{"id":173291,"date":"2022-09-17T13:54:57","date_gmt":"2022-09-17T10:54:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173291"},"modified":"2022-09-17T13:59:01","modified_gmt":"2022-09-17T10:59:01","slug":"nabadoon-yuusuf-fiidoow-faarax-oo-qarax-kudhintay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-yuusuf-fiidoow-faarax-oo-qarax-kudhintay\/","title":{"rendered":"Nabadoon Yuusuf Fiidoow Faarax oo qarax kudhintay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173293\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022917637989762389779213.jpeg\" alt=\"\" width=\"590\" height=\"422\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022917637989762389779213.jpeg 590w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022917637989762389779213-300x215.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022917637989762389779213-587x420.jpeg 587w\" sizes=\"(max-width: 590px) 100vw, 590px\" \/><\/p>\n<p>Wararka naga soo gaaraya deegaanka Cagoole oo magaalada Baledweyne dhanka Koonfureed kaga beegan ilaa 45 KM ayaa sheegaya in halkaasi qarax miino uu ku haleeyay gaari ay saarnayeen dad safar ahaa oo u badna Nabadoono.<\/p>\n<p>Inta la xaqijjiyay waxaa qaraxaasi miino ku geeriyooday Nabadoon Yuusuf Fiidoow Faarax iyo wiilkiisa Ibraahin Yuusuf Fiidoow, Nabadoon Mukhtaar Xaaji iyo Nabadoon Xasan Xuseen Lugayare, waxaana la sheegay iney u geeriyoodeen qaarkood dhiig bax badan, maadama goobta ay in mudo ah wax ugu tago aysan helin.<\/p>\n<p>Tan iyo markii uu gobolka Hiiraan ka bilaawday dagaalada u dhaxeeya ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa Macawiisleeyda iyo Al-shabaab, waxaa soo kordhaayay khasaaraha dadka shacabka ah kasoo gaaraya miinoyinka ku aasan wadooyinka lagu safro ee u dhaxeeya magaalooyinka kala ah Baledweyne, Maxaas, Matabaan iyo Buulaburte waxaana qaraxyadaasi miino ku dhintay labadii bilood ee lasoo dhaafay dad ka badan 15 ruux oo shacab ahaa.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in qaraxa lagu dilay afarta ruux ee Nabadoonada u badnaa, islamarkaana uu ku dhaawacmay qofka kale ee la socday in ay ka dambeeyeen Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Dhinaca kale dagaalamayaasha Al-Shabaab oo dhankooda ka hadlay qaraxa miino ee ku dhinteen dadka Nabadoonada ahaa ayaa waxay sheegeen in qaraxaasi uu ahaa weerar ay fuliyeen diyaaradaha duuliye la\u2019aanta Mareykanka ee Drones-ka.<\/p>\n<p>Nabadoonada dhintay ayaa la xaqiijiyay inay usii socdeen maxkamad ku taala deegaanka Buq aqable ee gobolka Hiiraan oo ay Al-shabaab uga yeereen Nabadoonada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya deegaanka Cagoole oo magaalada Baledweyne dhanka Koonfureed kaga beegan ilaa 45 KM ayaa sheegaya in halkaasi qarax miino uu ku haleeyay gaari ay saarnayeen dad safar ahaa oo u badna Nabadoono. Inta la xaqijjiyay waxaa qaraxaasi miino ku geeriyooday Nabadoon Yuusuf Fiidoow Faarax iyo wiilkiisa Ibraahin Yuusuf Fiidoow, Nabadoon Mukhtaar Xaaji [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173293,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173291","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Nabadoon Yuusuf Fiidoow Faarax oo qarax kudhintay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-yuusuf-fiidoow-faarax-oo-qarax-kudhintay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Nabadoon Yuusuf Fiidoow Faarax oo qarax kudhintay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya deegaanka Cagoole oo magaalada Baledweyne dhanka Koonfureed kaga beegan ilaa 45 KM ayaa sheegaya in halkaasi qarax miino uu ku haleeyay gaari ay saarnayeen dad safar ahaa oo u badna Nabadoono. Inta la xaqijjiyay waxaa qaraxaasi miino ku geeriyooday Nabadoon Yuusuf Fiidoow Faarax iyo wiilkiisa Ibraahin Yuusuf Fiidoow, Nabadoon Mukhtaar Xaaji [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-yuusuf-fiidoow-faarax-oo-qarax-kudhintay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-17T10:54:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-09-17T10:59:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022917637989762389779213.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"590\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"422\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-yuusuf-fiidoow-faarax-oo-qarax-kudhintay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-yuusuf-fiidoow-faarax-oo-qarax-kudhintay\/\",\"name\":\"Nabadoon Yuusuf Fiidoow Faarax oo qarax kudhintay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-yuusuf-fiidoow-faarax-oo-qarax-kudhintay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-yuusuf-fiidoow-faarax-oo-qarax-kudhintay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022917637989762389779213.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-17T10:54:57+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-17T10:59:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-yuusuf-fiidoow-faarax-oo-qarax-kudhintay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-yuusuf-fiidoow-faarax-oo-qarax-kudhintay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-yuusuf-fiidoow-faarax-oo-qarax-kudhintay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022917637989762389779213.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022917637989762389779213.jpeg\",\"width\":590,\"height\":422},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-yuusuf-fiidoow-faarax-oo-qarax-kudhintay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Nabadoon Yuusuf Fiidoow Faarax oo qarax kudhintay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Nabadoon Yuusuf Fiidoow Faarax oo qarax kudhintay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-yuusuf-fiidoow-faarax-oo-qarax-kudhintay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Nabadoon Yuusuf Fiidoow Faarax oo qarax kudhintay - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya deegaanka Cagoole oo magaalada Baledweyne dhanka Koonfureed kaga beegan ilaa 45 KM ayaa sheegaya in halkaasi qarax miino uu ku haleeyay gaari ay saarnayeen dad safar ahaa oo u badna Nabadoono. Inta la xaqijjiyay waxaa qaraxaasi miino ku geeriyooday Nabadoon Yuusuf Fiidoow Faarax iyo wiilkiisa Ibraahin Yuusuf Fiidoow, Nabadoon Mukhtaar Xaaji [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-yuusuf-fiidoow-faarax-oo-qarax-kudhintay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-17T10:54:57+00:00","article_modified_time":"2022-09-17T10:59:01+00:00","og_image":[{"width":590,"height":422,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022917637989762389779213.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-yuusuf-fiidoow-faarax-oo-qarax-kudhintay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-yuusuf-fiidoow-faarax-oo-qarax-kudhintay\/","name":"Nabadoon Yuusuf Fiidoow Faarax oo qarax kudhintay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-yuusuf-fiidoow-faarax-oo-qarax-kudhintay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-yuusuf-fiidoow-faarax-oo-qarax-kudhintay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022917637989762389779213.jpeg","datePublished":"2022-09-17T10:54:57+00:00","dateModified":"2022-09-17T10:59:01+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-yuusuf-fiidoow-faarax-oo-qarax-kudhintay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-yuusuf-fiidoow-faarax-oo-qarax-kudhintay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-yuusuf-fiidoow-faarax-oo-qarax-kudhintay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022917637989762389779213.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022917637989762389779213.jpeg","width":590,"height":422},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-yuusuf-fiidoow-faarax-oo-qarax-kudhintay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Nabadoon Yuusuf Fiidoow Faarax oo qarax kudhintay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173291"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173291"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173291\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173295,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173291\/revisions\/173295"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173293"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173291"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173291"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173291"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}