{"id":173107,"date":"2022-09-10T12:59:57","date_gmt":"2022-09-10T09:59:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173107"},"modified":"2022-09-10T12:59:57","modified_gmt":"2022-09-10T09:59:57","slug":"daawo-ciidanka-macaawisleyda-lama-dhihi-karo-hogaan-maleh","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidanka-macaawisleyda-lama-dhihi-karo-hogaan-maleh\/","title":{"rendered":"DAAWO:-&#8220;Ciidanka Macaawisleyda lama dhihi karo hogaan maleh&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173108\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-10-at-10.57.29.png\" alt=\"\" width=\"1434\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-10-at-10.57.29.png 1434w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-10-at-10.57.29-300x226.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-10-at-10.57.29-1024x771.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-10-at-10.57.29-768x578.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-10-at-10.57.29-696x524.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-10-at-10.57.29-1068x804.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-10-at-10.57.29-558x420.png 558w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-10-at-10.57.29-80x60.png 80w\" sizes=\"(max-width: 1434px) 100vw, 1434px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Golaha Shacabka, isla-markaana kasoo jeeda gobolka Hiiraan ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadalkii ka soo yeeray xuldhibaan Cabdirisaaq Aadan Warsame (Xusul) oo shaaca ka qaaday in maleeshiyaadka Macawiisley ay ka daran yihiin Al-Shabaab ayna halis ku yihiin Soomaaliya.<\/p>\n<p>Jeesow oo hadalkaasi ka jawaabay ayaa shaaca ka qaaday in maleeshiyaadka Macawiisley ay u dagaalamayaan xoreynta gobolka Hiiraan, ayna ay leeyihiin hoggaan &amp; kala dambeyn.<\/p>\n<p>\u201cCiidanka Macaawisleyda ee ka dagaalamaya Hiiraan lama dhihi karo hogaan maleh gudoomiye Cali Jeyte ayaa hogaamiye u ah\u201d ayuu yiri xildhibaan Daahir Amiin Jeesow<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu taageero u muujiyey kooxda MacawiisleyDA ee haatan dagaalka ka wada gobolka Hiiraan, isaga oo sheegay in abaabulkooda uu yahay mid ka dhan ah Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa sidoo kale ballan-qaaday inuu tegi doono Hiiraan, isla-markaana uu ku biiri doono dagaalka, si uu dhiirageliyo shacabka u istaagay inay iska difaacaan Shabaab.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan aad u tageersanahay abaabulka ay wadaan shacabka reer Hiiraan ee Al Shabaab looga xoreynayo Gobolka iyo guud ahaan Dalka oo dhan waana tagi doona si aan ugu biiro dagaalkaas\u201d ayuu markale hadalkiisa sii raaciyay Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow.<\/p>\n<p>Horey guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan, Cali Jayte ayaa ugu jawaabay xildhibaan C\/irsaaq Xusul, isaga oo ku sifeeyey argagixiso khatar ah, sidoo kale wuxuu sheegay in ku dhowaad 20 sano ay deegaankiisii Al-shabaab heystaan, isla markaana uu raali uga yahay.<\/p>\n<p>\u201cNinka la leeyahay Xusul waa argagixiso Al-shabaab ah, kana mid ah Baarlamaanka Soomaaliya, waan dhageystay hadalkiisa wuxuu aflagaadeeyey ciidanka Macawiisley, isgoo u hiilinayay Al-shabaab, taasina waa nasiib daro weyn in Xildhibaan uu waqtigaan eedeeyo shacab Soomaaliyeed oo iska celinaayo Al-shabaab, halkuu taageero uga muujin lahaa,\u201d ayuu yiri Jeyte.<\/p>\n<p>Hadalkaan ayaa ka soo aadayo, iyada oo haatan Hiiraan ay ka socdaan dagaallo culus oo u dhexeeyo Al-Shabaab iyo Macawiisley oo garab ka helayo ciidamada Xoogga dalka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSOMALICABLE%2Fvideos%2F1088690948429569%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Golaha Shacabka, isla-markaana kasoo jeeda gobolka Hiiraan ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadalkii ka soo yeeray xuldhibaan Cabdirisaaq Aadan Warsame (Xusul) oo shaaca ka qaaday in maleeshiyaadka Macawiisley ay ka daran yihiin Al-Shabaab ayna halis ku yihiin Soomaaliya. Jeesow oo hadalkaasi ka jawaabay ayaa shaaca ka qaaday in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173108,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173107","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-&quot;Ciidanka Macaawisleyda lama dhihi karo hogaan maleh&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidanka-macaawisleyda-lama-dhihi-karo-hogaan-maleh\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-&quot;Ciidanka Macaawisleyda lama dhihi karo hogaan maleh&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Golaha Shacabka, isla-markaana kasoo jeeda gobolka Hiiraan ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadalkii ka soo yeeray xuldhibaan Cabdirisaaq Aadan Warsame (Xusul) oo shaaca ka qaaday in maleeshiyaadka Macawiisley ay ka daran yihiin Al-Shabaab ayna halis ku yihiin Soomaaliya. Jeesow oo hadalkaasi ka jawaabay ayaa shaaca ka qaaday in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidanka-macaawisleyda-lama-dhihi-karo-hogaan-maleh\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-10T09:59:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-10-at-10.57.29-1024x771.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"771\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidanka-macaawisleyda-lama-dhihi-karo-hogaan-maleh\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidanka-macaawisleyda-lama-dhihi-karo-hogaan-maleh\/\",\"name\":\"DAAWO:-\\\"Ciidanka Macaawisleyda lama dhihi karo hogaan maleh\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidanka-macaawisleyda-lama-dhihi-karo-hogaan-maleh\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidanka-macaawisleyda-lama-dhihi-karo-hogaan-maleh\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-10-at-10.57.29.png\",\"datePublished\":\"2022-09-10T09:59:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidanka-macaawisleyda-lama-dhihi-karo-hogaan-maleh\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidanka-macaawisleyda-lama-dhihi-karo-hogaan-maleh\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidanka-macaawisleyda-lama-dhihi-karo-hogaan-maleh\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-10-at-10.57.29.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-10-at-10.57.29.png\",\"width\":1434,\"height\":1080},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidanka-macaawisleyda-lama-dhihi-karo-hogaan-maleh\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-&#8220;Ciidanka Macaawisleyda lama dhihi karo hogaan maleh&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\"Ciidanka Macaawisleyda lama dhihi karo hogaan maleh\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidanka-macaawisleyda-lama-dhihi-karo-hogaan-maleh\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\"Ciidanka Macaawisleyda lama dhihi karo hogaan maleh\" - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Golaha Shacabka, isla-markaana kasoo jeeda gobolka Hiiraan ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadalkii ka soo yeeray xuldhibaan Cabdirisaaq Aadan Warsame (Xusul) oo shaaca ka qaaday in maleeshiyaadka Macawiisley ay ka daran yihiin Al-Shabaab ayna halis ku yihiin Soomaaliya. Jeesow oo hadalkaasi ka jawaabay ayaa shaaca ka qaaday in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidanka-macaawisleyda-lama-dhihi-karo-hogaan-maleh\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-10T09:59:57+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":771,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-10-at-10.57.29-1024x771.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidanka-macaawisleyda-lama-dhihi-karo-hogaan-maleh\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidanka-macaawisleyda-lama-dhihi-karo-hogaan-maleh\/","name":"DAAWO:-\"Ciidanka Macaawisleyda lama dhihi karo hogaan maleh\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidanka-macaawisleyda-lama-dhihi-karo-hogaan-maleh\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidanka-macaawisleyda-lama-dhihi-karo-hogaan-maleh\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-10-at-10.57.29.png","datePublished":"2022-09-10T09:59:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidanka-macaawisleyda-lama-dhihi-karo-hogaan-maleh\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidanka-macaawisleyda-lama-dhihi-karo-hogaan-maleh\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidanka-macaawisleyda-lama-dhihi-karo-hogaan-maleh\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-10-at-10.57.29.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-10-at-10.57.29.png","width":1434,"height":1080},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidanka-macaawisleyda-lama-dhihi-karo-hogaan-maleh\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-&#8220;Ciidanka Macaawisleyda lama dhihi karo hogaan maleh&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173107"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173107"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173107\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173109,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173107\/revisions\/173109"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173108"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173107"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173107"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173107"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}