{"id":173390,"date":"2022-09-20T11:23:23","date_gmt":"2022-09-20T08:23:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173390"},"modified":"2022-09-20T11:28:24","modified_gmt":"2022-09-20T08:28:24","slug":"xildhibaan-maxamed-mursal-boorow-oo-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-mursal-boorow-oo-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173391\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022920637992403144097619.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"378\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022920637992403144097619.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022920637992403144097619-300x172.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa Xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo ka mid ahaa mudanayaasha Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya oo laga soo doortay deegaanada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana la sheegay in Xildhibaanka uu mudooyinkii dambe ku xanuunsanaayay gudaha magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Geeridda ku timid Xildhibaan Boorow waxaa ka tacsiyadeeyay guddoomiyaha Golaha Shacabaka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuumka oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan murugada iyo xanuunka la qaybsanayaa qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed geerida ku timid Alle ha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow&#8221; Ayuu yiri guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in Marxuum Boorow uu ahaa halyeey waqtigiisa inta ugu badan ugu soo shaqeeyey dalka, Islamarkaana door weyn kulahaa dowlad dhiska dalka Soomaaliya, wuxuuna Alle uga baryey marxuumka inuu jannadiisa Firdowsa ka waraabiyo samir iyo iimaana ka siiyo qoyskiisa, Xildhibaannadda Golaha Shacabka iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Marxuum Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173396\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/307315196_1161134337883910_7986229103842090526_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"604\" height=\"1063\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/307315196_1161134337883910_7986229103842090526_n.jpeg 604w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/307315196_1161134337883910_7986229103842090526_n-170x300.jpeg 170w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/307315196_1161134337883910_7986229103842090526_n-582x1024.jpeg 582w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/307315196_1161134337883910_7986229103842090526_n-239x420.jpeg 239w\" sizes=\"(max-width: 604px) 100vw, 604px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo ka mid ahaa mudanayaasha Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya oo laga soo doortay deegaanada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana la sheegay in Xildhibaanka uu mudooyinkii dambe ku xanuunsanaayay gudaha magaalada Muqdisho. Geeridda ku timid Xildhibaan Boorow waxaa ka tacsiyadeeyay guddoomiyaha Golaha Shacabaka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173391,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173390","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo geeriyooday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-mursal-boorow-oo-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo geeriyooday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa Xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo ka mid ahaa mudanayaasha Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya oo laga soo doortay deegaanada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana la sheegay in Xildhibaanka uu mudooyinkii dambe ku xanuunsanaayay gudaha magaalada Muqdisho. Geeridda ku timid Xildhibaan Boorow waxaa ka tacsiyadeeyay guddoomiyaha Golaha Shacabaka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-mursal-boorow-oo-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-20T08:23:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-09-20T08:28:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022920637992403144097619.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"378\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-mursal-boorow-oo-geeriyooday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-mursal-boorow-oo-geeriyooday\/\",\"name\":\"Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo geeriyooday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-mursal-boorow-oo-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-mursal-boorow-oo-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022920637992403144097619.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-20T08:23:23+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-20T08:28:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-mursal-boorow-oo-geeriyooday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-mursal-boorow-oo-geeriyooday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-mursal-boorow-oo-geeriyooday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022920637992403144097619.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022920637992403144097619.jpeg\",\"width\":660,\"height\":378},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-mursal-boorow-oo-geeriyooday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo geeriyooday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo geeriyooday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-mursal-boorow-oo-geeriyooday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo geeriyooday - Wardoon","og_description":"Waxaa Xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo ka mid ahaa mudanayaasha Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya oo laga soo doortay deegaanada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana la sheegay in Xildhibaanka uu mudooyinkii dambe ku xanuunsanaayay gudaha magaalada Muqdisho. Geeridda ku timid Xildhibaan Boorow waxaa ka tacsiyadeeyay guddoomiyaha Golaha Shacabaka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-mursal-boorow-oo-geeriyooday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-20T08:23:23+00:00","article_modified_time":"2022-09-20T08:28:24+00:00","og_image":[{"width":660,"height":378,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022920637992403144097619.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-mursal-boorow-oo-geeriyooday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-mursal-boorow-oo-geeriyooday\/","name":"Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo geeriyooday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-mursal-boorow-oo-geeriyooday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-mursal-boorow-oo-geeriyooday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022920637992403144097619.jpeg","datePublished":"2022-09-20T08:23:23+00:00","dateModified":"2022-09-20T08:28:24+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-mursal-boorow-oo-geeriyooday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-mursal-boorow-oo-geeriyooday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-mursal-boorow-oo-geeriyooday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022920637992403144097619.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022920637992403144097619.jpeg","width":660,"height":378},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-mursal-boorow-oo-geeriyooday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo geeriyooday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173390"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173390"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173390\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173397,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173390\/revisions\/173397"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173391"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173390"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173390"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173390"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}