{"id":173393,"date":"2022-09-20T11:27:43","date_gmt":"2022-09-20T08:27:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173393"},"modified":"2022-09-20T11:27:43","modified_gmt":"2022-09-20T08:27:43","slug":"daawo-reer-kaaraanow-wax-1991-lawaday-in-wili-la-sii-wado-marabano","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-reer-kaaraanow-wax-1991-lawaday-in-wili-la-sii-wado-marabano\/","title":{"rendered":"DAAWO:-\u201dReer Kaaraanow wax 1991 lawaday in wili la sii wado marabano\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173394\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-20-at-09.25.10.png\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"1110\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-20-at-09.25.10.png 1440w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-20-at-09.25.10-300x231.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-20-at-09.25.10-1024x789.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-20-at-09.25.10-768x592.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-20-at-09.25.10-696x537.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-20-at-09.25.10-1068x823.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-20-at-09.25.10-545x420.png 545w\" sizes=\"(max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/><\/p>\n<p>Laamaha ammaanka dowlada Soomaaliya ayaa shir deg deg ah ka yeeshay dilal la xiriira aanooyin qabiil oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay degmada Kaaraan ee\u00a0 magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Shirka oo ka dhacay degmada Kaaraan ayaa waxaa diirada lagu saaray sidii loo dhameyn lahaa dilalka la xiriira aargoosiga qabiil ee ka dhacay degmadaas.<\/p>\n<p>Waxaa kulanka goob joog \u00a0ka ahaaa Taliyeyaasha Saldhigyada Qeybta Bari ee gobalka Banaadir, Afhayeenka Ciidanka Booliiska, Xeer ilaaliye ku xigeenka Maxkamada Ciidamada qalabka sida iyo Maamulka degmada oo uu ugu horeeyo guddoomiye Abshir Kaaraan.<\/p>\n<p>Shirka ayaa laga soo saaray go\u2019aano la xiriira sidii looga hortagi lahaa dhacdooyinka noocan ah, waxayna dhinacyadu isku raaceen in la bilaabo howlgal lagula dagaalamayo kooxaha amniga qal qalgelinaayo sidoo kalena sharciga la marinayo dadka ku howlan dilalka noocan ah.<\/p>\n<p>Afhayeenka Ciidanka Booliska Saadaq Doodishe ayaa faahfaahiyay kulankan isagoo sheegay in laamaha ammaanka ay la xisaabtami doonaan kooxaha ka dambeeyay dilalka saacadihii la soo dhaafay ka dhacay degmada Kaaraaan, isagoo shacabka iyo waxgaradka degmadaas ka codsaday iney la shaqeeyaan laamaha amaanka DF.<\/p>\n<p>Degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa waxaa 24kii saac ee la soo dhaafay lagu dilay saddex qof, waxaana dilalkaasi ay la xiriiraan aanooyin qabiil oo u dhexeeya labo beelood oo dhowaan ku dagaalamay degaano ka tirsan Sh\/dhexe.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F1787433671617514%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F457177399688923%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F950301126362535%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laamaha ammaanka dowlada Soomaaliya ayaa shir deg deg ah ka yeeshay dilal la xiriira aanooyin qabiil oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay degmada Kaaraan ee\u00a0 magaalada Muqdisho. Shirka oo ka dhacay degmada Kaaraan ayaa waxaa diirada lagu saaray sidii loo dhameyn lahaa dilalka la xiriira aargoosiga qabiil ee ka dhacay degmadaas. Waxaa kulanka goob [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173394,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173393","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-\u201dReer Kaaraanow wax 1991 lawaday in wili la sii wado marabano\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-reer-kaaraanow-wax-1991-lawaday-in-wili-la-sii-wado-marabano\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-\u201dReer Kaaraanow wax 1991 lawaday in wili la sii wado marabano\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Laamaha ammaanka dowlada Soomaaliya ayaa shir deg deg ah ka yeeshay dilal la xiriira aanooyin qabiil oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay degmada Kaaraan ee\u00a0 magaalada Muqdisho. Shirka oo ka dhacay degmada Kaaraan ayaa waxaa diirada lagu saaray sidii loo dhameyn lahaa dilalka la xiriira aargoosiga qabiil ee ka dhacay degmadaas. Waxaa kulanka goob [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-reer-kaaraanow-wax-1991-lawaday-in-wili-la-sii-wado-marabano\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-20T08:27:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-20-at-09.25.10.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1110\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-reer-kaaraanow-wax-1991-lawaday-in-wili-la-sii-wado-marabano\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-reer-kaaraanow-wax-1991-lawaday-in-wili-la-sii-wado-marabano\/\",\"name\":\"DAAWO:-\u201dReer Kaaraanow wax 1991 lawaday in wili la sii wado marabano\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-reer-kaaraanow-wax-1991-lawaday-in-wili-la-sii-wado-marabano\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-reer-kaaraanow-wax-1991-lawaday-in-wili-la-sii-wado-marabano\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-20-at-09.25.10.png\",\"datePublished\":\"2022-09-20T08:27:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-reer-kaaraanow-wax-1991-lawaday-in-wili-la-sii-wado-marabano\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-reer-kaaraanow-wax-1991-lawaday-in-wili-la-sii-wado-marabano\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-reer-kaaraanow-wax-1991-lawaday-in-wili-la-sii-wado-marabano\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-20-at-09.25.10.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-20-at-09.25.10.png\",\"width\":1440,\"height\":1110},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-reer-kaaraanow-wax-1991-lawaday-in-wili-la-sii-wado-marabano\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-\u201dReer Kaaraanow wax 1991 lawaday in wili la sii wado marabano\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\u201dReer Kaaraanow wax 1991 lawaday in wili la sii wado marabano\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-reer-kaaraanow-wax-1991-lawaday-in-wili-la-sii-wado-marabano\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\u201dReer Kaaraanow wax 1991 lawaday in wili la sii wado marabano\u201d - Wardoon","og_description":"Laamaha ammaanka dowlada Soomaaliya ayaa shir deg deg ah ka yeeshay dilal la xiriira aanooyin qabiil oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay degmada Kaaraan ee\u00a0 magaalada Muqdisho. Shirka oo ka dhacay degmada Kaaraan ayaa waxaa diirada lagu saaray sidii loo dhameyn lahaa dilalka la xiriira aargoosiga qabiil ee ka dhacay degmadaas. Waxaa kulanka goob [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-reer-kaaraanow-wax-1991-lawaday-in-wili-la-sii-wado-marabano\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-20T08:27:43+00:00","og_image":[{"width":1440,"height":1110,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-20-at-09.25.10.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-reer-kaaraanow-wax-1991-lawaday-in-wili-la-sii-wado-marabano\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-reer-kaaraanow-wax-1991-lawaday-in-wili-la-sii-wado-marabano\/","name":"DAAWO:-\u201dReer Kaaraanow wax 1991 lawaday in wili la sii wado marabano\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-reer-kaaraanow-wax-1991-lawaday-in-wili-la-sii-wado-marabano\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-reer-kaaraanow-wax-1991-lawaday-in-wili-la-sii-wado-marabano\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-20-at-09.25.10.png","datePublished":"2022-09-20T08:27:43+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-reer-kaaraanow-wax-1991-lawaday-in-wili-la-sii-wado-marabano\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-reer-kaaraanow-wax-1991-lawaday-in-wili-la-sii-wado-marabano\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-reer-kaaraanow-wax-1991-lawaday-in-wili-la-sii-wado-marabano\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-20-at-09.25.10.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-20-at-09.25.10.png","width":1440,"height":1110},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-reer-kaaraanow-wax-1991-lawaday-in-wili-la-sii-wado-marabano\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-\u201dReer Kaaraanow wax 1991 lawaday in wili la sii wado marabano\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173393"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173393"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173393\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173395,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173393\/revisions\/173395"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173394"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173393"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173393"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173393"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}