{"id":173020,"date":"2022-09-08T18:08:29","date_gmt":"2022-09-08T15:08:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173020"},"modified":"2022-09-08T18:08:29","modified_gmt":"2022-09-08T15:08:29","slug":"daawo-muuse-waanu-iska-celinaynaa-ciidii-doonto-hasoo-raacdo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-waanu-iska-celinaynaa-ciidii-doonto-hasoo-raacdo\/","title":{"rendered":"DAAWO:-\u201cMuuse waanu iska celinaynaa ciidii doonto hasoo raacdo\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173021\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202298637982177856378440.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"403\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202298637982177856378440.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202298637982177856378440-300x183.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Isbahaysiga mucaaradka Somaliland ayaa ku goodiyay in aanay aqbalayn doorasho aan ahayn ta madaxtooyada, waxayna sheegeen in ay sii wadayaan mudaharaadyadii.<\/p>\n<p>Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, oo warbaahinta si wadajir ah ula hadlay, ayaa sheegay in anay aqbalayn doorasho kale oo kasoo horaysa ta madaxtooyada.<\/p>\n<p>&#8220;Ma jirto doorasho kasoo horayn karta doorashada madaxtooyada oo sharcigeedii iyo miisaaniyadeediiba diyaar yihiin, oo aanu aqbali karnaa ma jirto, ma jiro xeer diyaar ah oo lagu qabto doorashooyinka tooska ah ee urrurada iyo axsaabta qaranka&#8221; Musharax Cirro ayaa sida yidhi.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in anay jirin cid qaban karta doorasho aanay isku waafaqsanayn saddexda xisbi, isaga oo sheegay in qaraarka maxkamada sarre ee ahaa in &#8220;Doorashooyinka urrurada loo galo si toos ah&#8221; aanu noqon karin xeer doorashada lagu dhaqo, isla markaan waxa uu sheegay in golayaasha sharci dajinta uuni ay leeyihiin awooda xeer samaynta.<\/p>\n<p>Sidookale, waxa uu xukuumada ku eedeeyay in ay doorashada madaxtooyada si ku talo gal ah wakhtigeeda u dhaafinayso, waxa uu madaxweynaha ku eedeeyay xil-gudasho la aan, isagoo ka digay in madaxweynaha xil-gudasho la&#8217;aantiisa loogu abaal guddo mudo kordhin aan sharci ahayn.<\/p>\n<p>Waxa ay sheegeen in ay dib u bilaabayaan bannaanbaxyo kuwii hore ka baaxad wayn, isla markaana ka abaabul wanaagsan, dibadbaxyadaas oo socon doona ilaa xal laga gaadhayo muranka siyaasadeed.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fmmsomalitv%2Fvideos%2F802871300892354%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isbahaysiga mucaaradka Somaliland ayaa ku goodiyay in aanay aqbalayn doorasho aan ahayn ta madaxtooyada, waxayna sheegeen in ay sii wadayaan mudaharaadyadii. Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, oo warbaahinta si wadajir ah ula hadlay, ayaa sheegay in anay aqbalayn doorasho kale oo kasoo horaysa ta madaxtooyada. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173021,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173020","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-\u201cMuuse waanu iska celinaynaa ciidii doonto hasoo raacdo\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-waanu-iska-celinaynaa-ciidii-doonto-hasoo-raacdo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-\u201cMuuse waanu iska celinaynaa ciidii doonto hasoo raacdo\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Isbahaysiga mucaaradka Somaliland ayaa ku goodiyay in aanay aqbalayn doorasho aan ahayn ta madaxtooyada, waxayna sheegeen in ay sii wadayaan mudaharaadyadii. Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, oo warbaahinta si wadajir ah ula hadlay, ayaa sheegay in anay aqbalayn doorasho kale oo kasoo horaysa ta madaxtooyada. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-waanu-iska-celinaynaa-ciidii-doonto-hasoo-raacdo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-08T15:08:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202298637982177856378440.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"403\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-waanu-iska-celinaynaa-ciidii-doonto-hasoo-raacdo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-waanu-iska-celinaynaa-ciidii-doonto-hasoo-raacdo\/\",\"name\":\"DAAWO:-\u201cMuuse waanu iska celinaynaa ciidii doonto hasoo raacdo\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-waanu-iska-celinaynaa-ciidii-doonto-hasoo-raacdo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-waanu-iska-celinaynaa-ciidii-doonto-hasoo-raacdo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202298637982177856378440.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-08T15:08:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-waanu-iska-celinaynaa-ciidii-doonto-hasoo-raacdo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-waanu-iska-celinaynaa-ciidii-doonto-hasoo-raacdo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-waanu-iska-celinaynaa-ciidii-doonto-hasoo-raacdo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202298637982177856378440.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202298637982177856378440.jpeg\",\"width\":660,\"height\":403},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-waanu-iska-celinaynaa-ciidii-doonto-hasoo-raacdo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-\u201cMuuse waanu iska celinaynaa ciidii doonto hasoo raacdo\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\u201cMuuse waanu iska celinaynaa ciidii doonto hasoo raacdo\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-waanu-iska-celinaynaa-ciidii-doonto-hasoo-raacdo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\u201cMuuse waanu iska celinaynaa ciidii doonto hasoo raacdo\u201d - Wardoon","og_description":"Isbahaysiga mucaaradka Somaliland ayaa ku goodiyay in aanay aqbalayn doorasho aan ahayn ta madaxtooyada, waxayna sheegeen in ay sii wadayaan mudaharaadyadii. Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, oo warbaahinta si wadajir ah ula hadlay, ayaa sheegay in anay aqbalayn doorasho kale oo kasoo horaysa ta madaxtooyada. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-waanu-iska-celinaynaa-ciidii-doonto-hasoo-raacdo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-08T15:08:29+00:00","og_image":[{"width":660,"height":403,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202298637982177856378440.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-waanu-iska-celinaynaa-ciidii-doonto-hasoo-raacdo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-waanu-iska-celinaynaa-ciidii-doonto-hasoo-raacdo\/","name":"DAAWO:-\u201cMuuse waanu iska celinaynaa ciidii doonto hasoo raacdo\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-waanu-iska-celinaynaa-ciidii-doonto-hasoo-raacdo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-waanu-iska-celinaynaa-ciidii-doonto-hasoo-raacdo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202298637982177856378440.jpeg","datePublished":"2022-09-08T15:08:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-waanu-iska-celinaynaa-ciidii-doonto-hasoo-raacdo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-waanu-iska-celinaynaa-ciidii-doonto-hasoo-raacdo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-waanu-iska-celinaynaa-ciidii-doonto-hasoo-raacdo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202298637982177856378440.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202298637982177856378440.jpeg","width":660,"height":403},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-waanu-iska-celinaynaa-ciidii-doonto-hasoo-raacdo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-\u201cMuuse waanu iska celinaynaa ciidii doonto hasoo raacdo\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173020"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173020"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173020\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173022,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173020\/revisions\/173022"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173021"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173020"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173020"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173020"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}