{"id":172962,"date":"2022-09-06T19:49:32","date_gmt":"2022-09-06T16:49:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172962"},"modified":"2022-09-06T19:49:32","modified_gmt":"2022-09-06T16:49:32","slug":"daawo-cumar-cabdirashiid-cali-sharmaake-oo-kashifay-sababta-ay-puntland-markasta-ula-dagaasho-d-f","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-cali-sharmaake-oo-kashifay-sababta-ay-puntland-markasta-ula-dagaasho-d-f\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo kashifay sababta ay Puntland markasta ula dagaasho D\/F"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172963\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Omar-1050x720-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1050\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Omar-1050x720-1.jpeg 1050w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Omar-1050x720-1-300x206.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Omar-1050x720-1-1024x702.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Omar-1050x720-1-768x527.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Omar-1050x720-1-218x150.jpeg 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Omar-1050x720-1-696x477.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Omar-1050x720-1-613x420.jpeg 613w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Omar-1050x720-1-100x70.jpeg 100w\" sizes=\"(max-width: 1050px) 100vw, 1050px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa ka hadlay sababta soo celcelisa khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhexgala Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Puntland.<\/p>\n<p>Wareysi uu siiyay Universal TV, ayuu Cumar Cabdirashiid ku sheegay in is qabqabsiga Puntland iyo DFS uu salka ku hayo dastuurka dalka, kaas oo awood gooni ah siinaya Puntland.<\/p>\n<p>Sharmaake ayaa xusay in Dastuurka KMG ah ee dalku uu dhigayo in inta laga heshiinayo, lagana dhameystirayo nidaamka Federaalka ah ay Puntland isku maamulayso si gaar ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Khilaafka ayuu sheegay inay keenayso in Puntland ay tahay Dawlad Gobaleedkii u horreeyay ee dalka, ayna dooneyso inay u hadasho dhamaan maamulada kale ee dalka, iyo inay dhowrayso nidaamka Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mar kale ayuu sheegay Sharmaake in Puntland ay ku guuldareysatay inay tusaale wanaagsan u noqoto hor u socodka dawladnimada dalka, iyo in la hirgaliyo doorasho iyo qof ah, muddo 24 sano ah oo ay dhisneyd.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Maxaa keenay is qab qabsiga Dowlada Ferderaalka &amp; mamul goboleedyada Gaar ahaan Puntland ?\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/LtbbJvE0txk\" width=\"678\" height=\"381\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa ka hadlay sababta soo celcelisa khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhexgala Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Puntland. Wareysi uu siiyay Universal TV, ayuu Cumar Cabdirashiid ku sheegay in is qabqabsiga Puntland iyo DFS uu salka ku hayo dastuurka dalka, kaas oo awood gooni ah siinaya Puntland. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172963,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172962","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo kashifay sababta ay Puntland markasta ula dagaasho D\/F - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-cali-sharmaake-oo-kashifay-sababta-ay-puntland-markasta-ula-dagaasho-d-f\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo kashifay sababta ay Puntland markasta ula dagaasho D\/F - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa ka hadlay sababta soo celcelisa khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhexgala Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Puntland. Wareysi uu siiyay Universal TV, ayuu Cumar Cabdirashiid ku sheegay in is qabqabsiga Puntland iyo DFS uu salka ku hayo dastuurka dalka, kaas oo awood gooni ah siinaya Puntland. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-cali-sharmaake-oo-kashifay-sababta-ay-puntland-markasta-ula-dagaasho-d-f\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-06T16:49:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Omar-1050x720-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1050\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-cali-sharmaake-oo-kashifay-sababta-ay-puntland-markasta-ula-dagaasho-d-f\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-cali-sharmaake-oo-kashifay-sababta-ay-puntland-markasta-ula-dagaasho-d-f\/\",\"name\":\"DAAWO:-Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo kashifay sababta ay Puntland markasta ula dagaasho D\/F - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-cali-sharmaake-oo-kashifay-sababta-ay-puntland-markasta-ula-dagaasho-d-f\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-cali-sharmaake-oo-kashifay-sababta-ay-puntland-markasta-ula-dagaasho-d-f\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Omar-1050x720-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-06T16:49:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-cali-sharmaake-oo-kashifay-sababta-ay-puntland-markasta-ula-dagaasho-d-f\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-cali-sharmaake-oo-kashifay-sababta-ay-puntland-markasta-ula-dagaasho-d-f\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-cali-sharmaake-oo-kashifay-sababta-ay-puntland-markasta-ula-dagaasho-d-f\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Omar-1050x720-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Omar-1050x720-1.jpeg\",\"width\":1050,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-cali-sharmaake-oo-kashifay-sababta-ay-puntland-markasta-ula-dagaasho-d-f\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo kashifay sababta ay Puntland markasta ula dagaasho D\/F\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo kashifay sababta ay Puntland markasta ula dagaasho D\/F - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-cali-sharmaake-oo-kashifay-sababta-ay-puntland-markasta-ula-dagaasho-d-f\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo kashifay sababta ay Puntland markasta ula dagaasho D\/F - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa ka hadlay sababta soo celcelisa khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhexgala Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Puntland. Wareysi uu siiyay Universal TV, ayuu Cumar Cabdirashiid ku sheegay in is qabqabsiga Puntland iyo DFS uu salka ku hayo dastuurka dalka, kaas oo awood gooni ah siinaya Puntland. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-cali-sharmaake-oo-kashifay-sababta-ay-puntland-markasta-ula-dagaasho-d-f\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-06T16:49:32+00:00","og_image":[{"width":1050,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Omar-1050x720-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-cali-sharmaake-oo-kashifay-sababta-ay-puntland-markasta-ula-dagaasho-d-f\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-cali-sharmaake-oo-kashifay-sababta-ay-puntland-markasta-ula-dagaasho-d-f\/","name":"DAAWO:-Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo kashifay sababta ay Puntland markasta ula dagaasho D\/F - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-cali-sharmaake-oo-kashifay-sababta-ay-puntland-markasta-ula-dagaasho-d-f\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-cali-sharmaake-oo-kashifay-sababta-ay-puntland-markasta-ula-dagaasho-d-f\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Omar-1050x720-1.jpeg","datePublished":"2022-09-06T16:49:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-cali-sharmaake-oo-kashifay-sababta-ay-puntland-markasta-ula-dagaasho-d-f\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-cali-sharmaake-oo-kashifay-sababta-ay-puntland-markasta-ula-dagaasho-d-f\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-cali-sharmaake-oo-kashifay-sababta-ay-puntland-markasta-ula-dagaasho-d-f\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Omar-1050x720-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Omar-1050x720-1.jpeg","width":1050,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-cabdirashiid-cali-sharmaake-oo-kashifay-sababta-ay-puntland-markasta-ula-dagaasho-d-f\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo kashifay sababta ay Puntland markasta ula dagaasho D\/F"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172962"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172962"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172962\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172964,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172962\/revisions\/172964"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172963"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172962"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172962"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172962"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}