{"id":173300,"date":"2022-09-17T14:10:01","date_gmt":"2022-09-17T11:10:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173300"},"modified":"2022-09-17T14:10:01","modified_gmt":"2022-09-17T11:10:01","slug":"ma-fileyn-in-deni-uu-cid-kale-musuq-maasuq-ku-eedeeyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-fileyn-in-deni-uu-cid-kale-musuq-maasuq-ku-eedeeyo\/","title":{"rendered":"\u201cMa fileyn in Deni uu cid kale musuq maasuq ku eedeeyo\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173301\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/golaha-dg-5-560x420-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"560\" height=\"420\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/golaha-dg-5-560x420-1.jpeg 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/golaha-dg-5-560x420-1-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/golaha-dg-5-560x420-1-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/golaha-dg-5-560x420-1-265x198.jpeg 265w\" sizes=\"(max-width: 560px) 100vw, 560px\" \/><\/p>\n<p>Magaalada Garoowe ayaa waxaa ka taagan xiisad siyaasadeed oo ka dhalatay go\u2019aankii uu soo saaray madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo habeen hore kala diray golihii deegaanka ee Garoowe.<\/p>\n<p>Axmed Siciid Muuse oo ahaa guddoomiyaha golaha laga dilay ayaa ka horyimid tallaabada uu qaaday madaxweyne Saciid Deni, isaga oo ku tilmaamay mid sharci darro ah.<\/p>\n<p>Guddoomiyihii hore ee golaha deegaanka magaalada Garoowe oo la hadlay BBC ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in madaxweynaha uu meel uga dhacay sharaftiisa, wuxuuna tilmaamay in uu qareen qabsan doono, si uu maxkamad ula tiigsado madaxweyne Deni.<\/p>\n<p data-reactid=\".1je3q2xu4ww.0.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-63256ca1723a9414c9861917.0.6.0.0:$post_2\">Madaxweynaha Puntland ayaa kala dirista golihii deegaanka ee Garowe u cuskaday warbixin ka timid xafiiska Hantidhawrka Guud ee dowlad gobolka Puntland.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland qodobkiisa 123-aad, farqaddiisa 4-aad. Markuu arkay:\u00a0 Xeerka Maamuulka Degmooyinka iyo Gobolada (Lr 7) ee Dowladda Puntland qodobkiisa 27-aad farqaddiisa 5-aad Markuu arkay: Warbixinta Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Dowladda Puntland. Markuu arkay: Talo soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland.\u00a0 Wuxuu xeeriyey: Waxaa la kala diray Golaha Deegaanka Degmada Garoowe Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.\u201d ayaa lagu yiri wareegtada ka soo baxday xafiiska Deni oo lagu kala diray golaha deegaanka.<\/p>\n<p>Intaas kadib madaxweynaha ayaa guddoomiyeyaal cusub u magacaabay magaalooyinka Garoowe, Gaalkacyo iyo Boosaaso ee dowlad goboleedka Puntland.<\/p>\n<p>Si kastaba, xaaladda Puntland ayaa maalmihii dambe aad u daganeyd, kadib markii xal waara laga gaaray arrintii Booosaaso ee kala dhalatay hoggaanka ciidanka PSF-ta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Garoowe ayaa waxaa ka taagan xiisad siyaasadeed oo ka dhalatay go\u2019aankii uu soo saaray madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo habeen hore kala diray golihii deegaanka ee Garoowe. Axmed Siciid Muuse oo ahaa guddoomiyaha golaha laga dilay ayaa ka horyimid tallaabada uu qaaday madaxweyne Saciid Deni, isaga oo ku tilmaamay mid sharci [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173301,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173300","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>\u201cMa fileyn in Deni uu cid kale musuq maasuq ku eedeeyo\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-fileyn-in-deni-uu-cid-kale-musuq-maasuq-ku-eedeeyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"\u201cMa fileyn in Deni uu cid kale musuq maasuq ku eedeeyo\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Garoowe ayaa waxaa ka taagan xiisad siyaasadeed oo ka dhalatay go\u2019aankii uu soo saaray madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo habeen hore kala diray golihii deegaanka ee Garoowe. Axmed Siciid Muuse oo ahaa guddoomiyaha golaha laga dilay ayaa ka horyimid tallaabada uu qaaday madaxweyne Saciid Deni, isaga oo ku tilmaamay mid sharci [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-fileyn-in-deni-uu-cid-kale-musuq-maasuq-ku-eedeeyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-17T11:10:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/golaha-dg-5-560x420-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"420\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-fileyn-in-deni-uu-cid-kale-musuq-maasuq-ku-eedeeyo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-fileyn-in-deni-uu-cid-kale-musuq-maasuq-ku-eedeeyo\/\",\"name\":\"\u201cMa fileyn in Deni uu cid kale musuq maasuq ku eedeeyo\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-fileyn-in-deni-uu-cid-kale-musuq-maasuq-ku-eedeeyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-fileyn-in-deni-uu-cid-kale-musuq-maasuq-ku-eedeeyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/golaha-dg-5-560x420-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-17T11:10:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-fileyn-in-deni-uu-cid-kale-musuq-maasuq-ku-eedeeyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-fileyn-in-deni-uu-cid-kale-musuq-maasuq-ku-eedeeyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-fileyn-in-deni-uu-cid-kale-musuq-maasuq-ku-eedeeyo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/golaha-dg-5-560x420-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/golaha-dg-5-560x420-1.jpeg\",\"width\":560,\"height\":420},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-fileyn-in-deni-uu-cid-kale-musuq-maasuq-ku-eedeeyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"\u201cMa fileyn in Deni uu cid kale musuq maasuq ku eedeeyo\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"\u201cMa fileyn in Deni uu cid kale musuq maasuq ku eedeeyo\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-fileyn-in-deni-uu-cid-kale-musuq-maasuq-ku-eedeeyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"\u201cMa fileyn in Deni uu cid kale musuq maasuq ku eedeeyo\u201d - Wardoon","og_description":"Magaalada Garoowe ayaa waxaa ka taagan xiisad siyaasadeed oo ka dhalatay go\u2019aankii uu soo saaray madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo habeen hore kala diray golihii deegaanka ee Garoowe. Axmed Siciid Muuse oo ahaa guddoomiyaha golaha laga dilay ayaa ka horyimid tallaabada uu qaaday madaxweyne Saciid Deni, isaga oo ku tilmaamay mid sharci [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-fileyn-in-deni-uu-cid-kale-musuq-maasuq-ku-eedeeyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-17T11:10:01+00:00","og_image":[{"width":560,"height":420,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/golaha-dg-5-560x420-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-fileyn-in-deni-uu-cid-kale-musuq-maasuq-ku-eedeeyo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-fileyn-in-deni-uu-cid-kale-musuq-maasuq-ku-eedeeyo\/","name":"\u201cMa fileyn in Deni uu cid kale musuq maasuq ku eedeeyo\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-fileyn-in-deni-uu-cid-kale-musuq-maasuq-ku-eedeeyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-fileyn-in-deni-uu-cid-kale-musuq-maasuq-ku-eedeeyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/golaha-dg-5-560x420-1.jpeg","datePublished":"2022-09-17T11:10:01+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-fileyn-in-deni-uu-cid-kale-musuq-maasuq-ku-eedeeyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-fileyn-in-deni-uu-cid-kale-musuq-maasuq-ku-eedeeyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-fileyn-in-deni-uu-cid-kale-musuq-maasuq-ku-eedeeyo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/golaha-dg-5-560x420-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/golaha-dg-5-560x420-1.jpeg","width":560,"height":420},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-fileyn-in-deni-uu-cid-kale-musuq-maasuq-ku-eedeeyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"\u201cMa fileyn in Deni uu cid kale musuq maasuq ku eedeeyo\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173300"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173300"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173300\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173302,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173300\/revisions\/173302"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173301"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173300"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173300"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173300"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}