{"id":173321,"date":"2022-09-18T11:50:10","date_gmt":"2022-09-18T08:50:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173321"},"modified":"2022-09-18T11:50:10","modified_gmt":"2022-09-18T08:50:10","slug":"alshabaab-oo-laga-saaray-deegaano-hoostaga-buulaburte","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-saaray-deegaano-hoostaga-buulaburte\/","title":{"rendered":"Alshabaab oo laga saaray deegaano hoostaga Buulaburte"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173311\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/cel-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"1000\" height=\"750\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/cel-2.jpeg 1000w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/cel-2-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/cel-2-768x576.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/cel-2-696x522.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/cel-2-560x420.jpeg 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/cel-2-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/cel-2-265x198.jpeg 265w\" sizes=\"(max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dib u xureynta deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleey ayaa saacadahii lasoo dhaafay Al-shabaab kala wareegay deegaano dhowr ah oo hoostaga degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Deegaanada ciidamada iskaashanaya ay la wareegeen ayaa kala ah Abooreey, Sagaalgeed, Geedasamo, Inameey iyo Tardo oo ah dhamaan ah deegaano ku yaala Bariga degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Howlgalada ciidamada iskaashanaya ay kula wareegeen deegaanada hoostaga degmada Buulaburte waxaa qeyb ka ahaa Xildhibaan Cabdimaalik Cabdalla oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ee deegaan doorashadoodu tahay gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Xidhibaanka oo warbaahinta kula hadlay jiidaha hore ee dagaalka ayaa isagoo ku sugan deegaanka Abooreey waxa uu sheegay in dagaaladii shabaab ay kula galeen deegaanada hoostaga Buulaburte ay kaga ad kaadeen, islamarkaana ay sii wadayaan howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab ee looga saarayo deegaanada gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada dowladda oo kaashanaya dadka deegaanka waxay gacanta ku dhigeen deegaanka Aboorey oo Al-shabaab ay haysteen muddo ka badan 10 sano, jab xoogan ayaan ku gaarsiinay Alle mahadis waaye, waana sii wadeyna dagaalada ka dhanka ah Shabaabka k sugan dhul weynaha Hiiraan\u201d ayuu yiri Xildhibaan Cabdimaalik Cabdalla.<\/p>\n<p>Magaalada Buulo Burte oo dhacda bartamaha gobolka Hiiraan iyo deegaanada hoostaga ayaa mudo ku dhaw 10 sano go&#8217;doon ugu jirta dagaalamayaasha Al-shabaab oo magaaladaasi go&#8217;doomiyay sanadkii 2014-kii xiligaas oo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Jabuuti ay Al-shabaab kala wareegeen gacan ku heynta magaaladaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dib u xureynta deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleey ayaa saacadahii lasoo dhaafay Al-shabaab kala wareegay deegaano dhowr ah oo hoostaga degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan. Deegaanada ciidamada iskaashanaya ay la wareegeen ayaa kala ah Abooreey, Sagaalgeed, Geedasamo, Inameey iyo Tardo oo ah dhamaan ah deegaano ku yaala Bariga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173312,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173321","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Alshabaab oo laga saaray deegaano hoostaga Buulaburte - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-saaray-deegaano-hoostaga-buulaburte\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Alshabaab oo laga saaray deegaano hoostaga Buulaburte - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dib u xureynta deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleey ayaa saacadahii lasoo dhaafay Al-shabaab kala wareegay deegaano dhowr ah oo hoostaga degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan. Deegaanada ciidamada iskaashanaya ay la wareegeen ayaa kala ah Abooreey, Sagaalgeed, Geedasamo, Inameey iyo Tardo oo ah dhamaan ah deegaano ku yaala Bariga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-saaray-deegaano-hoostaga-buulaburte\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-18T08:50:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/cel-3.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-saaray-deegaano-hoostaga-buulaburte\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-saaray-deegaano-hoostaga-buulaburte\/\",\"name\":\"Alshabaab oo laga saaray deegaano hoostaga Buulaburte - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-saaray-deegaano-hoostaga-buulaburte\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-saaray-deegaano-hoostaga-buulaburte\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/cel-3.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-18T08:50:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-saaray-deegaano-hoostaga-buulaburte\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-saaray-deegaano-hoostaga-buulaburte\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-saaray-deegaano-hoostaga-buulaburte\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/cel-3.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/cel-3.jpeg\",\"width\":1000,\"height\":750},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-saaray-deegaano-hoostaga-buulaburte\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Alshabaab oo laga saaray deegaano hoostaga Buulaburte\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Alshabaab oo laga saaray deegaano hoostaga Buulaburte - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-saaray-deegaano-hoostaga-buulaburte\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Alshabaab oo laga saaray deegaano hoostaga Buulaburte - Wardoon","og_description":"Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dib u xureynta deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleey ayaa saacadahii lasoo dhaafay Al-shabaab kala wareegay deegaano dhowr ah oo hoostaga degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan. Deegaanada ciidamada iskaashanaya ay la wareegeen ayaa kala ah Abooreey, Sagaalgeed, Geedasamo, Inameey iyo Tardo oo ah dhamaan ah deegaano ku yaala Bariga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-saaray-deegaano-hoostaga-buulaburte\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-18T08:50:10+00:00","og_image":[{"width":1000,"height":750,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/cel-3.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-saaray-deegaano-hoostaga-buulaburte\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-saaray-deegaano-hoostaga-buulaburte\/","name":"Alshabaab oo laga saaray deegaano hoostaga Buulaburte - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-saaray-deegaano-hoostaga-buulaburte\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-saaray-deegaano-hoostaga-buulaburte\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/cel-3.jpeg","datePublished":"2022-09-18T08:50:10+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-saaray-deegaano-hoostaga-buulaburte\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-saaray-deegaano-hoostaga-buulaburte\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-saaray-deegaano-hoostaga-buulaburte\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/cel-3.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/cel-3.jpeg","width":1000,"height":750},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-saaray-deegaano-hoostaga-buulaburte\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Alshabaab oo laga saaray deegaano hoostaga Buulaburte"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173321"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173321"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173321\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173322,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173321\/revisions\/173322"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173312"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173321"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173321"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173321"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}