{"id":173296,"date":"2022-09-17T14:04:34","date_gmt":"2022-09-17T11:04:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173296"},"modified":"2022-09-17T14:04:34","modified_gmt":"2022-09-17T11:04:34","slug":"df-oo-shaacisay-sida-loo-shirqoolay-nabadoonadii-baadi-cade","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-shaacisay-sida-loo-shirqoolay-nabadoonadii-baadi-cade\/","title":{"rendered":"DF oo shaacisay sida loo shirqoolay Nabadoonadii  Baadi cade"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173293\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022917637989762389779213.jpeg\" alt=\"\" width=\"590\" height=\"422\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022917637989762389779213.jpeg 590w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022917637989762389779213-300x215.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022917637989762389779213-587x420.jpeg 587w\" sizes=\"(max-width: 590px) 100vw, 590px\" \/><\/p>\n<p>Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa war ka soo saartay qarax lagu laayey Nabadoono ka soo jeedo gobolka Hiiraan oo xalay ka dhacay deegaanka Aaqobeey oo u dhexeeyo degmooyinka Beledweyne iyo Buuloburde.<\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay in qaraxaas oo miino ahaa lagu dilay ugu yaraan saddex Nabadoon, mid kalena lagu dhaawacay, kuwaas oo ka soo jeeda Beesha Baadicadde oo ka mid ah beelaha Soomaaliyeed ee dega gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>\u201cWasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS waxa ay cambaareyneysaa falkii arxan-darrada ahaa ee kooxda dhagarqabayaasha argigixisada ah ee Al-shabaab ay xalay abbaaro 10-kii fiidnnimo ku beegsadeen kuna dileen qaar ka mid ah nabaddoonada Beesha Baadicadde oo kala ah:<\/p>\n<p>(1) Nabadoon Yuusuf Fiidow iyo wiilkiisa Ibraahim Yuusuf Fiidow.<\/p>\n<p>(2) Nabadoon Mukhtaar Xaaji<\/p>\n<p>(3) Nabadoon Xasan Xuseen Lugayare, Sidoo kalena lagu dhaawacay Nabaddoon Axmed Xasan\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale wasaaradda arimaha gudaha ayaa sheegtay in la shirqoolay Nabadoonada ayaga oo ku sii jeeday deegaannada Al-Shabaab, si ay u soo daayaan shacab ay kooxdu xir-xirtay.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu sheegay in qarax loo dhigay, ka hor inta aysan gaarin meesha ay u socdeen, waxayna wasaaraddu intaasi ku dartay in odayaasha ay horey u diideen lacago &amp; dhalinyaro ay askareeyaan Al-Shabaab, sida ay hadalka u dhigtay.<\/p>\n<p>\u201cFalkan oo ahaa shirqool iyo dhagar ay kooxda aragagixasadu u dhigeen odoyaasha dhaqanka oo u socday in ay soo daayaan shacab beesha ah oo u afduubnaa kooxda Al-shabaab ayaa loo galiyey miino wadadii ay ku safrayeen deeegaanka Aaqobeey oo ku yaalla inta u dhaxeysa Baladweyne iyo Buulaburde ee galbeedka Hiiraan, Nabaddoonnada waxaa ay horay u diideen in ay geeyaan lacago iyo dhalinyaro ay Al-shabaab askareeyaan\u201d ayaa markale lau yiri qoraalka ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda.<\/p>\n<p>Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa ugu dambeyn tacsi tiraanyo leh u dirtay ehellada odayaasha dhaqanka ee ku dhintay qaraxaas oo qabsaday baabuurkii ay la socdeen.<\/p>\n<p>Si kastaba, Al-Shabaab ayaa dhankeeda war kasoo saartay dilka Nabadoonadaasi, waxaana warbaahinta taageerta kooxdaas ay shaacisay in odayaasha lagu dilay duqeyn diyaaradeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173297\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/FB_IMG_1663407237553-1.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"1018\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/FB_IMG_1663407237553-1.webp 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/FB_IMG_1663407237553-1-212x300.webp 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/FB_IMG_1663407237553-1-696x984.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/FB_IMG_1663407237553-1-297x420.webp 297w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa war ka soo saartay qarax lagu laayey Nabadoono ka soo jeedo gobolka Hiiraan oo xalay ka dhacay deegaanka Aaqobeey oo u dhexeeyo degmooyinka Beledweyne iyo Buuloburde. Qoraal ka soo baxay wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay in qaraxaas oo miino ahaa lagu dilay ugu yaraan saddex Nabadoon, mid kalena lagu dhaawacay, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173293,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173296","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DF oo shaacisay sida loo shirqoolay Nabadoonadii Baadi cade - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-shaacisay-sida-loo-shirqoolay-nabadoonadii-baadi-cade\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DF oo shaacisay sida loo shirqoolay Nabadoonadii Baadi cade - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa war ka soo saartay qarax lagu laayey Nabadoono ka soo jeedo gobolka Hiiraan oo xalay ka dhacay deegaanka Aaqobeey oo u dhexeeyo degmooyinka Beledweyne iyo Buuloburde. Qoraal ka soo baxay wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay in qaraxaas oo miino ahaa lagu dilay ugu yaraan saddex Nabadoon, mid kalena lagu dhaawacay, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-shaacisay-sida-loo-shirqoolay-nabadoonadii-baadi-cade\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-17T11:04:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022917637989762389779213.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"590\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"422\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-shaacisay-sida-loo-shirqoolay-nabadoonadii-baadi-cade\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-shaacisay-sida-loo-shirqoolay-nabadoonadii-baadi-cade\/\",\"name\":\"DF oo shaacisay sida loo shirqoolay Nabadoonadii Baadi cade - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-shaacisay-sida-loo-shirqoolay-nabadoonadii-baadi-cade\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-shaacisay-sida-loo-shirqoolay-nabadoonadii-baadi-cade\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022917637989762389779213.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-17T11:04:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-shaacisay-sida-loo-shirqoolay-nabadoonadii-baadi-cade\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-shaacisay-sida-loo-shirqoolay-nabadoonadii-baadi-cade\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-shaacisay-sida-loo-shirqoolay-nabadoonadii-baadi-cade\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022917637989762389779213.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022917637989762389779213.jpeg\",\"width\":590,\"height\":422},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-shaacisay-sida-loo-shirqoolay-nabadoonadii-baadi-cade\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DF oo shaacisay sida loo shirqoolay Nabadoonadii Baadi cade\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DF oo shaacisay sida loo shirqoolay Nabadoonadii Baadi cade - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-shaacisay-sida-loo-shirqoolay-nabadoonadii-baadi-cade\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DF oo shaacisay sida loo shirqoolay Nabadoonadii Baadi cade - Wardoon","og_description":"Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa war ka soo saartay qarax lagu laayey Nabadoono ka soo jeedo gobolka Hiiraan oo xalay ka dhacay deegaanka Aaqobeey oo u dhexeeyo degmooyinka Beledweyne iyo Buuloburde. Qoraal ka soo baxay wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay in qaraxaas oo miino ahaa lagu dilay ugu yaraan saddex Nabadoon, mid kalena lagu dhaawacay, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-shaacisay-sida-loo-shirqoolay-nabadoonadii-baadi-cade\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-17T11:04:34+00:00","og_image":[{"width":590,"height":422,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022917637989762389779213.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-shaacisay-sida-loo-shirqoolay-nabadoonadii-baadi-cade\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-shaacisay-sida-loo-shirqoolay-nabadoonadii-baadi-cade\/","name":"DF oo shaacisay sida loo shirqoolay Nabadoonadii Baadi cade - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-shaacisay-sida-loo-shirqoolay-nabadoonadii-baadi-cade\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-shaacisay-sida-loo-shirqoolay-nabadoonadii-baadi-cade\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022917637989762389779213.jpeg","datePublished":"2022-09-17T11:04:34+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-shaacisay-sida-loo-shirqoolay-nabadoonadii-baadi-cade\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-shaacisay-sida-loo-shirqoolay-nabadoonadii-baadi-cade\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-shaacisay-sida-loo-shirqoolay-nabadoonadii-baadi-cade\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022917637989762389779213.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022917637989762389779213.jpeg","width":590,"height":422},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-shaacisay-sida-loo-shirqoolay-nabadoonadii-baadi-cade\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DF oo shaacisay sida loo shirqoolay Nabadoonadii Baadi cade"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173296"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173296"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173296\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173299,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173296\/revisions\/173299"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173293"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173296"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173296"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173296"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}