{"id":173478,"date":"2022-09-23T20:14:38","date_gmt":"2022-09-23T17:14:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173478"},"modified":"2022-09-23T20:14:38","modified_gmt":"2022-09-23T17:14:38","slug":"maamulka-puntland-oo-diiday-goaan-kasoo-baxay-dowladda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-puntland-oo-diiday-goaan-kasoo-baxay-dowladda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Maamulka Puntland oo diiday go&#8217;aan kasoo baxay dowladda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-173481\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/images-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"517\" height=\"519\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/images-2.jpeg 224w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/images-2-150x150.jpeg 150w\" sizes=\"(max-width: 517px) 100vw, 517px\" \/><\/p>\n<p>Maamul goboleedka Puntland ayaa si cad uga soo horjeestay go&#8217;aan kasoo baxay Wasaaradda Kaluumeyaiga dowladda Fedaraalka Soomaaliya, kaasoo ahaa in cid aan aheyn dowladda Soomaaliya aysan bixin karin shatiga Kaluumeysiga.<\/p>\n<p>Wasaaradda Kaluumeysiga dowlad goboleedka Puntland ayaa warsaxafadeed ay soo saartay waxay ku sheegtay in Dastuurka dalka qodobkiisa 44-aad uu cadeynayo in qeybsiga kheyraadka dalka ay ka wada xaajoon karaan dowladda Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah, iyada oo loo marayo qaab dastuuri ah, waxaana sharci daro ay ku tilmaamtay Wasaaradda Kaluumeysiga Puntland wax walba oo kasoo horjeeda qodobka 44-aad.<\/p>\n<p>Warsaxafadeedka kasoo baxay maamulka Puntland oo ahaa mid aad u dheer oo ka kooban laba bog ayaa waxaa sidoo kale lagu sheegay hadii la xumeeyo qodobka Dastuuriga ah ee sheegaya in qeybsiga kheyraadka dalka ay ka wada xaajoon karaan dowladda Feederaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah, inay keeni karto amni darro iyo xasilooni siyaasadeed.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale qoraalka kasoo baxay Puntland lagu tilmaamtay in qoraalka Wasaaradda kaluumeysiga dowladda Fedaraalka uu si toos ah u baalmarsan yahay heshiiyadii ka dhacay Magaalooyinka Baydbabo iyo Addis Ababa ee qeexayay hab qeybsiga kheyraadka badda ee Soomaaliya.<\/p>\n<p><b>Hoos ka akhriso Warsaxafadeedka oo dhameystiran:-<\/b><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173479\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022923637995168026417326.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"853\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022923637995168026417326.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022923637995168026417326-232x300.jpeg 232w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022923637995168026417326-325x420.jpeg 325w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-173480\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022923637995168419538550.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"647\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022923637995168419538550.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022923637995168419538550-300x294.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022923637995168419538550-428x420.jpeg 428w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamul goboleedka Puntland ayaa si cad uga soo horjeestay go&#8217;aan kasoo baxay Wasaaradda Kaluumeyaiga dowladda Fedaraalka Soomaaliya, kaasoo ahaa in cid aan aheyn dowladda Soomaaliya aysan bixin karin shatiga Kaluumeysiga. Wasaaradda Kaluumeysiga dowlad goboleedka Puntland ayaa warsaxafadeed ay soo saartay waxay ku sheegtay in Dastuurka dalka qodobkiisa 44-aad uu cadeynayo in qeybsiga kheyraadka dalka ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173481,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173478","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maamulka Puntland oo diiday go&#039;aan kasoo baxay dowladda Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-puntland-oo-diiday-goaan-kasoo-baxay-dowladda-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maamulka Puntland oo diiday go&#039;aan kasoo baxay dowladda Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamul goboleedka Puntland ayaa si cad uga soo horjeestay go&#8217;aan kasoo baxay Wasaaradda Kaluumeyaiga dowladda Fedaraalka Soomaaliya, kaasoo ahaa in cid aan aheyn dowladda Soomaaliya aysan bixin karin shatiga Kaluumeysiga. Wasaaradda Kaluumeysiga dowlad goboleedka Puntland ayaa warsaxafadeed ay soo saartay waxay ku sheegtay in Dastuurka dalka qodobkiisa 44-aad uu cadeynayo in qeybsiga kheyraadka dalka ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-puntland-oo-diiday-goaan-kasoo-baxay-dowladda-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-23T17:14:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/images-2.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"224\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"225\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-puntland-oo-diiday-goaan-kasoo-baxay-dowladda-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-puntland-oo-diiday-goaan-kasoo-baxay-dowladda-soomaaliya\/\",\"name\":\"Maamulka Puntland oo diiday go'aan kasoo baxay dowladda Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-puntland-oo-diiday-goaan-kasoo-baxay-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-puntland-oo-diiday-goaan-kasoo-baxay-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/images-2.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-23T17:14:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-puntland-oo-diiday-goaan-kasoo-baxay-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-puntland-oo-diiday-goaan-kasoo-baxay-dowladda-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-puntland-oo-diiday-goaan-kasoo-baxay-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/images-2.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/images-2.jpeg\",\"width\":224,\"height\":225},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-puntland-oo-diiday-goaan-kasoo-baxay-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maamulka Puntland oo diiday go&#8217;aan kasoo baxay dowladda Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maamulka Puntland oo diiday go'aan kasoo baxay dowladda Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-puntland-oo-diiday-goaan-kasoo-baxay-dowladda-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maamulka Puntland oo diiday go'aan kasoo baxay dowladda Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Maamul goboleedka Puntland ayaa si cad uga soo horjeestay go&#8217;aan kasoo baxay Wasaaradda Kaluumeyaiga dowladda Fedaraalka Soomaaliya, kaasoo ahaa in cid aan aheyn dowladda Soomaaliya aysan bixin karin shatiga Kaluumeysiga. Wasaaradda Kaluumeysiga dowlad goboleedka Puntland ayaa warsaxafadeed ay soo saartay waxay ku sheegtay in Dastuurka dalka qodobkiisa 44-aad uu cadeynayo in qeybsiga kheyraadka dalka ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-puntland-oo-diiday-goaan-kasoo-baxay-dowladda-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-23T17:14:38+00:00","og_image":[{"width":224,"height":225,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/images-2.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-puntland-oo-diiday-goaan-kasoo-baxay-dowladda-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-puntland-oo-diiday-goaan-kasoo-baxay-dowladda-soomaaliya\/","name":"Maamulka Puntland oo diiday go'aan kasoo baxay dowladda Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-puntland-oo-diiday-goaan-kasoo-baxay-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-puntland-oo-diiday-goaan-kasoo-baxay-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/images-2.jpeg","datePublished":"2022-09-23T17:14:38+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-puntland-oo-diiday-goaan-kasoo-baxay-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-puntland-oo-diiday-goaan-kasoo-baxay-dowladda-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-puntland-oo-diiday-goaan-kasoo-baxay-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/images-2.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/images-2.jpeg","width":224,"height":225},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-puntland-oo-diiday-goaan-kasoo-baxay-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maamulka Puntland oo diiday go&#8217;aan kasoo baxay dowladda Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173478"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173478"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173478\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173482,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173478\/revisions\/173482"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173481"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173478"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173478"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173478"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}