{"id":173242,"date":"2022-09-15T11:31:56","date_gmt":"2022-09-15T08:31:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173242"},"modified":"2022-09-15T11:31:56","modified_gmt":"2022-09-15T08:31:56","slug":"duqeymo-weli-ka-soconaya-gobalka-tigray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqeymo-weli-ka-soconaya-gobalka-tigray\/","title":{"rendered":"Duqeymo weli ka soconaya gobalka Tigray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173243\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1000.webp\" alt=\"\" width=\"700\" height=\"467\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1000.webp 700w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1000-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1000-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1000-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 700px) 100vw, 700px\" \/><\/p>\n<p>10 qof ayaa lagu dilay Arbacadii weerar cirka ah oo ka dhacay caasimadda gobolka Tigray ee Itoobiya, sida ay xaqjjiyeen saraakiisha isbitaalka, iyada oo ciidamada TPLF ay ku eedeeyeen ciidamada deriska ah ee Eritrea inay mar kale ku biireen dagaalka ka dhanka ah.<\/p>\n<p>Dowladda Itoobiya oo tan iyo dabayaaqadii 2020 dagaal kula jirtay Jabhadda Tigray-ga ayaan si degdeg ah uga jawaabin codsiyo ku aaddan duqeymaha cirka, dagaalka iyo joogitaanka ciidamada Eritrea.<\/p>\n<p>Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Arbacadi duqaymahan ka gaystay magaalada Mekelle ayaa kusoo beegmay xili kooxda TPLF ay soo bandhigtay heshiis xabbad-joojin ah dhammaadkii toddobaadkan.<\/p>\n<p>Dhibanayaasha Mekelle waxaa ka mid ah aabbe lagu dilay duqeyntii labaad iyo wiil uu dhalay oo dhakhtar ahaa, kaasoo dhaawacmay isagoo daryeelaya dhibbanayaasha, sida ay sheegtay Vasika Amdislasi, oo ah dhakhtar qalliin oo ka tirsan Isbitaalka Ayder Referral ee magaalada Mekele, waxaana duqeyntaas sidoo kale ku dhaawacmay 13 qof.<\/p>\n<p>Shan ka mid ah dhibanayaasha ayaa dhintay intii loo sii waday isbitaalka, sida uu xaqiijiyay Kipirum Gebrselassie, oo ah maamulaha guud ee Ayder. Isaga oo soo xiganaya isku duwaha xaaladaha degdegga ah ee Mekele, wuxuu sheegay in shan qof oo kale ay ku dhinteen isla goobta oo lagu magacaabo Dajem Amsal.<\/p>\n<p>Iyadoo dagaalo ay ka socdaan qaybo badan oo ka tirsan gobolka Tigray iyo gobolka Axmaarada ee dariska la ah, ayaa taliyaha guud ee kooxda TPLF Tadesse Werede uu ku sheegay waraysi uu siiyay telefiishanka Tigray-ga Talaadadii in milatariga Eritrea ay qabsadeen magaalada Shiraro oo u dhaw xadka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 qof ayaa lagu dilay Arbacadii weerar cirka ah oo ka dhacay caasimadda gobolka Tigray ee Itoobiya, sida ay xaqjjiyeen saraakiisha isbitaalka, iyada oo ciidamada TPLF ay ku eedeeyeen ciidamada deriska ah ee Eritrea inay mar kale ku biireen dagaalka ka dhanka ah. Dowladda Itoobiya oo tan iyo dabayaaqadii 2020 dagaal kula jirtay Jabhadda Tigray-ga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173243,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173242","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Duqeymo weli ka soconaya gobalka Tigray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqeymo-weli-ka-soconaya-gobalka-tigray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Duqeymo weli ka soconaya gobalka Tigray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"10 qof ayaa lagu dilay Arbacadii weerar cirka ah oo ka dhacay caasimadda gobolka Tigray ee Itoobiya, sida ay xaqjjiyeen saraakiisha isbitaalka, iyada oo ciidamada TPLF ay ku eedeeyeen ciidamada deriska ah ee Eritrea inay mar kale ku biireen dagaalka ka dhanka ah. Dowladda Itoobiya oo tan iyo dabayaaqadii 2020 dagaal kula jirtay Jabhadda Tigray-ga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqeymo-weli-ka-soconaya-gobalka-tigray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-15T08:31:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1000.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"700\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"467\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqeymo-weli-ka-soconaya-gobalka-tigray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqeymo-weli-ka-soconaya-gobalka-tigray\/\",\"name\":\"Duqeymo weli ka soconaya gobalka Tigray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqeymo-weli-ka-soconaya-gobalka-tigray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqeymo-weli-ka-soconaya-gobalka-tigray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1000.webp\",\"datePublished\":\"2022-09-15T08:31:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqeymo-weli-ka-soconaya-gobalka-tigray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqeymo-weli-ka-soconaya-gobalka-tigray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqeymo-weli-ka-soconaya-gobalka-tigray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1000.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1000.webp\",\"width\":700,\"height\":467},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqeymo-weli-ka-soconaya-gobalka-tigray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Duqeymo weli ka soconaya gobalka Tigray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Duqeymo weli ka soconaya gobalka Tigray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqeymo-weli-ka-soconaya-gobalka-tigray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Duqeymo weli ka soconaya gobalka Tigray - Wardoon","og_description":"10 qof ayaa lagu dilay Arbacadii weerar cirka ah oo ka dhacay caasimadda gobolka Tigray ee Itoobiya, sida ay xaqjjiyeen saraakiisha isbitaalka, iyada oo ciidamada TPLF ay ku eedeeyeen ciidamada deriska ah ee Eritrea inay mar kale ku biireen dagaalka ka dhanka ah. Dowladda Itoobiya oo tan iyo dabayaaqadii 2020 dagaal kula jirtay Jabhadda Tigray-ga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqeymo-weli-ka-soconaya-gobalka-tigray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-15T08:31:56+00:00","og_image":[{"width":700,"height":467,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1000.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqeymo-weli-ka-soconaya-gobalka-tigray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqeymo-weli-ka-soconaya-gobalka-tigray\/","name":"Duqeymo weli ka soconaya gobalka Tigray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqeymo-weli-ka-soconaya-gobalka-tigray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqeymo-weli-ka-soconaya-gobalka-tigray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1000.webp","datePublished":"2022-09-15T08:31:56+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqeymo-weli-ka-soconaya-gobalka-tigray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/duqeymo-weli-ka-soconaya-gobalka-tigray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqeymo-weli-ka-soconaya-gobalka-tigray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1000.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1000.webp","width":700,"height":467},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqeymo-weli-ka-soconaya-gobalka-tigray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Duqeymo weli ka soconaya gobalka Tigray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173242"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173242"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173242\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173244,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173242\/revisions\/173244"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173243"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173242"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173242"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173242"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}