{"id":172987,"date":"2022-09-08T11:15:32","date_gmt":"2022-09-08T08:15:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172987"},"modified":"2022-09-08T11:15:32","modified_gmt":"2022-09-08T08:15:32","slug":"itoobiya-oo-iska-fogeysay-barnaamij-ka-baxay-warbaahinteeda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-iska-fogeysay-barnaamij-ka-baxay-warbaahinteeda\/","title":{"rendered":"Itoobiya oo iska fogeysay barnaamij ka baxay warbaahinteeda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172988\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202298637982017598206348.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"367\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202298637982017598206348.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202298637982017598206348-300x167.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Itoobiya ayaa war ka soo saartay barnaamij uu baahiyey TV-ga dowladda Itoobiya, kaas oo diiradda lagu saaray xaalaada Soomaaliya, cinwaana looga dhigay \u201cSoomaaliya waxay soo martay dagaalka sokeeye ee ugu weyn Afrika.\u201d<\/p>\n<p>Wasaaraddu waxay qoraal ay soo saartay ku sheegtay in barnaamijkaas uusan matalin siyaasadda dawladda Itoobiya, isla markaana uusan waafaqsanayn xiriirka labada dal.<\/p>\n<p>\u201cWasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Federaalka Itoobiya waxay ka war haysaa warbixinta aan saxda ahayn ee barnaamijka \u201cETV WORLD\u201d ee ku saabsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, taasi oo la sii daayay Talaadadii, Sebtember 6, 2022. Nuxurka Barnaamijka ma matalo siyaasadda dawladda Itoobiya, waana mid aan waafaqsanayn xiriirka labada dal,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka wasaaradda.<\/p>\n<p>Barnaamijkaas ayaa si gaara diirada u saarayey taariikhda Madaxweyne Xasan Sheekh, ilaa markii uu talada yimid sanadkii 2012 iyo ilaa hadda oo dib loo doortay 15-kii May 2022. Waxay warbixintu dib u gocatay xiriirkii TPLF oo markaas ka talineysay Itoobiya iyo Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Warbixintaas waxay u muuqatay inay Xasan Sheekh u sheegeyso rabitaanka dowladda Abiy Ahmed ee ah inuu Itoobiya u muujiyo garab istaag, si loo hagaajiyo xiriirka labada dal. Balse hadda waa iska fogeysay dowladdu.<\/p>\n<p>Waxay sidoo kale ka warrantay in TPLF dooneyso inuu Xasan Sheekh qaado tallaabooyin lagu wiiqi karo qaranimada Itoobiya. Iyadoo bixisay digniin ah haddii Xasan Sheekh taageero TPLF inay ka dhalan karto argixixso ka halis badan Al-Shabaab, Soomaaliyana ay ku weyn doonto dal weyn oo xulufo la ahaa.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172989\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/305963438_397183969233439_4070059324366545797_n.webp\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"1531\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/305963438_397183969233439_4070059324366545797_n.webp 1180w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/305963438_397183969233439_4070059324366545797_n-231x300.webp 231w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/305963438_397183969233439_4070059324366545797_n-789x1024.webp 789w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/305963438_397183969233439_4070059324366545797_n-768x996.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/305963438_397183969233439_4070059324366545797_n-696x903.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/305963438_397183969233439_4070059324366545797_n-1068x1386.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/305963438_397183969233439_4070059324366545797_n-324x420.webp 324w\" sizes=\"(max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Somalia has been experiencing the oldest civil war in Africa.\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/IbSb2Job05E\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Itoobiya ayaa war ka soo saartay barnaamij uu baahiyey TV-ga dowladda Itoobiya, kaas oo diiradda lagu saaray xaalaada Soomaaliya, cinwaana looga dhigay \u201cSoomaaliya waxay soo martay dagaalka sokeeye ee ugu weyn Afrika.\u201d Wasaaraddu waxay qoraal ay soo saartay ku sheegtay in barnaamijkaas uusan matalin siyaasadda dawladda Itoobiya, isla markaana uusan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172988,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172987","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Itoobiya oo iska fogeysay barnaamij ka baxay warbaahinteeda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-iska-fogeysay-barnaamij-ka-baxay-warbaahinteeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Itoobiya oo iska fogeysay barnaamij ka baxay warbaahinteeda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Itoobiya ayaa war ka soo saartay barnaamij uu baahiyey TV-ga dowladda Itoobiya, kaas oo diiradda lagu saaray xaalaada Soomaaliya, cinwaana looga dhigay \u201cSoomaaliya waxay soo martay dagaalka sokeeye ee ugu weyn Afrika.\u201d Wasaaraddu waxay qoraal ay soo saartay ku sheegtay in barnaamijkaas uusan matalin siyaasadda dawladda Itoobiya, isla markaana uusan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-iska-fogeysay-barnaamij-ka-baxay-warbaahinteeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-08T08:15:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202298637982017598206348.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"367\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-iska-fogeysay-barnaamij-ka-baxay-warbaahinteeda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-iska-fogeysay-barnaamij-ka-baxay-warbaahinteeda\/\",\"name\":\"Itoobiya oo iska fogeysay barnaamij ka baxay warbaahinteeda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-iska-fogeysay-barnaamij-ka-baxay-warbaahinteeda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-iska-fogeysay-barnaamij-ka-baxay-warbaahinteeda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202298637982017598206348.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-08T08:15:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-iska-fogeysay-barnaamij-ka-baxay-warbaahinteeda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-iska-fogeysay-barnaamij-ka-baxay-warbaahinteeda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-iska-fogeysay-barnaamij-ka-baxay-warbaahinteeda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202298637982017598206348.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202298637982017598206348.jpeg\",\"width\":660,\"height\":367},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-iska-fogeysay-barnaamij-ka-baxay-warbaahinteeda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Itoobiya oo iska fogeysay barnaamij ka baxay warbaahinteeda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Itoobiya oo iska fogeysay barnaamij ka baxay warbaahinteeda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-iska-fogeysay-barnaamij-ka-baxay-warbaahinteeda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Itoobiya oo iska fogeysay barnaamij ka baxay warbaahinteeda - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Itoobiya ayaa war ka soo saartay barnaamij uu baahiyey TV-ga dowladda Itoobiya, kaas oo diiradda lagu saaray xaalaada Soomaaliya, cinwaana looga dhigay \u201cSoomaaliya waxay soo martay dagaalka sokeeye ee ugu weyn Afrika.\u201d Wasaaraddu waxay qoraal ay soo saartay ku sheegtay in barnaamijkaas uusan matalin siyaasadda dawladda Itoobiya, isla markaana uusan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-iska-fogeysay-barnaamij-ka-baxay-warbaahinteeda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-08T08:15:32+00:00","og_image":[{"width":660,"height":367,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202298637982017598206348.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-iska-fogeysay-barnaamij-ka-baxay-warbaahinteeda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-iska-fogeysay-barnaamij-ka-baxay-warbaahinteeda\/","name":"Itoobiya oo iska fogeysay barnaamij ka baxay warbaahinteeda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-iska-fogeysay-barnaamij-ka-baxay-warbaahinteeda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-iska-fogeysay-barnaamij-ka-baxay-warbaahinteeda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202298637982017598206348.jpeg","datePublished":"2022-09-08T08:15:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-iska-fogeysay-barnaamij-ka-baxay-warbaahinteeda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-iska-fogeysay-barnaamij-ka-baxay-warbaahinteeda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-iska-fogeysay-barnaamij-ka-baxay-warbaahinteeda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202298637982017598206348.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202298637982017598206348.jpeg","width":660,"height":367},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-iska-fogeysay-barnaamij-ka-baxay-warbaahinteeda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Itoobiya oo iska fogeysay barnaamij ka baxay warbaahinteeda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172987"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172987"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172987\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172990,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172987\/revisions\/172990"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172988"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172987"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172987"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172987"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}