{"id":172943,"date":"2022-09-06T11:18:28","date_gmt":"2022-09-06T08:18:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172943"},"modified":"2022-09-06T11:18:28","modified_gmt":"2022-09-06T08:18:28","slug":"al-shabaab-oo-gubay-guryo-shacab-lahaayeen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gubay-guryo-shacab-lahaayeen\/","title":{"rendered":"Al-shabaab oo gubay guryo shacab lahaayeen"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172944\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202296637980335279440597.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"381\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202296637980335279440597.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202296637980335279440597-300x173.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya deegaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Al-shabaab ay Xalay gubeen guryo dad shacab ah daganayeen oo ku yaala tuulooyin dhowr ah oo hoostaga deegaanka Baxdo.<\/p>\n<p>Tuulooyinka Al-shabaab ay gubeen ayaa kala ah Biyo deys iyo meegaag duub oo qiyaas ahaan Baxdo u jira ilaa ugu badnaan 20KM, waxaana dad goobjoogayaal ah\u00a0 warbaahinta u sheegeen in ragga ka tirsanaa Al-Shabaab ee guryaha gubay ay dib ugu laabteen meelahii ay kasoo tageen markoodii hore, iyadoo dadkii deganaa guryaha la gubay ay yihiin kuwo banaan cidlo ah jiifa oo ay soo wajahday xaalad hoyi la&#8217;aaneed.<\/p>\n<p>Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo Maanta Tuulooyinka guryaha laga gubay iyo degaano kale oo ku dhadhaw ayaa sheegaya iney socdaan abaabulo xoogan oo ay wadaan dadka degaannadaas oo is hubeeynaya si ay ula dagaalamaan Al-Shabaabka ka gubay guryahoodii.<\/p>\n<p>Dhawaan ayay aheyd markii Al-shabaab ay gubeen guryo, Ceel biyood iyo xarumo Isgaarsiineed oo ku yaalay deegaanka Cadakibir oo ka tirsan gobolka Galgaduud, waxaana dadka deegaankaasi oo shalay warbaahinta kasoo hor muuqday iyagoo hubeysan ay sheegeen iney u diyaar garoobeen la dagaalanka Al-shabaab oo aysan markale dhici doonin in guryahooda si sahlan u gubaan Al-shabaab.<\/p>\n<p>Ururka Al-shabaab ayaa mudooyinkii dambe bilaabay beegsiga ay ku hayaan adeegyada muhiimka u ah shacabka Soomaaliyeed sida gubista guryaha, Ceelasha biyaha, Isgaarsiinta, waxayna horay u beegsadeen deegaano badan oo ku kala yaala gobolada Hiiraan iyo Galgaduud, iyadoo arintaasina ay sababtay in shacabka deegaanadooda la gubay iney is hubeeyaan oo ay la dagaalamaan Al-shabaab.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya deegaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Al-shabaab ay Xalay gubeen guryo dad shacab ah daganayeen oo ku yaala tuulooyin dhowr ah oo hoostaga deegaanka Baxdo. Tuulooyinka Al-shabaab ay gubeen ayaa kala ah Biyo deys iyo meegaag duub oo qiyaas ahaan Baxdo u jira ilaa ugu badnaan 20KM, waxaana dad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172944,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172943","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Al-shabaab oo gubay guryo shacab lahaayeen - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gubay-guryo-shacab-lahaayeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Al-shabaab oo gubay guryo shacab lahaayeen - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya deegaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Al-shabaab ay Xalay gubeen guryo dad shacab ah daganayeen oo ku yaala tuulooyin dhowr ah oo hoostaga deegaanka Baxdo. Tuulooyinka Al-shabaab ay gubeen ayaa kala ah Biyo deys iyo meegaag duub oo qiyaas ahaan Baxdo u jira ilaa ugu badnaan 20KM, waxaana dad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gubay-guryo-shacab-lahaayeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-06T08:18:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202296637980335279440597.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gubay-guryo-shacab-lahaayeen\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gubay-guryo-shacab-lahaayeen\/\",\"name\":\"Al-shabaab oo gubay guryo shacab lahaayeen - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gubay-guryo-shacab-lahaayeen\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gubay-guryo-shacab-lahaayeen\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202296637980335279440597.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-06T08:18:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gubay-guryo-shacab-lahaayeen\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gubay-guryo-shacab-lahaayeen\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gubay-guryo-shacab-lahaayeen\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202296637980335279440597.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202296637980335279440597.jpeg\",\"width\":660,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gubay-guryo-shacab-lahaayeen\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Al-shabaab oo gubay guryo shacab lahaayeen\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Al-shabaab oo gubay guryo shacab lahaayeen - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gubay-guryo-shacab-lahaayeen\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Al-shabaab oo gubay guryo shacab lahaayeen - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya deegaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Al-shabaab ay Xalay gubeen guryo dad shacab ah daganayeen oo ku yaala tuulooyin dhowr ah oo hoostaga deegaanka Baxdo. Tuulooyinka Al-shabaab ay gubeen ayaa kala ah Biyo deys iyo meegaag duub oo qiyaas ahaan Baxdo u jira ilaa ugu badnaan 20KM, waxaana dad [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gubay-guryo-shacab-lahaayeen\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-06T08:18:28+00:00","og_image":[{"width":660,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202296637980335279440597.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gubay-guryo-shacab-lahaayeen\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gubay-guryo-shacab-lahaayeen\/","name":"Al-shabaab oo gubay guryo shacab lahaayeen - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gubay-guryo-shacab-lahaayeen\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gubay-guryo-shacab-lahaayeen\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202296637980335279440597.jpeg","datePublished":"2022-09-06T08:18:28+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gubay-guryo-shacab-lahaayeen\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gubay-guryo-shacab-lahaayeen\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gubay-guryo-shacab-lahaayeen\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202296637980335279440597.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202296637980335279440597.jpeg","width":660,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gubay-guryo-shacab-lahaayeen\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Al-shabaab oo gubay guryo shacab lahaayeen"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172943"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172943"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172943\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172945,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172943\/revisions\/172945"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172944"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172943"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172943"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172943"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}