{"id":173497,"date":"2022-09-25T11:38:39","date_gmt":"2022-09-25T08:38:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173497"},"modified":"2022-09-25T11:38:39","modified_gmt":"2022-09-25T08:38:39","slug":"al-shabaab-oo-laga-wareegay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-baay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-laga-wareegay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-baay\/","title":{"rendered":"Al-shabaab oo laga wareegay deegaano ka tirsan gobolka Baay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173498\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637996739540454038.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"370\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637996739540454038.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637996739540454038-300x168.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa deegaanka inay Al-shabaab kala wareegeen deegaano badan oo ka tirsan gobolka Baay.<\/p>\n<p>Deegaanada ciidamada iskaashanaya ay Al-shabaab kala wareegeen waxaa ka mid Baayale, Caliyow Dooyow, Xaawa Dhaaysile, Boorame. Karanoy iyo Daawuudow oo ahaa deegaano horay Shabaab gacanta ugu hayeen.<\/p>\n<p>Sarkaal u hadlay ciidamada dowladda ee hoggaaminaya howlgalada ka dhanka Al-shabaabka ku sugan Baay ayaa warbaahinta qaranka u sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka iney jab xoogan gaarsiyeen Al-shabaabkii ku sugna deegaanada ay la wareegeen Maanta, walow uusan carabaabin inta uu dhan yahay khasaaraha ay Shabaab gaarsiyeen.<\/p>\n<p>Wararka sidoo kale naga soo gaaraya degmooyinka Bardaale iyo Qansaxdheere ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay halkaasi ka sameyeen howgalo ka dhan Al-shabaab, islamarkaana ay kula wareegeeno hoostaga labadaasi degmo ee Qansaxdheere iyo Bardaale.<\/p>\n<p>Howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab oo ay hormuudka ka yihiin ciidamada deegaanka oo garab ka helaya kuwa dowladda Soomaaliya ayaa si weyn ugu sii xoogeysanaya gobolada dalka, waxaana howlgaladaan haatan kusii fidaya gobolada dalka ay kasoo bilawdeen gobolka Hiiraan oo intiisa badan laga saaray Al-shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa deegaanka inay Al-shabaab kala wareegeen deegaano badan oo ka tirsan gobolka Baay. Deegaanada ciidamada iskaashanaya ay Al-shabaab kala wareegeen waxaa ka mid Baayale, Caliyow Dooyow, Xaawa Dhaaysile, Boorame. Karanoy iyo Daawuudow oo ahaa deegaano horay Shabaab gacanta ugu hayeen. Sarkaal u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173498,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173497","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Al-shabaab oo laga wareegay deegaano ka tirsan gobolka Baay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-laga-wareegay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-baay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Al-shabaab oo laga wareegay deegaano ka tirsan gobolka Baay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa deegaanka inay Al-shabaab kala wareegeen deegaano badan oo ka tirsan gobolka Baay. Deegaanada ciidamada iskaashanaya ay Al-shabaab kala wareegeen waxaa ka mid Baayale, Caliyow Dooyow, Xaawa Dhaaysile, Boorame. Karanoy iyo Daawuudow oo ahaa deegaano horay Shabaab gacanta ugu hayeen. Sarkaal u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-laga-wareegay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-baay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-25T08:38:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637996739540454038.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"370\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-laga-wareegay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-baay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-laga-wareegay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-baay\/\",\"name\":\"Al-shabaab oo laga wareegay deegaano ka tirsan gobolka Baay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-laga-wareegay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-baay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-laga-wareegay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-baay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637996739540454038.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-25T08:38:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-laga-wareegay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-baay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-laga-wareegay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-baay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-laga-wareegay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-baay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637996739540454038.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637996739540454038.jpeg\",\"width\":660,\"height\":370},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-laga-wareegay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-baay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Al-shabaab oo laga wareegay deegaano ka tirsan gobolka Baay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Al-shabaab oo laga wareegay deegaano ka tirsan gobolka Baay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-laga-wareegay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-baay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Al-shabaab oo laga wareegay deegaano ka tirsan gobolka Baay - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa deegaanka inay Al-shabaab kala wareegeen deegaano badan oo ka tirsan gobolka Baay. Deegaanada ciidamada iskaashanaya ay Al-shabaab kala wareegeen waxaa ka mid Baayale, Caliyow Dooyow, Xaawa Dhaaysile, Boorame. Karanoy iyo Daawuudow oo ahaa deegaano horay Shabaab gacanta ugu hayeen. Sarkaal u [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-laga-wareegay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-baay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-25T08:38:39+00:00","og_image":[{"width":660,"height":370,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637996739540454038.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-laga-wareegay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-baay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-laga-wareegay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-baay\/","name":"Al-shabaab oo laga wareegay deegaano ka tirsan gobolka Baay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-laga-wareegay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-baay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-laga-wareegay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-baay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637996739540454038.jpeg","datePublished":"2022-09-25T08:38:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-laga-wareegay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-baay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-laga-wareegay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-baay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-laga-wareegay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-baay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637996739540454038.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637996739540454038.jpeg","width":660,"height":370},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-laga-wareegay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-baay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Al-shabaab oo laga wareegay deegaano ka tirsan gobolka Baay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173497"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173497"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173497\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173499,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173497\/revisions\/173499"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173498"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173497"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173497"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173497"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}