{"id":173387,"date":"2022-09-20T11:22:14","date_gmt":"2022-09-20T08:22:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173387"},"modified":"2022-09-20T11:22:14","modified_gmt":"2022-09-20T08:22:14","slug":"in-ka-badan-100-al-shabaab-ah-oo-lagu-dilay-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-100-al-shabaab-ah-oo-lagu-dilay-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"In ka badan 100 Al-Shabaab ah oo lagu dilay gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173388\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022920637992341651478663.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"297\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022920637992341651478663.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022920637992341651478663-300x135.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in in ka badan 100 ka tirsan Alshabaab lagu dilay howlgalo 72-kii saac ee lasoo dhaafay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka fuliyeen tuulooyinka Yasooman iyo Aboorey ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Dowladdu waxay sheegtay inay howlgalkan taageerayeen dadka deegaanka iyo duqaymo dhanka cirka ah oo ay fuliyeen ciidamada Mareykanka ee saaxiibka la ah Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waa howlgalkii ugu ballaarnaa ee Shabaabka ka dhan ah ee dowladdu fuliso. Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa dhawaan ku goodiyay in Alshabaab lagu qaadidoono weerar dhul iyo cir ah.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa sheegay in hal sano kadib Shabaab iyo Daacish laga weyndoono dalka. Wuxuuna sheegay inay meel kasta ugu galidoonaan, si buu yiri dhibaatadooda dadka looga dulqaado.<\/p>\n<p>Alshabaab ayaa haatan abaabul ciidan kawada deegaannada ay ku xooggan yihiin. Afhayeenka kooxda Alshabaab, Cali Dheere wuxuu sheegay inay jawaabi doonaan duullaanka loogasoo horjeedo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in in ka badan 100 ka tirsan Alshabaab lagu dilay howlgalo 72-kii saac ee lasoo dhaafay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka fuliyeen tuulooyinka Yasooman iyo Aboorey ee gobolka Hiiraan. Dowladdu waxay sheegtay inay howlgalkan taageerayeen dadka deegaanka iyo duqaymo dhanka cirka ah oo ay fuliyeen ciidamada Mareykanka ee saaxiibka la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173388,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173387","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>In ka badan 100 Al-Shabaab ah oo lagu dilay gobolka Hiiraan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-100-al-shabaab-ah-oo-lagu-dilay-gobolka-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"In ka badan 100 Al-Shabaab ah oo lagu dilay gobolka Hiiraan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in in ka badan 100 ka tirsan Alshabaab lagu dilay howlgalo 72-kii saac ee lasoo dhaafay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka fuliyeen tuulooyinka Yasooman iyo Aboorey ee gobolka Hiiraan. Dowladdu waxay sheegtay inay howlgalkan taageerayeen dadka deegaanka iyo duqaymo dhanka cirka ah oo ay fuliyeen ciidamada Mareykanka ee saaxiibka la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-100-al-shabaab-ah-oo-lagu-dilay-gobolka-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-20T08:22:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022920637992341651478663.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"297\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-100-al-shabaab-ah-oo-lagu-dilay-gobolka-hiiraan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-100-al-shabaab-ah-oo-lagu-dilay-gobolka-hiiraan\/\",\"name\":\"In ka badan 100 Al-Shabaab ah oo lagu dilay gobolka Hiiraan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-100-al-shabaab-ah-oo-lagu-dilay-gobolka-hiiraan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-100-al-shabaab-ah-oo-lagu-dilay-gobolka-hiiraan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022920637992341651478663.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-20T08:22:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-100-al-shabaab-ah-oo-lagu-dilay-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-100-al-shabaab-ah-oo-lagu-dilay-gobolka-hiiraan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-100-al-shabaab-ah-oo-lagu-dilay-gobolka-hiiraan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022920637992341651478663.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022920637992341651478663.jpeg\",\"width\":660,\"height\":297},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-100-al-shabaab-ah-oo-lagu-dilay-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"In ka badan 100 Al-Shabaab ah oo lagu dilay gobolka Hiiraan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"In ka badan 100 Al-Shabaab ah oo lagu dilay gobolka Hiiraan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-100-al-shabaab-ah-oo-lagu-dilay-gobolka-hiiraan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"In ka badan 100 Al-Shabaab ah oo lagu dilay gobolka Hiiraan - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in in ka badan 100 ka tirsan Alshabaab lagu dilay howlgalo 72-kii saac ee lasoo dhaafay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka fuliyeen tuulooyinka Yasooman iyo Aboorey ee gobolka Hiiraan. Dowladdu waxay sheegtay inay howlgalkan taageerayeen dadka deegaanka iyo duqaymo dhanka cirka ah oo ay fuliyeen ciidamada Mareykanka ee saaxiibka la [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-100-al-shabaab-ah-oo-lagu-dilay-gobolka-hiiraan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-20T08:22:14+00:00","og_image":[{"width":660,"height":297,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022920637992341651478663.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-100-al-shabaab-ah-oo-lagu-dilay-gobolka-hiiraan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-100-al-shabaab-ah-oo-lagu-dilay-gobolka-hiiraan\/","name":"In ka badan 100 Al-Shabaab ah oo lagu dilay gobolka Hiiraan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-100-al-shabaab-ah-oo-lagu-dilay-gobolka-hiiraan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-100-al-shabaab-ah-oo-lagu-dilay-gobolka-hiiraan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022920637992341651478663.jpeg","datePublished":"2022-09-20T08:22:14+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-100-al-shabaab-ah-oo-lagu-dilay-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-100-al-shabaab-ah-oo-lagu-dilay-gobolka-hiiraan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-100-al-shabaab-ah-oo-lagu-dilay-gobolka-hiiraan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022920637992341651478663.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022920637992341651478663.jpeg","width":660,"height":297},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/in-ka-badan-100-al-shabaab-ah-oo-lagu-dilay-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"In ka badan 100 Al-Shabaab ah oo lagu dilay gobolka Hiiraan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173387"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173387"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173387\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173389,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173387\/revisions\/173389"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173388"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173387"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173387"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173387"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}