{"id":173212,"date":"2022-09-14T11:40:13","date_gmt":"2022-09-14T08:40:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173212"},"modified":"2022-09-14T11:40:13","modified_gmt":"2022-09-14T08:40:13","slug":"daawo-al-cadaala-oo-kashifay-arrin-ay-billowday-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-kashifay-arrin-ay-billowday-al-shabaab\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Al-Cadaala oo kashifay arrin ay billowday Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173213\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/alcadaala-1.webp\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/alcadaala-1.webp 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/alcadaala-1-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/alcadaala-1-1024x682.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/alcadaala-1-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/alcadaala-1-1536x1023.webp 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/alcadaala-1-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/alcadaala-1-1068x711.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/alcadaala-1-631x420.webp 631w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa si faahfaahsan uga hadlay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab iyo kacdoonka shacab ee ka billowday gobollada Hiiraan iyo Galgaduud.<\/p>\n<p>Al-Cadaala ayaa shaaca ka qaaday in haatan kooxdu wajaheyso cadaadis xoogan oo ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo shacabka uga imaanaya, balse wuxuu tilmaamay in hadda ay billowday xeelad cusub oo isaga jeedineyso dagaallada ku socdo.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta ayaa sheegay in Al-Shabaab ay billowday isku dirka beelaha, isla-markaana ay jiraan dad ay lacag ku siisay arrintaas, si ay isaga horkeenaan beelaha Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi kusii daray inay ku raadjoogaan dadkaasi, islamarkaana ay ka qaadi doonaan tallaabo adag oo sharciga waafaqsan.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu xusay in hay\u2019adaha ammaanka ay la socdaan arrintaan, islamarkaana ay wadaan dabagal iyo baaris, si looga hortego qorshaha kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p><em>\u201c<\/em>Waxa aan heynaa oo caddeymaheeda la hayaa oo qaarkood Hay\u2019adaha Sharciga &amp; ammaanka daba socdaan Dad Al-Shabaab ay lacag ku siiyeen in ay qabaa\u2019il isku dhuftaan oo qaarkood shaqadaas fuliyay, goobaha inta badan hadda qabiillada la isku dhuftayna waa goobaha culeyska ka jiro oo Al-Shabaab qabaa\u2019ilka Soomaaliyeed kula dagaalamayaan ama iska abaabulayaan\u201d ayuu yiri Al-Cadaala Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta XFS.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo weli dhaq dhaqaaqyo iyo howlgallo ay wadaan ciidamada Xoogga oo kaashanaya Macawiisleyda ee ku sugan HirShabelle &amp; Galmudug.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F5524517284293574%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa si faahfaahsan uga hadlay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab iyo kacdoonka shacab ee ka billowday gobollada Hiiraan iyo Galgaduud. Al-Cadaala ayaa shaaca ka qaaday in haatan kooxdu wajaheyso cadaadis xoogan oo ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo shacabka uga imaanaya, balse wuxuu tilmaamay in hadda ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173213,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173212","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Al-Cadaala oo kashifay arrin ay billowday Al-Shabaab - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-kashifay-arrin-ay-billowday-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Al-Cadaala oo kashifay arrin ay billowday Al-Shabaab - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa si faahfaahsan uga hadlay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab iyo kacdoonka shacab ee ka billowday gobollada Hiiraan iyo Galgaduud. Al-Cadaala ayaa shaaca ka qaaday in haatan kooxdu wajaheyso cadaadis xoogan oo ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo shacabka uga imaanaya, balse wuxuu tilmaamay in hadda ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-kashifay-arrin-ay-billowday-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-14T08:40:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/alcadaala-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-kashifay-arrin-ay-billowday-al-shabaab\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-kashifay-arrin-ay-billowday-al-shabaab\/\",\"name\":\"DAAWO:-Al-Cadaala oo kashifay arrin ay billowday Al-Shabaab - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-kashifay-arrin-ay-billowday-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-kashifay-arrin-ay-billowday-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/alcadaala-1.webp\",\"datePublished\":\"2022-09-14T08:40:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-kashifay-arrin-ay-billowday-al-shabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-kashifay-arrin-ay-billowday-al-shabaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-kashifay-arrin-ay-billowday-al-shabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/alcadaala-1.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/alcadaala-1.webp\",\"width\":2048,\"height\":1364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-kashifay-arrin-ay-billowday-al-shabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Al-Cadaala oo kashifay arrin ay billowday Al-Shabaab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Al-Cadaala oo kashifay arrin ay billowday Al-Shabaab - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-kashifay-arrin-ay-billowday-al-shabaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Al-Cadaala oo kashifay arrin ay billowday Al-Shabaab - Wardoon","og_description":"Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa si faahfaahsan uga hadlay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab iyo kacdoonka shacab ee ka billowday gobollada Hiiraan iyo Galgaduud. Al-Cadaala ayaa shaaca ka qaaday in haatan kooxdu wajaheyso cadaadis xoogan oo ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo shacabka uga imaanaya, balse wuxuu tilmaamay in hadda ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-kashifay-arrin-ay-billowday-al-shabaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-14T08:40:13+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1364,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/alcadaala-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-kashifay-arrin-ay-billowday-al-shabaab\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-kashifay-arrin-ay-billowday-al-shabaab\/","name":"DAAWO:-Al-Cadaala oo kashifay arrin ay billowday Al-Shabaab - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-kashifay-arrin-ay-billowday-al-shabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-kashifay-arrin-ay-billowday-al-shabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/alcadaala-1.webp","datePublished":"2022-09-14T08:40:13+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-kashifay-arrin-ay-billowday-al-shabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-kashifay-arrin-ay-billowday-al-shabaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-kashifay-arrin-ay-billowday-al-shabaab\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/alcadaala-1.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/alcadaala-1.webp","width":2048,"height":1364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-oo-kashifay-arrin-ay-billowday-al-shabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Al-Cadaala oo kashifay arrin ay billowday Al-Shabaab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173212"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173212"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173212\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173214,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173212\/revisions\/173214"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173213"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173212"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173212"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173212"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}