{"id":172965,"date":"2022-09-07T12:47:22","date_gmt":"2022-09-07T09:47:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172965"},"modified":"2022-09-07T12:47:22","modified_gmt":"2022-09-07T09:47:22","slug":"tv-cba-oo-albaabada-loolaabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tv-cba-oo-albaabada-loolaabay\/","title":{"rendered":"Tv CBA oo albaabada loolaabay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172966\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202297637981247442612089.jpeg\" alt=\"\" width=\"603\" height=\"394\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202297637981247442612089.jpeg 603w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202297637981247442612089-300x196.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 603px) 100vw, 603px\" \/><\/p>\n<p>Xukuumada Somaliland ayaa shaqadii ka joojisay muuqbaahiyaha fadhigiisu yahay Hargaysa, ee Codka Bariga Afrika (CBA), iyadoo lagu eedeeyay in uu baahiyo arrimo amniga lidi ku ah.<\/p>\n<p>Warqad kasoo baxday Wasaarada Warfaafinta Somaliland oo si gaar ah loogu socodsiiyay madaxda muuqbaahiyahan, ayaa loogu sheegay in ay faraha ka qaadaan howlihii warbaahineed ee ay hayeen, waxaana lagala noqday ruqsadii shaqada.<\/p>\n<p>Waraaqda amarka ah laguma caddayn danbi gaar ah, ama barnaamijyo gaar ah oo muuqbaahiyahan lagu qoonsaday, waxaana kali ah lagu xusay in ay baahiyeen barnaamijyo ama warar lidi ku ah amniga Somaliland.<\/p>\n<p>Hadaba, Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryaynta Somaliland Cabdillaahi Abokor Cismaan, oo goob fagaare ah ka hadlayay 28 bishii May, ayaa qaar kamid ah warbaahinta ku eedeeyay in ay faafiyaan fikradaha urrurkii Al-Itaxaad, iyadoo markii danbe falcelin CBA kasoo noqotay ay caddaysay in Abokor uu u jeeday muuqbaahiyahan.<\/p>\n<p>Abokor ayaa markaa soojeediyay in warbaahintaa uu tilmaamay talaabo laga qaado, isagoo sheegay in warbaahintaasi ay darajeeyaan madaxdii urrurkan xagjir ka ahaa, isla markaana ay ka qaadaan waraysiyo.<\/p>\n<p>Hadaba, madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo 31 August, ka qaybgalay xaflada qalinjabinta dufcadii 19aad ee ka baxda Jaamacada Hargaysa, ayaa warbaahinta qaar ku eedeeyay in ay u shaqeeyaan hab sharciga baal marsan.<\/p>\n<p>Xukuumada Somaliland ayaa sannadihii lasoo dhaafay albaabada iskugu dhufatay warhaahin kala duwan, kuwaasi oo markii danbe qaarkood xal laga gaadhay arrintooda dibna loo fasaxay, waxaana warbaahinta ilaa iyo hada xayiraadu saarantahay kamid ah idaacada BBC, oo 19 July laga joojiyay shaqadii ay ka haysay guddaha Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumada Somaliland ayaa shaqadii ka joojisay muuqbaahiyaha fadhigiisu yahay Hargaysa, ee Codka Bariga Afrika (CBA), iyadoo lagu eedeeyay in uu baahiyo arrimo amniga lidi ku ah. Warqad kasoo baxday Wasaarada Warfaafinta Somaliland oo si gaar ah loogu socodsiiyay madaxda muuqbaahiyahan, ayaa loogu sheegay in ay faraha ka qaadaan howlihii warbaahineed ee ay hayeen, waxaana lagala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172966,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172965","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Tv CBA oo albaabada loolaabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tv-cba-oo-albaabada-loolaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Tv CBA oo albaabada loolaabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumada Somaliland ayaa shaqadii ka joojisay muuqbaahiyaha fadhigiisu yahay Hargaysa, ee Codka Bariga Afrika (CBA), iyadoo lagu eedeeyay in uu baahiyo arrimo amniga lidi ku ah. Warqad kasoo baxday Wasaarada Warfaafinta Somaliland oo si gaar ah loogu socodsiiyay madaxda muuqbaahiyahan, ayaa loogu sheegay in ay faraha ka qaadaan howlihii warbaahineed ee ay hayeen, waxaana lagala [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tv-cba-oo-albaabada-loolaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-07T09:47:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202297637981247442612089.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"603\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"394\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tv-cba-oo-albaabada-loolaabay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tv-cba-oo-albaabada-loolaabay\/\",\"name\":\"Tv CBA oo albaabada loolaabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tv-cba-oo-albaabada-loolaabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tv-cba-oo-albaabada-loolaabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202297637981247442612089.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-07T09:47:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tv-cba-oo-albaabada-loolaabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tv-cba-oo-albaabada-loolaabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tv-cba-oo-albaabada-loolaabay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202297637981247442612089.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202297637981247442612089.jpeg\",\"width\":603,\"height\":394},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tv-cba-oo-albaabada-loolaabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Tv CBA oo albaabada loolaabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Tv CBA oo albaabada loolaabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tv-cba-oo-albaabada-loolaabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Tv CBA oo albaabada loolaabay - Wardoon","og_description":"Xukuumada Somaliland ayaa shaqadii ka joojisay muuqbaahiyaha fadhigiisu yahay Hargaysa, ee Codka Bariga Afrika (CBA), iyadoo lagu eedeeyay in uu baahiyo arrimo amniga lidi ku ah. Warqad kasoo baxday Wasaarada Warfaafinta Somaliland oo si gaar ah loogu socodsiiyay madaxda muuqbaahiyahan, ayaa loogu sheegay in ay faraha ka qaadaan howlihii warbaahineed ee ay hayeen, waxaana lagala [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tv-cba-oo-albaabada-loolaabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-07T09:47:22+00:00","og_image":[{"width":603,"height":394,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202297637981247442612089.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tv-cba-oo-albaabada-loolaabay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tv-cba-oo-albaabada-loolaabay\/","name":"Tv CBA oo albaabada loolaabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tv-cba-oo-albaabada-loolaabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tv-cba-oo-albaabada-loolaabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202297637981247442612089.jpeg","datePublished":"2022-09-07T09:47:22+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tv-cba-oo-albaabada-loolaabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/tv-cba-oo-albaabada-loolaabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tv-cba-oo-albaabada-loolaabay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202297637981247442612089.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202297637981247442612089.jpeg","width":603,"height":394},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tv-cba-oo-albaabada-loolaabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Tv CBA oo albaabada loolaabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172965"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172965"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172965\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172967,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172965\/revisions\/172967"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172966"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172965"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172965"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172965"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}