{"id":173398,"date":"2022-09-20T11:33:08","date_gmt":"2022-09-20T08:33:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173398"},"modified":"2022-09-20T11:33:08","modified_gmt":"2022-09-20T08:33:08","slug":"akhriso-deegaanada-ay-macawiisleyda-ka-qabsadeen-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deegaanada-ay-macawiisleyda-ka-qabsadeen-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Akhriso d\ufeffeegaanada ay Macawiisleyda ka qabsadeen Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\"><span class=\"s1\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173205\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/kibir-5.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/kibir-5.jpeg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/kibir-5-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/kibir-5-768x576.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/kibir-5-696x522.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/kibir-5-560x420.jpeg 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/kibir-5-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/kibir-5-265x198.jpeg 265w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s2\">Milateriga Soomaaliya oo ay la socdaan maleeshiyo deegaanka ah ayaa dagaal ba\u2019an kula jiray Al-Shabaab dhawrkii todobaad ee ugu dambeeyay deegaaanno ka tirsan gobolka Hiiraan, waxaana la soo weriyayay khasaare nafeed oo baaxad leh.<\/span><span class=\"s3\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s3\">Dagaalkan ayaa boqolaal maleeshiyo looga dilay kooxda Al-Shabaab, inkasta oo ciidamada dowladda iyo kuwa shacabka uu dhankoodana khasaare gaaray balse aanu u xooganeyn sida midka Al-Shabaab la gaarsiiyey.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><span class=\"s3\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s3\">Milateriga Soomaaliya ayaa sheegay in hawlgalka ay ka wadaan gobolka Hiiraan ay haatan diiradda ku saarayaan sidii la isugu furi lahaa waddada u dhaxeysa magaalooyinka Beledweyne iyo Buulaburde oo ay muddo sanado ah kala gooyeen ururka Al-Shabaab.<\/span><\/p>\n<p class=\"p4\"><span class=\"s2\">Hadalka Milatariga ayaa ku soo beegmaya iyadoo deegaanno hoos taga degmooyinka Maxaas, Buulo-Burde, iyo Matabaan ee gobolka Hiiraan lagala wareegay Al-Shabaab. Deegaanna laga saaray Al-Shabab waxa kamid ah Teedaan, Hees, Sagalgeed, Geedasamo, Yaasooman, iyo Aboorey.<\/span><\/p>\n<p class=\"p4\"><span class=\"s2\">Waxa kaloo lagu guuleystay in la Isu furo waddooyinka u dhaxeeya magaalooyinka Beledweyne, Matabaan iyo Maxaas.<\/span><span class=\"s3\"><br \/>\n<\/span><\/p>\n<p class=\"p5\"><span class=\"s3\">Dagaalka ayaa sidoo kale usii fiday dhinaca deegaanka Halgan, halkaasi oo shalay lagu dilay xubno ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, sida ay sheegtay dowladda.<\/span><\/p>\n<p class=\"p6\"><span class=\"s3\">War-saxaafadeed ay baahisay wasaaradda warfaafinta ayaa lagu yiri, \u201cCiidanka xoogga dalka, gaar ahaan guutada 5-aad ayaa howlgal ay ka sameeyeen degaanka Buuraha Camal oo qiyaastii 20km u jirta degaanka Halgan ee gobalka Hiiraan waxay ku dileen shan dhagar qabe oo ka tirsan Argagixisada Alshabaab.\u201d<\/span><\/p>\n<p class=\"p6\"><span class=\"s3\">Qoraalka ayaa intaas ku sii daray, \u201cCiidanka Xoogga oo ku raad joogay firxadka maleeshiyaadka nafla caariga ah ee Alshabaab oo looga soo adkaaday dagaaladii ka dhacay gobalka oo ay iska kaashanayeen ciidanka qaranka iyo dadka deegaanka ee lagu xoreeyay deegaano badan ayaa sameeyay hawlgalkani si loo ciribtiro dhagar qabayaasha baxsadka ah ee lagu jabiyay dagaalka.\u201d<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Milateriga Soomaaliya oo ay la socdaan maleeshiyo deegaanka ah ayaa dagaal ba\u2019an kula jiray Al-Shabaab dhawrkii todobaad ee ugu dambeeyay deegaaanno ka tirsan gobolka Hiiraan, waxaana la soo weriyayay khasaare nafeed oo baaxad leh.\u00a0 Dagaalkan ayaa boqolaal maleeshiyo looga dilay kooxda Al-Shabaab, inkasta oo ciidamada dowladda iyo kuwa shacabka uu dhankoodana khasaare gaaray balse aanu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173256,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173398","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso d\ufeffeegaanada ay Macawiisleyda ka qabsadeen Al-Shabaab - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deegaanada-ay-macawiisleyda-ka-qabsadeen-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso d\ufeffeegaanada ay Macawiisleyda ka qabsadeen Al-Shabaab - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Milateriga Soomaaliya oo ay la socdaan maleeshiyo deegaanka ah ayaa dagaal ba\u2019an kula jiray Al-Shabaab dhawrkii todobaad ee ugu dambeeyay deegaaanno ka tirsan gobolka Hiiraan, waxaana la soo weriyayay khasaare nafeed oo baaxad leh.\u00a0 Dagaalkan ayaa boqolaal maleeshiyo looga dilay kooxda Al-Shabaab, inkasta oo ciidamada dowladda iyo kuwa shacabka uu dhankoodana khasaare gaaray balse aanu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deegaanada-ay-macawiisleyda-ka-qabsadeen-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-20T08:33:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-15-at-19.05.44.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1160\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"848\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deegaanada-ay-macawiisleyda-ka-qabsadeen-al-shabaab\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deegaanada-ay-macawiisleyda-ka-qabsadeen-al-shabaab\/\",\"name\":\"Akhriso d\ufeffeegaanada ay Macawiisleyda ka qabsadeen Al-Shabaab - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deegaanada-ay-macawiisleyda-ka-qabsadeen-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deegaanada-ay-macawiisleyda-ka-qabsadeen-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-15-at-19.05.44.png\",\"datePublished\":\"2022-09-20T08:33:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deegaanada-ay-macawiisleyda-ka-qabsadeen-al-shabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deegaanada-ay-macawiisleyda-ka-qabsadeen-al-shabaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deegaanada-ay-macawiisleyda-ka-qabsadeen-al-shabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-15-at-19.05.44.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-15-at-19.05.44.png\",\"width\":1160,\"height\":848},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deegaanada-ay-macawiisleyda-ka-qabsadeen-al-shabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso d\ufeffeegaanada ay Macawiisleyda ka qabsadeen Al-Shabaab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso d\ufeffeegaanada ay Macawiisleyda ka qabsadeen Al-Shabaab - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deegaanada-ay-macawiisleyda-ka-qabsadeen-al-shabaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso d\ufeffeegaanada ay Macawiisleyda ka qabsadeen Al-Shabaab - Wardoon","og_description":"Milateriga Soomaaliya oo ay la socdaan maleeshiyo deegaanka ah ayaa dagaal ba\u2019an kula jiray Al-Shabaab dhawrkii todobaad ee ugu dambeeyay deegaaanno ka tirsan gobolka Hiiraan, waxaana la soo weriyayay khasaare nafeed oo baaxad leh.\u00a0 Dagaalkan ayaa boqolaal maleeshiyo looga dilay kooxda Al-Shabaab, inkasta oo ciidamada dowladda iyo kuwa shacabka uu dhankoodana khasaare gaaray balse aanu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deegaanada-ay-macawiisleyda-ka-qabsadeen-al-shabaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-20T08:33:08+00:00","og_image":[{"width":1160,"height":848,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-15-at-19.05.44.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deegaanada-ay-macawiisleyda-ka-qabsadeen-al-shabaab\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deegaanada-ay-macawiisleyda-ka-qabsadeen-al-shabaab\/","name":"Akhriso d\ufeffeegaanada ay Macawiisleyda ka qabsadeen Al-Shabaab - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deegaanada-ay-macawiisleyda-ka-qabsadeen-al-shabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deegaanada-ay-macawiisleyda-ka-qabsadeen-al-shabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-15-at-19.05.44.png","datePublished":"2022-09-20T08:33:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deegaanada-ay-macawiisleyda-ka-qabsadeen-al-shabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deegaanada-ay-macawiisleyda-ka-qabsadeen-al-shabaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deegaanada-ay-macawiisleyda-ka-qabsadeen-al-shabaab\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-15-at-19.05.44.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-15-at-19.05.44.png","width":1160,"height":848},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deegaanada-ay-macawiisleyda-ka-qabsadeen-al-shabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso d\ufeffeegaanada ay Macawiisleyda ka qabsadeen Al-Shabaab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173398"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173398"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173398\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173399,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173398\/revisions\/173399"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173256"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173398"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173398"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173398"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}