{"id":173172,"date":"2022-09-13T19:49:44","date_gmt":"2022-09-13T16:49:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173172"},"modified":"2022-09-13T19:49:44","modified_gmt":"2022-09-13T16:49:44","slug":"dhagayso-qoorqoor-oo-1-sano-kudarsaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qoorqoor-oo-1-sano-kudarsaday\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-Qoorqoor oo 1 sano kudarsaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154863\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/113043604_qoorqoor.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/113043604_qoorqoor.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/113043604_qoorqoor-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa muddo xileedka Madaxweynaha Galmudug ka dhigay 5 sano, oo ka bilaabaneysa markii la doortay.<\/p>\n<p>Madaxweyne Qoorqoor ayaa ku biiraya madaxweynayaasha Koonfur galbeed, Hirshabeelle iyo Jubbaland, kuwaas oo min hal sano ku kororsaday muddo xilleedkooda, iyagoo u marayay mooshino la horgeeyay barlamaanadooda.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda dowladda Soomaaliya ma aysan cadeynin mowqifkeeda ku aadan muddo korarsiga madaxweynayaasha dowlad goboleedyada sameeyeen.<\/p>\n<p>Khilaaf ayaa hadda ka taagan muddo kororsiga dowlad goboleedyada, iyadoo siyaasiyiin iyo xildhibaanno kasoo jeeda maamuladaas ay dowladda federalka ku cadaadinayaan inay sharci darro ku tilmaamto waqti kororsiga madax-weynayaasha dowlad goboleedyada.<\/p>\n<p>Dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada oo maalintii shalay wada gaaray heshiis wada shaqayn ah lama oga inay si hoose ugu heshiiyeen xil kororsiga dowlad goboleedyada.<\/p>\n<p>Dadka siyaasada fallanqeeya ayaa aamisan tallaabada dowlad goboleedyadu inay dariiqa usii xaari karayso in dowladda federalku iyaduna ay kororsato muddo xil haynta golayaasheeda dastuuriga ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fbbcnewssomali%2Fvideos%2F1112023662747127%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa muddo xileedka Madaxweynaha Galmudug ka dhigay 5 sano, oo ka bilaabaneysa markii la doortay. Madaxweyne Qoorqoor ayaa ku biiraya madaxweynayaasha Koonfur galbeed, Hirshabeelle iyo Jubbaland, kuwaas oo min hal sano ku kororsaday muddo xilleedkooda, iyagoo u marayay mooshino la horgeeyay barlamaanadooda. Illaa iyo hadda dowladda Soomaaliya ma aysan cadeynin mowqifkeeda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154863,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173172","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-Qoorqoor oo 1 sano kudarsaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qoorqoor-oo-1-sano-kudarsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-Qoorqoor oo 1 sano kudarsaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa muddo xileedka Madaxweynaha Galmudug ka dhigay 5 sano, oo ka bilaabaneysa markii la doortay. Madaxweyne Qoorqoor ayaa ku biiraya madaxweynayaasha Koonfur galbeed, Hirshabeelle iyo Jubbaland, kuwaas oo min hal sano ku kororsaday muddo xilleedkooda, iyagoo u marayay mooshino la horgeeyay barlamaanadooda. Illaa iyo hadda dowladda Soomaaliya ma aysan cadeynin mowqifkeeda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qoorqoor-oo-1-sano-kudarsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-13T16:49:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/113043604_qoorqoor.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qoorqoor-oo-1-sano-kudarsaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qoorqoor-oo-1-sano-kudarsaday\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-Qoorqoor oo 1 sano kudarsaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qoorqoor-oo-1-sano-kudarsaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qoorqoor-oo-1-sano-kudarsaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/113043604_qoorqoor.jpg\",\"datePublished\":\"2022-09-13T16:49:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qoorqoor-oo-1-sano-kudarsaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qoorqoor-oo-1-sano-kudarsaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qoorqoor-oo-1-sano-kudarsaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/113043604_qoorqoor.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/113043604_qoorqoor.jpg\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qoorqoor-oo-1-sano-kudarsaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-Qoorqoor oo 1 sano kudarsaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-Qoorqoor oo 1 sano kudarsaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qoorqoor-oo-1-sano-kudarsaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-Qoorqoor oo 1 sano kudarsaday - Wardoon","og_description":"Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa muddo xileedka Madaxweynaha Galmudug ka dhigay 5 sano, oo ka bilaabaneysa markii la doortay. Madaxweyne Qoorqoor ayaa ku biiraya madaxweynayaasha Koonfur galbeed, Hirshabeelle iyo Jubbaland, kuwaas oo min hal sano ku kororsaday muddo xilleedkooda, iyagoo u marayay mooshino la horgeeyay barlamaanadooda. Illaa iyo hadda dowladda Soomaaliya ma aysan cadeynin mowqifkeeda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qoorqoor-oo-1-sano-kudarsaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-13T16:49:44+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/113043604_qoorqoor.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qoorqoor-oo-1-sano-kudarsaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qoorqoor-oo-1-sano-kudarsaday\/","name":"DHAGAYSO:-Qoorqoor oo 1 sano kudarsaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qoorqoor-oo-1-sano-kudarsaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qoorqoor-oo-1-sano-kudarsaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/113043604_qoorqoor.jpg","datePublished":"2022-09-13T16:49:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qoorqoor-oo-1-sano-kudarsaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qoorqoor-oo-1-sano-kudarsaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qoorqoor-oo-1-sano-kudarsaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/113043604_qoorqoor.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/113043604_qoorqoor.jpg","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qoorqoor-oo-1-sano-kudarsaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-Qoorqoor oo 1 sano kudarsaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173172"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173172"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173172\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173173,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173172\/revisions\/173173"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154863"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173172"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173172"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173172"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}