{"id":172936,"date":"2022-09-05T18:14:16","date_gmt":"2022-09-05T15:14:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172936"},"modified":"2022-09-05T18:14:16","modified_gmt":"2022-09-05T15:14:16","slug":"daawo-al-shabaab-iyo-qabaailada-oo-dagaal-kadhex-bilowday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-iyo-qabaailada-oo-dagaal-kadhex-bilowday\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Al-Shabaab iyo qabaa\u2019ilada oo dagaal kadhex bilowday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172937\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36.png\" alt=\"\" width=\"1362\" height=\"846\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36.png 1362w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36-300x186.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36-1024x636.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36-768x477.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36-696x432.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36-1068x663.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36-676x420.png 676w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36-356x220.png 356w\" sizes=\"(max-width: 1362px) 100vw, 1362px\" \/><\/p>\n<p>Dagaal u dhaxeeya dagaal-yahanada Al-Shabaab iyo dadka deegaanka ayaa markale dib uga qarxay deegaano kamid ah degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka Ceeleey oo qiyaastii 19KM dhanka bari ka xigta Maxaas, waxaana ku dhintay ku dhawaan 13 ruux oo labada dhinac ah, sida ay sheegeen dadka deegaanka.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaas kusii daraya in weli deegaano badan oo hoostaga Maxaas ay ka taagan yihiin abaabul iyo dhiillo colaadeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale Ciidamada dowlada ayaa isla maanta la wareegay tuulada Dabayoodle oo hoostagta degmada Buulo-burte, halkaasi oo Al-Shabaab ay ku leeyahiin bar-kantarool oo canshuuraha ay ku qaadi jireen.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, Taliska Ciidamada Militriga iyo kan booliska gobalka Hiiraan ayaa ku sugan inta u dhaxeya degmooyinka Baledweyne, Maxaas iyo Buloburte.<\/p>\n<p>Dagaalkaan ayaa yimid kadib markii labo maalmood ka hor dagaal-yahaanada Al-Shabaab ilaa labaatan qof oo shacab ah ay ku dileen degaanka Afar Irdood, islamarkaana ku gubay Sagaal gaari oo siday badeecado kala duwan.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa dhankooda ku dooday in dadka ay dileen ay ahayeen xubno ka mid ah maleeshiyaadka Macawisleyda loo yaqaano, oo ay sheegen in uu dagaal xoogan ka dhaxeeyo.<\/p>\n<p>Si kastaba, xiisada maalmahaan ka taagan degmooyinka Beledweyne iyo Buulo-burte ayaa saameyn ku yeelatay gaadiidka xamuulka iyo kuwa qudaarta ee iyagu iskaga kala gudbi jiray inta u dhaxeysa labadaasi magaalo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F342715391334330%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal u dhaxeeya dagaal-yahanada Al-Shabaab iyo dadka deegaanka ayaa markale dib uga qarxay deegaano kamid ah degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka Ceeleey oo qiyaastii 19KM dhanka bari ka xigta Maxaas, waxaana ku dhintay ku dhawaan 13 ruux oo labada dhinac ah, sida ay sheegeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172937,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172936","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Al-Shabaab iyo qabaa\u2019ilada oo dagaal kadhex bilowday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-iyo-qabaailada-oo-dagaal-kadhex-bilowday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Al-Shabaab iyo qabaa\u2019ilada oo dagaal kadhex bilowday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaal u dhaxeeya dagaal-yahanada Al-Shabaab iyo dadka deegaanka ayaa markale dib uga qarxay deegaano kamid ah degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka Ceeleey oo qiyaastii 19KM dhanka bari ka xigta Maxaas, waxaana ku dhintay ku dhawaan 13 ruux oo labada dhinac ah, sida ay sheegeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-iyo-qabaailada-oo-dagaal-kadhex-bilowday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-05T15:14:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1362\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"846\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-iyo-qabaailada-oo-dagaal-kadhex-bilowday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-iyo-qabaailada-oo-dagaal-kadhex-bilowday\/\",\"name\":\"DAAWO:-Al-Shabaab iyo qabaa\u2019ilada oo dagaal kadhex bilowday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-iyo-qabaailada-oo-dagaal-kadhex-bilowday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-iyo-qabaailada-oo-dagaal-kadhex-bilowday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36.png\",\"datePublished\":\"2022-09-05T15:14:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-iyo-qabaailada-oo-dagaal-kadhex-bilowday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-iyo-qabaailada-oo-dagaal-kadhex-bilowday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-iyo-qabaailada-oo-dagaal-kadhex-bilowday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36.png\",\"width\":1362,\"height\":846},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-iyo-qabaailada-oo-dagaal-kadhex-bilowday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Al-Shabaab iyo qabaa\u2019ilada oo dagaal kadhex bilowday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Al-Shabaab iyo qabaa\u2019ilada oo dagaal kadhex bilowday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-iyo-qabaailada-oo-dagaal-kadhex-bilowday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Al-Shabaab iyo qabaa\u2019ilada oo dagaal kadhex bilowday - Wardoon","og_description":"Dagaal u dhaxeeya dagaal-yahanada Al-Shabaab iyo dadka deegaanka ayaa markale dib uga qarxay deegaano kamid ah degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka Ceeleey oo qiyaastii 19KM dhanka bari ka xigta Maxaas, waxaana ku dhintay ku dhawaan 13 ruux oo labada dhinac ah, sida ay sheegeen [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-iyo-qabaailada-oo-dagaal-kadhex-bilowday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-05T15:14:16+00:00","og_image":[{"width":1362,"height":846,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-iyo-qabaailada-oo-dagaal-kadhex-bilowday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-iyo-qabaailada-oo-dagaal-kadhex-bilowday\/","name":"DAAWO:-Al-Shabaab iyo qabaa\u2019ilada oo dagaal kadhex bilowday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-iyo-qabaailada-oo-dagaal-kadhex-bilowday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-iyo-qabaailada-oo-dagaal-kadhex-bilowday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36.png","datePublished":"2022-09-05T15:14:16+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-iyo-qabaailada-oo-dagaal-kadhex-bilowday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-iyo-qabaailada-oo-dagaal-kadhex-bilowday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-iyo-qabaailada-oo-dagaal-kadhex-bilowday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36.png","width":1362,"height":846},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-iyo-qabaailada-oo-dagaal-kadhex-bilowday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Al-Shabaab iyo qabaa\u2019ilada oo dagaal kadhex bilowday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172936"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172936"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172936\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172938,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172936\/revisions\/172938"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172937"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172936"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172936"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172936"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}