{"id":172968,"date":"2022-09-07T12:57:11","date_gmt":"2022-09-07T09:57:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172968"},"modified":"2022-09-07T12:57:11","modified_gmt":"2022-09-07T09:57:11","slug":"madaxwaynaha-ukrain-oo-dhaar-kumary-in-qamadigiisa-somaliya-ku-badbaadin-doono","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-dhaar-kumary-in-qamadigiisa-somaliya-ku-badbaadin-doono\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Ukrain oo dhaar kumary in Qamadigiisa Somaliya ku badbaadin doono"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-172970\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/download.jpeg\" alt=\"\" width=\"517\" height=\"344\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dalka Ukraine, Volodymyr Zelensky ayaa sheegay inay sii waddayaan in ay dunida ku badbaadiyaan hadhuudhkooda.<\/p>\n<p>Volodymyr Zelensky ayaa ku dhawaaqay in 28,600 oo tan oo Qamadi ah uu dalkiisa todobaadyada soo socda gayndoono Soomaaliya oo halis ugu jirta in macluul darran ku dhufato abaarta awgeed.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay saadaalisay macluul inay Soomaaliya ku dhufan karto dhamaadka sanadkan 2022.<\/p>\n<p>Ukraine ayaa dhowaan billowday in qamadiga dalkeeda kasoo go&#8217;a loo daabulo dunida si wax looga qabto gaajada ku habsatay dalalka Afrika kuyaalla iyo qeybo kamid ah Aasiya oo ku tiirsan qamadiga dibadda.<\/p>\n<p>Shixnadii ugu horreeysay ee hadhuudhka Ukraine ayaa dhawaan tagay bariga Afrika gaar ahaan dalka Jabuuti, iyadoo loogu talo galay Jabuuti iyo Ethiopia in loo qeybiyo gargaarkaas, iyadoo lagusoo daabulay maraakiib toos uga yimid dekedaha Ukraine.<\/p>\n<p>Dowladda Turkiga ayaa damaanad ka ah amniga Maraakiibtan, kadib markii heshiis dhinaca cuntada ah ay kala saxiixdeen, Ukrain, Rushia iyo Turkey.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172969\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-07-at-10.53.53.png\" alt=\"\" width=\"1248\" height=\"924\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-07-at-10.53.53.png 1248w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-07-at-10.53.53-300x222.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-07-at-10.53.53-1024x758.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-07-at-10.53.53-768x569.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-07-at-10.53.53-696x515.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-07-at-10.53.53-1068x791.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-07-at-10.53.53-567x420.png 567w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-07-at-10.53.53-80x60.png 80w\" sizes=\"(max-width: 1248px) 100vw, 1248px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Ukraine, Volodymyr Zelensky ayaa sheegay inay sii waddayaan in ay dunida ku badbaadiyaan hadhuudhkooda. Volodymyr Zelensky ayaa ku dhawaaqay in 28,600 oo tan oo Qamadi ah uu dalkiisa todobaadyada soo socda gayndoono Soomaaliya oo halis ugu jirta in macluul darran ku dhufato abaarta awgeed. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay saadaalisay macluul inay Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172970,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172968","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxwaynaha Ukrain oo dhaar kumary in Qamadigiisa Somaliya ku badbaadin doono - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-dhaar-kumary-in-qamadigiisa-somaliya-ku-badbaadin-doono\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxwaynaha Ukrain oo dhaar kumary in Qamadigiisa Somaliya ku badbaadin doono - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dalka Ukraine, Volodymyr Zelensky ayaa sheegay inay sii waddayaan in ay dunida ku badbaadiyaan hadhuudhkooda. Volodymyr Zelensky ayaa ku dhawaaqay in 28,600 oo tan oo Qamadi ah uu dalkiisa todobaadyada soo socda gayndoono Soomaaliya oo halis ugu jirta in macluul darran ku dhufato abaarta awgeed. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay saadaalisay macluul inay Soomaaliya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-dhaar-kumary-in-qamadigiisa-somaliya-ku-badbaadin-doono\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-07T09:57:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/download.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"275\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"183\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-dhaar-kumary-in-qamadigiisa-somaliya-ku-badbaadin-doono\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-dhaar-kumary-in-qamadigiisa-somaliya-ku-badbaadin-doono\/\",\"name\":\"Madaxwaynaha Ukrain oo dhaar kumary in Qamadigiisa Somaliya ku badbaadin doono - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-dhaar-kumary-in-qamadigiisa-somaliya-ku-badbaadin-doono\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-dhaar-kumary-in-qamadigiisa-somaliya-ku-badbaadin-doono\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/download.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-07T09:57:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-dhaar-kumary-in-qamadigiisa-somaliya-ku-badbaadin-doono\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-dhaar-kumary-in-qamadigiisa-somaliya-ku-badbaadin-doono\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-dhaar-kumary-in-qamadigiisa-somaliya-ku-badbaadin-doono\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/download.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/download.jpeg\",\"width\":275,\"height\":183},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-dhaar-kumary-in-qamadigiisa-somaliya-ku-badbaadin-doono\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxwaynaha Ukrain oo dhaar kumary in Qamadigiisa Somaliya ku badbaadin doono\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxwaynaha Ukrain oo dhaar kumary in Qamadigiisa Somaliya ku badbaadin doono - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-dhaar-kumary-in-qamadigiisa-somaliya-ku-badbaadin-doono\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxwaynaha Ukrain oo dhaar kumary in Qamadigiisa Somaliya ku badbaadin doono - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dalka Ukraine, Volodymyr Zelensky ayaa sheegay inay sii waddayaan in ay dunida ku badbaadiyaan hadhuudhkooda. Volodymyr Zelensky ayaa ku dhawaaqay in 28,600 oo tan oo Qamadi ah uu dalkiisa todobaadyada soo socda gayndoono Soomaaliya oo halis ugu jirta in macluul darran ku dhufato abaarta awgeed. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay saadaalisay macluul inay Soomaaliya [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-dhaar-kumary-in-qamadigiisa-somaliya-ku-badbaadin-doono\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-07T09:57:11+00:00","og_image":[{"width":275,"height":183,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/download.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-dhaar-kumary-in-qamadigiisa-somaliya-ku-badbaadin-doono\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-dhaar-kumary-in-qamadigiisa-somaliya-ku-badbaadin-doono\/","name":"Madaxwaynaha Ukrain oo dhaar kumary in Qamadigiisa Somaliya ku badbaadin doono - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-dhaar-kumary-in-qamadigiisa-somaliya-ku-badbaadin-doono\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-dhaar-kumary-in-qamadigiisa-somaliya-ku-badbaadin-doono\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/download.jpeg","datePublished":"2022-09-07T09:57:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-dhaar-kumary-in-qamadigiisa-somaliya-ku-badbaadin-doono\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-dhaar-kumary-in-qamadigiisa-somaliya-ku-badbaadin-doono\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-dhaar-kumary-in-qamadigiisa-somaliya-ku-badbaadin-doono\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/download.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/download.jpeg","width":275,"height":183},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-dhaar-kumary-in-qamadigiisa-somaliya-ku-badbaadin-doono\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxwaynaha Ukrain oo dhaar kumary in Qamadigiisa Somaliya ku badbaadin doono"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172968"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172968"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172968\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172971,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172968\/revisions\/172971"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172970"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172968"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172968"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172968"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}