{"id":173114,"date":"2022-09-11T12:11:13","date_gmt":"2022-09-11T09:11:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173114"},"modified":"2022-09-11T12:11:13","modified_gmt":"2022-09-11T09:11:13","slug":"golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-shir-uga-furmo-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-shir-uga-furmo-muqdisho\/","title":{"rendered":"Golaha Wadatashiga Qaran oo Maanta shir uga furmo Muqdisho\u00a0"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173115\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022911637984601657924739.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"373\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022911637984601657924739.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022911637984601657924739-300x170.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee madaxda dowladda Fedaraalka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka, waxaana Muqdisho ku wada sugan madaxweynayaasha maamul goboleedyada marka laga reebo madaxweynaha Puntland oo aan wali Muqdisho soo gaarin.<\/p>\n<p>Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa la sheegay in diirada lagu saarayo arrimo ay ka mid yihiin Amniga, Abaaraha, La dagaalanka Al-Shabaab iyo xoojinta xiriirka dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada, islamarkaana madaxda labada dhinac ay isaga xog wareysaneysan doonaan xal u helista caqabaha xiligaan taagan.<\/p>\n<p>Saacadahii lasoo dhaafay waxaa kulamo gooni gooni ah oo gogol xaar usii ahaa shirka Maanta lagu wado inuu Muqdisho ka furmo uu dhexmaray madaxda Federaalka iyo Kuwa dowlad goboleedyada dalka, waxaana madaxweynayaasha haatan ku sugan Muqdisho ay kala yihiin Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiisa Laftagareen, Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa ah madaxweynaha wali aanan soo gaarin magaalada Muqdisho, iyadoo qorshaha shirka wadatashiga qarana uu yahay inuu Maanta furmo, mana jirto wax war ah oo kasoo baxay Madaxtooyada Puntland oo ku aadan in madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni uu soo gaarayo Muqdisho iyo inuu ka baaqanayo kulanka, maadama madaxda maamulada kale ay ku wada sugan yihiin magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee madaxda dowladda Fedaraalka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka, waxaana Muqdisho ku wada sugan madaxweynayaasha maamul goboleedyada marka laga reebo madaxweynaha Puntland oo aan wali Muqdisho soo gaarin. Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa la sheegay in diirada lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173115,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173114","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Golaha Wadatashiga Qaran oo Maanta shir uga furmo Muqdisho\u00a0 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-shir-uga-furmo-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Golaha Wadatashiga Qaran oo Maanta shir uga furmo Muqdisho\u00a0 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee madaxda dowladda Fedaraalka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka, waxaana Muqdisho ku wada sugan madaxweynayaasha maamul goboleedyada marka laga reebo madaxweynaha Puntland oo aan wali Muqdisho soo gaarin. Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa la sheegay in diirada lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-shir-uga-furmo-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-11T09:11:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022911637984601657924739.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"373\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-shir-uga-furmo-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-shir-uga-furmo-muqdisho\/\",\"name\":\"Golaha Wadatashiga Qaran oo Maanta shir uga furmo Muqdisho\u00a0 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-shir-uga-furmo-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-shir-uga-furmo-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022911637984601657924739.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-11T09:11:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-shir-uga-furmo-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-shir-uga-furmo-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-shir-uga-furmo-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022911637984601657924739.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022911637984601657924739.jpeg\",\"width\":660,\"height\":373},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-shir-uga-furmo-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Golaha Wadatashiga Qaran oo Maanta shir uga furmo Muqdisho\u00a0\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Golaha Wadatashiga Qaran oo Maanta shir uga furmo Muqdisho\u00a0 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-shir-uga-furmo-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Golaha Wadatashiga Qaran oo Maanta shir uga furmo Muqdisho\u00a0 - Wardoon","og_description":"Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee madaxda dowladda Fedaraalka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka, waxaana Muqdisho ku wada sugan madaxweynayaasha maamul goboleedyada marka laga reebo madaxweynaha Puntland oo aan wali Muqdisho soo gaarin. Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa la sheegay in diirada lagu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-shir-uga-furmo-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-11T09:11:13+00:00","og_image":[{"width":660,"height":373,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022911637984601657924739.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-shir-uga-furmo-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-shir-uga-furmo-muqdisho\/","name":"Golaha Wadatashiga Qaran oo Maanta shir uga furmo Muqdisho\u00a0 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-shir-uga-furmo-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-shir-uga-furmo-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022911637984601657924739.jpeg","datePublished":"2022-09-11T09:11:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-shir-uga-furmo-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-shir-uga-furmo-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-shir-uga-furmo-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022911637984601657924739.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022911637984601657924739.jpeg","width":660,"height":373},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wadatashiga-qaran-oo-maanta-shir-uga-furmo-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Golaha Wadatashiga Qaran oo Maanta shir uga furmo Muqdisho\u00a0"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173114"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173114"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173114\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173116,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173114\/revisions\/173116"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173115"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173114"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173114"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173114"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}