{"id":173279,"date":"2022-09-16T11:29:58","date_gmt":"2022-09-16T08:29:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173279"},"modified":"2022-09-16T11:29:58","modified_gmt":"2022-09-16T08:29:58","slug":"lafta-gareen-oo-magacaabay-wasiiro-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-magacaabay-wasiiro-cusub\/","title":{"rendered":"Lafta-gareen Oo Magacaabay Wasiiro Cusub"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173280\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/La.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/La.jpeg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/La-300x172.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/La-696x399.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/La-733x420.jpeg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay magacaabay Wasiiro iyo Wasiir ku-xigeeno cusub oo kamid noqonaya Maamulkiisa, kadib wareegto kasoo baxday xafiiskiisa.<\/p>\n<p>Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha u magacaabay Cabdullaahi Cabdi Maxamed, Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta Koonfur Galbeed ayaa loo magacaabay Cabdullaahi C\/raxmaan Ibraahim Baardheere.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Dekaddaha Maamulka ayaa waxaa laga dhigay Mukhtaar Maxamed Aadan, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda howlaha guud ee Koonfur Galbeed ayaa loo magacaabay Maxamed Carmo Maxamed.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweyne Lafta-gareen ayaa Axmed Maxamed Aadan u magacaabay Wasiir ku-xigeenka Bay\u2019ada iyo Duur-joogta iyo Muxyadiin Xaaji Caddow oo loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Boostada Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa faray Wasiirada cusub ee uu magacaabay inay si dhaqsi ah xilka ugala wareegaan Wasiiradii xilalka laga qaaday.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173281\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Capture-4.jpeg\" alt=\"\" width=\"651\" height=\"851\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Capture-4.jpeg 651w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Capture-4-229x300.jpeg 229w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Capture-4-321x420.jpeg 321w\" sizes=\"(max-width: 651px) 100vw, 651px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay magacaabay Wasiiro iyo Wasiir ku-xigeeno cusub oo kamid noqonaya Maamulkiisa, kadib wareegto kasoo baxday xafiiskiisa. Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha u magacaabay Cabdullaahi Cabdi Maxamed, Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta Koonfur Galbeed ayaa loo magacaabay Cabdullaahi C\/raxmaan Ibraahim Baardheere. Wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173280,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173279","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Lafta-gareen Oo Magacaabay Wasiiro Cusub - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-magacaabay-wasiiro-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Lafta-gareen Oo Magacaabay Wasiiro Cusub - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay magacaabay Wasiiro iyo Wasiir ku-xigeeno cusub oo kamid noqonaya Maamulkiisa, kadib wareegto kasoo baxday xafiiskiisa. Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha u magacaabay Cabdullaahi Cabdi Maxamed, Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta Koonfur Galbeed ayaa loo magacaabay Cabdullaahi C\/raxmaan Ibraahim Baardheere. Wasiirka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-magacaabay-wasiiro-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-16T08:29:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/La.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-magacaabay-wasiiro-cusub\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-magacaabay-wasiiro-cusub\/\",\"name\":\"Lafta-gareen Oo Magacaabay Wasiiro Cusub - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-magacaabay-wasiiro-cusub\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-magacaabay-wasiiro-cusub\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/La.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-16T08:29:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-magacaabay-wasiiro-cusub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-magacaabay-wasiiro-cusub\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-magacaabay-wasiiro-cusub\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/La.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/La.jpeg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-magacaabay-wasiiro-cusub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Lafta-gareen Oo Magacaabay Wasiiro Cusub\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Lafta-gareen Oo Magacaabay Wasiiro Cusub - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-magacaabay-wasiiro-cusub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Lafta-gareen Oo Magacaabay Wasiiro Cusub - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay magacaabay Wasiiro iyo Wasiir ku-xigeeno cusub oo kamid noqonaya Maamulkiisa, kadib wareegto kasoo baxday xafiiskiisa. Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha u magacaabay Cabdullaahi Cabdi Maxamed, Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta Koonfur Galbeed ayaa loo magacaabay Cabdullaahi C\/raxmaan Ibraahim Baardheere. Wasiirka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-magacaabay-wasiiro-cusub\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-16T08:29:58+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/La.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-magacaabay-wasiiro-cusub\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-magacaabay-wasiiro-cusub\/","name":"Lafta-gareen Oo Magacaabay Wasiiro Cusub - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-magacaabay-wasiiro-cusub\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-magacaabay-wasiiro-cusub\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/La.jpeg","datePublished":"2022-09-16T08:29:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-magacaabay-wasiiro-cusub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-magacaabay-wasiiro-cusub\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-magacaabay-wasiiro-cusub\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/La.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/La.jpeg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-magacaabay-wasiiro-cusub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Lafta-gareen Oo Magacaabay Wasiiro Cusub"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173279"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173279"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173279\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173282,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173279\/revisions\/173282"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173280"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173279"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173279"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173279"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}