{"id":173136,"date":"2022-09-12T12:17:48","date_gmt":"2022-09-12T09:17:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173136"},"modified":"2022-09-12T12:17:48","modified_gmt":"2022-09-12T09:17:48","slug":"xasan-sheekh-iyo-beesha-galmaax-oo-heshiiyay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-iyo-beesha-galmaax-oo-heshiiyay-sawirro\/","title":{"rendered":"Xasan Sheekh iyo Beesha Galmaax oo heshiiyay +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173139\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Galmax-3.jpeg\" alt=\"\" width=\"859\" height=\"778\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Galmax-3.jpeg 859w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Galmax-3-300x272.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Galmax-3-768x696.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Galmax-3-696x630.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Galmax-3-464x420.jpeg 464w\" sizes=\"(max-width: 859px) 100vw, 859px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay siyaasiyiin, waxgarad iyo ganacsato kasoo jeeda beesha Galmaax Yoonis oo katirsan beesha Abgaal.<\/p>\n<p>Siyaasiyiinta Beesha Galmaax ee la kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa hoggaaminayay Xildhibaan Cismaan Xaadoole, waxa ayna beeshan ka cabanayeen in madaxweynaha uga baxay ballan aheyd in uu siinayo guddoomiyaha gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku helnay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka garaabay cabashada beesha Galmaax Yoonis iyo ballamihii uu uga baxay oo ugu horeysan in uu siinayo guddoomiyaha gobolka Banaadir, balse markii dambe siiyay saaxiibkiis Madaale.<\/p>\n<p>Siyaasiyiinta Galmaax iyo odayaasha dhaqanka ayaa madaxweyne Xasan Sheekh farta ka saaray liis xilal ay beesha ka dooneyso dowladda uu hoggaamiyo, waxa uuna Madaxweynaha u ballanqaaday in uu siin doono inta karaankiisa ah si ay u qancaan.<\/p>\n<p>Kulankan xalay dhax maray Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Siyaasitiinta iyo waxgaradka beesha Galmaax Yoonis ayaa la sheegay in uu kusoo dhammaamaday is faham, waxa ayna labada dhinac isku raaceen in la joojiyo buuqa siyaasadeed ee maalmahan taagnaa.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173137\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/galmax-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"867\" height=\"587\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/galmax-1.jpeg 867w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/galmax-1-300x203.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/galmax-1-768x520.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/galmax-1-696x471.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/galmax-1-620x420.jpeg 620w\" sizes=\"(max-width: 867px) 100vw, 867px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-173138\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/galmax-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"864\" height=\"780\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/galmax-2.jpeg 864w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/galmax-2-300x271.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/galmax-2-768x693.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/galmax-2-696x628.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/galmax-2-465x420.jpeg 465w\" sizes=\"(max-width: 864px) 100vw, 864px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-173139\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Galmax-3.jpeg\" alt=\"\" width=\"859\" height=\"778\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Galmax-3.jpeg 859w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Galmax-3-300x272.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Galmax-3-768x696.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Galmax-3-696x630.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Galmax-3-464x420.jpeg 464w\" sizes=\"(max-width: 859px) 100vw, 859px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay siyaasiyiin, waxgarad iyo ganacsato kasoo jeeda beesha Galmaax Yoonis oo katirsan beesha Abgaal. Siyaasiyiinta Beesha Galmaax ee la kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa hoggaaminayay Xildhibaan Cismaan Xaadoole, waxa ayna beeshan ka cabanayeen in madaxweynaha uga baxay ballan aheyd in uu siinayo guddoomiyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173138,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173136","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan Sheekh iyo Beesha Galmaax oo heshiiyay +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-iyo-beesha-galmaax-oo-heshiiyay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan Sheekh iyo Beesha Galmaax oo heshiiyay +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay siyaasiyiin, waxgarad iyo ganacsato kasoo jeeda beesha Galmaax Yoonis oo katirsan beesha Abgaal. Siyaasiyiinta Beesha Galmaax ee la kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa hoggaaminayay Xildhibaan Cismaan Xaadoole, waxa ayna beeshan ka cabanayeen in madaxweynaha uga baxay ballan aheyd in uu siinayo guddoomiyaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-iyo-beesha-galmaax-oo-heshiiyay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-12T09:17:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/galmax-2.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"864\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-iyo-beesha-galmaax-oo-heshiiyay-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-iyo-beesha-galmaax-oo-heshiiyay-sawirro\/\",\"name\":\"Xasan Sheekh iyo Beesha Galmaax oo heshiiyay +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-iyo-beesha-galmaax-oo-heshiiyay-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-iyo-beesha-galmaax-oo-heshiiyay-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/galmax-2.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-12T09:17:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-iyo-beesha-galmaax-oo-heshiiyay-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-iyo-beesha-galmaax-oo-heshiiyay-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-iyo-beesha-galmaax-oo-heshiiyay-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/galmax-2.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/galmax-2.jpeg\",\"width\":864,\"height\":780},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-iyo-beesha-galmaax-oo-heshiiyay-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan Sheekh iyo Beesha Galmaax oo heshiiyay +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan Sheekh iyo Beesha Galmaax oo heshiiyay +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-iyo-beesha-galmaax-oo-heshiiyay-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan Sheekh iyo Beesha Galmaax oo heshiiyay +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay siyaasiyiin, waxgarad iyo ganacsato kasoo jeeda beesha Galmaax Yoonis oo katirsan beesha Abgaal. Siyaasiyiinta Beesha Galmaax ee la kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa hoggaaminayay Xildhibaan Cismaan Xaadoole, waxa ayna beeshan ka cabanayeen in madaxweynaha uga baxay ballan aheyd in uu siinayo guddoomiyaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-iyo-beesha-galmaax-oo-heshiiyay-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-12T09:17:48+00:00","og_image":[{"width":864,"height":780,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/galmax-2.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-iyo-beesha-galmaax-oo-heshiiyay-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-iyo-beesha-galmaax-oo-heshiiyay-sawirro\/","name":"Xasan Sheekh iyo Beesha Galmaax oo heshiiyay +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-iyo-beesha-galmaax-oo-heshiiyay-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-iyo-beesha-galmaax-oo-heshiiyay-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/galmax-2.jpeg","datePublished":"2022-09-12T09:17:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-iyo-beesha-galmaax-oo-heshiiyay-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-iyo-beesha-galmaax-oo-heshiiyay-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-iyo-beesha-galmaax-oo-heshiiyay-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/galmax-2.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/galmax-2.jpeg","width":864,"height":780},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-iyo-beesha-galmaax-oo-heshiiyay-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan Sheekh iyo Beesha Galmaax oo heshiiyay +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173136"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173136"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173136\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173140,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173136\/revisions\/173140"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173138"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173136"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173136"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173136"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}