyte-oo-wacad-ku-maraya-inay-al-shabaab-ka-aar-gudan-doonaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiye-cali-jeyte-oo-wacad-ku-maraya-inay-al-shabaab-ka-aar-gudan-doonaan\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-Guddoomiye Cali Jeyte &#8220;oo wacad ku maraya inay Al-shabaab ka aar gudan doonaan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172853\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Cali-Jeyte-Cismaan.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"366\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Cali-Jeyte-Cismaan.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Cali-Jeyte-Cismaan-300x166.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ka hadlay weerarkii Al-shabaab ay Xalay dadka badan ku dileen ayna ku gubeen gaadiidkii ay la socdeen ee ka dhacay deegaanka Afar irdood ayaa sheegay in haatan uu ku sugan yahay meel aanan ka fogeyn deegaanka Afar irdood ee dhibaatadu ka dhacday.<\/p>\n<p>Guddoomiye Jeyte ayaa sheegay in Al-shabaabka dhibaatada geystay ay Xalay si dhuumaaleysi ah kuso galeen deegaanka, islamarkaana ay dileen dad shacab ah oo aan waxba galabsan oo ay ku jireen caruur yaryar iyo hooyo Umul aheyd oo mudo 30 cisho kaliya dhalneed iyo canugeedii.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan wacad ku maraya inaan shacabka uga aar gudi doono dhibaatada cadawga Shabaab u geysteen ayagana waxaan ugu baaqaya iney u istaagan sidii ay isaga dhicin lahayeen cadawgan dhibaatada ku haya, waxay dileen dad masaakiin ah oo ay ku jirto hooyo dhalan 30 cisho kaliya iyo canugeeda iyo caruur kale oo laba sano jir ah mana jirto qof Maxawiisleey ah oo ay dileen ee dadka ay dileen waa 27 ruux oo dhamaan shacab ahaa&#8221; ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte.<\/p>\n<p>Waxuu intaasi ku daray guddoomiye Jeyte in ciidankiisu wali ku howlan yihiin howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab goordhawna uu tagi doono goobta mashaqada ay ka dhacday, warbaahintana uu lasoo wadaagi doono heerka ay gaarsiisan tahay dhibaatada Shabaab u geysteen dadka shacabka ee masaafurka ahaa.<\/p>\n<p>Dhinaca kale guddoomiyaha degmada Maxaas Muumin Maxamed Xalane oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in gaareen goobta lagu laayay dadka shacabka ahaa, laguna gubay gaadiidkii ay la socdeen iyo raashiinkii saarna oo ay ka qaadeen meydadka dadkii lagu laayay Afar irdood oo gaarayay 18 ruux iyo sadax ruux oo kale oo ku dhintay miino la kacday gaari ay saarnayeen iyagoo doonayay iney gurmad u sameyaan dadka lagu laayay Afar irdood.<\/p>\n<p>Wuxuu intaasi ku daray in Al-shabaabkii dhibaatada geystay ay isaga carareen deegaanka ayna ku daba maqan yihiin ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka oo ay ka go&#8217;an tahay iney usoo aar gudaan dadkii shacabka ahaa ee kooxda Shabaab ku laaysay deegaanka Afar irdood.<\/p>\n<p>&#8220;Dadka ay kooxda Shabaab dishay waxay ahayeen dad masaafur ah oo u kala socday degmada Maxaas iyo deegaano kale oo hoosyimaada, waxaana gadiidka qof walba u saarna raashiin uu soo iibsaday oo nolosha reerahooda ay ku maareyn lahayeen, waxaasa helay oo xasuuqay arxanlaawayaal aan caruur iyo ciroolaba ciseynen&#8221; ayuu yiri guddoomiyah degmada Maxaas Muumin Maxamed Xalane.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fbbcnewssomali%2Fvideos%2F830447654790849%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ka hadlay weerarkii Al-shabaab ay Xalay dadka badan ku dileen ayna ku gubeen gaadiidkii ay la socdeen ee ka dhacay deegaanka Afar irdood ayaa sheegay in haatan uu ku sugan yahay meel aanan ka fogeyn deegaanka Afar irdood ee dhibaatadu ka dhacday. Guddoomiye Jeyte ayaa sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172853,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172852","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-Guddoomiye Cali Jeyte &quot;oo wacad ku maraya inay Al-shabaab ka aar gudan doonaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiye-cali-jeyte-oo-wacad-ku-maraya-inay-al-shabaab-ka-aar-gudan-doonaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-Guddoomiye Cali Jeyte &quot;oo wacad ku maraya inay Al-shabaab ka aar gudan doonaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ka hadlay weerarkii Al-shabaab ay Xalay dadka badan ku dileen ayna ku gubeen gaadiidkii ay la socdeen ee ka dhacay deegaanka Afar irdood ayaa sheegay in haatan uu ku sugan yahay meel aanan ka fogeyn deegaanka Afar irdood ee dhibaatadu ka dhacday. Guddoomiye Jeyte ayaa sheegay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiye-cali-jeyte-oo-wacad-ku-maraya-inay-al-shabaab-ka-aar-gudan-doonaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-03T13:12:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Cali-Jeyte-Cismaan.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiye-cali-jeyte-oo-wacad-ku-maraya-inay-al-shabaab-ka-aar-gudan-doonaan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiye-cali-jeyte-oo-wacad-ku-maraya-inay-al-shabaab-ka-aar-gudan-doonaan\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-Guddoomiye Cali Jeyte \\\"oo wacad ku maraya inay Al-shabaab ka aar gudan doonaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiye-cali-jeyte-oo-wacad-ku-maraya-inay-al-shabaab-ka-aar-gudan-doonaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiye-cali-jeyte-oo-wacad-ku-maraya-inay-al-shabaab-ka-aar-gudan-doonaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Cali-Jeyte-Cismaan.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-03T13:12:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiye-cali-jeyte-oo-wacad-ku-maraya-inay-al-shabaab-ka-aar-gudan-doonaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiye-cali-jeyte-oo-wacad-ku-maraya-inay-al-shabaab-ka-aar-gudan-doonaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiye-cali-jeyte-oo-wacad-ku-maraya-inay-al-shabaab-ka-aar-gudan-doonaan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Cali-Jeyte-Cismaan.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Cali-Jeyte-Cismaan.jpeg\",\"width\":660,\"height\":366},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiye-cali-jeyte-oo-wacad-ku-maraya-inay-al-shabaab-ka-aar-gudan-doonaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-Guddoomiye Cali Jeyte &#8220;oo wacad ku maraya inay Al-shabaab ka aar gudan doonaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-Guddoomiye Cali Jeyte \"oo wacad ku maraya inay Al-shabaab ka aar gudan doonaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiye-cali-jeyte-oo-wacad-ku-maraya-inay-al-shabaab-ka-aar-gudan-doonaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-Guddoomiye Cali Jeyte \"oo wacad ku maraya inay Al-shabaab ka aar gudan doonaan - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ka hadlay weerarkii Al-shabaab ay Xalay dadka badan ku dileen ayna ku gubeen gaadiidkii ay la socdeen ee ka dhacay deegaanka Afar irdood ayaa sheegay in haatan uu ku sugan yahay meel aanan ka fogeyn deegaanka Afar irdood ee dhibaatadu ka dhacday. Guddoomiye Jeyte ayaa sheegay in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiye-cali-jeyte-oo-wacad-ku-maraya-inay-al-shabaab-ka-aar-gudan-doonaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-03T13:12:12+00:00","og_image":[{"width":660,"height":366,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Cali-Jeyte-Cismaan.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiye-cali-jeyte-oo-wacad-ku-maraya-inay-al-shabaab-ka-aar-gudan-doonaan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiye-cali-jeyte-oo-wacad-ku-maraya-inay-al-shabaab-ka-aar-gudan-doonaan\/","name":"DHAGAYSO:-Guddoomiye Cali Jeyte \"oo wacad ku maraya inay Al-shabaab ka aar gudan doonaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiye-cali-jeyte-oo-wacad-ku-maraya-inay-al-shabaab-ka-aar-gudan-doonaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiye-cali-jeyte-oo-wacad-ku-maraya-inay-al-shabaab-ka-aar-gudan-doonaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Cali-Jeyte-Cismaan.jpeg","datePublished":"2022-09-03T13:12:12+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiye-cali-jeyte-oo-wacad-ku-maraya-inay-al-shabaab-ka-aar-gudan-doonaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiye-cali-jeyte-oo-wacad-ku-maraya-inay-al-shabaab-ka-aar-gudan-doonaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiye-cali-jeyte-oo-wacad-ku-maraya-inay-al-shabaab-ka-aar-gudan-doonaan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Cali-Jeyte-Cismaan.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Cali-Jeyte-Cismaan.jpeg","width":660,"height":366},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiye-cali-jeyte-oo-wacad-ku-maraya-inay-al-shabaab-ka-aar-gudan-doonaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-Guddoomiye Cali Jeyte &#8220;oo wacad ku maraya inay Al-shabaab ka aar gudan doonaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172852"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172852"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172852\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172854,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172852\/revisions\/172854"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172853"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172852"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172852"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172852"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}