{"id":173506,"date":"2022-09-25T18:51:36","date_gmt":"2022-09-25T15:51:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173506"},"modified":"2022-09-26T11:48:47","modified_gmt":"2022-09-26T08:48:47","slug":"nisa-oo-sheegtay-inay-qabatay-10-qof-oo-aaday-deegaannada-alshabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-sheegtay-inay-qabatay-10-qof-oo-aaday-deegaannada-alshabaab\/","title":{"rendered":"NISA oo sheegtay inay qabatay 10 qof oo aaday deegaannada Alshabaab"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173507\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637997021893828232.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"370\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637997021893828232.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637997021893828232-300x168.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Hay&#8217;adda nabad sugida iyo sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa waxay shaacisay in la qab-qabtay ku dhawaad 10 qof oo si yaabo kala duwan u la macaamilayay\u00a0 kooxda Alshabaab.<\/p>\n<p>NiSA waxay sheegtay in tallaabo waafaqsan sharciga dalka laga qaadayo cid waliba oo u tagta, adeecda, u adeegta ama u fududeysa hawlaha ay Alshabaab ku dhibaateynayaan amniga iyo badqabka shacabka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Booliiska Soomaaliya oo soo bandhigay dadkan, ayaa ku sheegay inay yihiin todobo qof oo isugu jira nabadoono, haween iyo ganacsato, kuwaas oo tagay deegannada Alshabaab, kadib markii ay ajiibeen amar kasoo baxay kooxda Alshabaab.<\/p>\n<p>Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya, Sadiiq Doodishe ayaa sheegay in todobadaan qof farriin loosoo dhiibay islamarkaana ay jebiyeen go&#8217;aankii dowladda ee ahaa inaan loo tegi karin Alshabaab.<\/p>\n<p>Xeer ilaaliye ku xigeenka maxkamadda ciidamadda qalabka sida, Maxamed Cabdullaahi Khaliif, ayaa sheegay in maxkamad lasoo taagidooono, laguna qaadidoono shareecadda Islaamka. Wuxuu sheegay in la dambi yihiin Alshabaab dadka laynaya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sheikh ayaa dhawaan ka digay in la adeeco awaamiirta Alshabaab. Isagoo sheegay in dowladda tallaabo ka qaadayso cid kasta oo Alshabaab danaheeda fulisa.<\/p>\n<p>Soo qabashada dadkan ayaa kusoo aaday xilli qeybo badan oo kamid gobolada dalka uu ka socdo howlgallo Alshabaab looga xoraynayo deegaannada ay ku sugan yihiin.<\/p>\n<div align=\"justify\">15 sano kadib, ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa macaawisleyda ayaa Alshabaab ka xoreeyay deegaano badan muddo kooban gudaheed.<\/div>\n<div align=\"justify\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173508\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/306778032_641186130791045_2376912478037083167_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"896\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/306778032_641186130791045_2376912478037083167_n.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/306778032_641186130791045_2376912478037083167_n-300x263.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/306778032_641186130791045_2376912478037083167_n-768x672.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/306778032_641186130791045_2376912478037083167_n-696x609.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/306778032_641186130791045_2376912478037083167_n-480x420.jpeg 480w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adda nabad sugida iyo sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa waxay shaacisay in la qab-qabtay ku dhawaad 10 qof oo si yaabo kala duwan u la macaamilayay\u00a0 kooxda Alshabaab. NiSA waxay sheegtay in tallaabo waafaqsan sharciga dalka laga qaadayo cid waliba oo u tagta, adeecda, u adeegta ama u fududeysa hawlaha ay Alshabaab ku dhibaateynayaan amniga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173507,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173506","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>NISA oo sheegtay inay qabatay 10 qof oo aaday deegaannada Alshabaab - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-sheegtay-inay-qabatay-10-qof-oo-aaday-deegaannada-alshabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"NISA oo sheegtay inay qabatay 10 qof oo aaday deegaannada Alshabaab - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hay&#8217;adda nabad sugida iyo sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa waxay shaacisay in la qab-qabtay ku dhawaad 10 qof oo si yaabo kala duwan u la macaamilayay\u00a0 kooxda Alshabaab. NiSA waxay sheegtay in tallaabo waafaqsan sharciga dalka laga qaadayo cid waliba oo u tagta, adeecda, u adeegta ama u fududeysa hawlaha ay Alshabaab ku dhibaateynayaan amniga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-sheegtay-inay-qabatay-10-qof-oo-aaday-deegaannada-alshabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-25T15:51:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-09-26T08:48:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637997021893828232.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"370\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-sheegtay-inay-qabatay-10-qof-oo-aaday-deegaannada-alshabaab\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-sheegtay-inay-qabatay-10-qof-oo-aaday-deegaannada-alshabaab\/\",\"name\":\"NISA oo sheegtay inay qabatay 10 qof oo aaday deegaannada Alshabaab - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-sheegtay-inay-qabatay-10-qof-oo-aaday-deegaannada-alshabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-sheegtay-inay-qabatay-10-qof-oo-aaday-deegaannada-alshabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637997021893828232.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-25T15:51:36+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-26T08:48:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-sheegtay-inay-qabatay-10-qof-oo-aaday-deegaannada-alshabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-sheegtay-inay-qabatay-10-qof-oo-aaday-deegaannada-alshabaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-sheegtay-inay-qabatay-10-qof-oo-aaday-deegaannada-alshabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637997021893828232.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637997021893828232.jpeg\",\"width\":660,\"height\":370},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-sheegtay-inay-qabatay-10-qof-oo-aaday-deegaannada-alshabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"NISA oo sheegtay inay qabatay 10 qof oo aaday deegaannada Alshabaab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"NISA oo sheegtay inay qabatay 10 qof oo aaday deegaannada Alshabaab - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-sheegtay-inay-qabatay-10-qof-oo-aaday-deegaannada-alshabaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"NISA oo sheegtay inay qabatay 10 qof oo aaday deegaannada Alshabaab - Wardoon","og_description":"Hay&#8217;adda nabad sugida iyo sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa waxay shaacisay in la qab-qabtay ku dhawaad 10 qof oo si yaabo kala duwan u la macaamilayay\u00a0 kooxda Alshabaab. NiSA waxay sheegtay in tallaabo waafaqsan sharciga dalka laga qaadayo cid waliba oo u tagta, adeecda, u adeegta ama u fududeysa hawlaha ay Alshabaab ku dhibaateynayaan amniga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-sheegtay-inay-qabatay-10-qof-oo-aaday-deegaannada-alshabaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-25T15:51:36+00:00","article_modified_time":"2022-09-26T08:48:47+00:00","og_image":[{"width":660,"height":370,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637997021893828232.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-sheegtay-inay-qabatay-10-qof-oo-aaday-deegaannada-alshabaab\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-sheegtay-inay-qabatay-10-qof-oo-aaday-deegaannada-alshabaab\/","name":"NISA oo sheegtay inay qabatay 10 qof oo aaday deegaannada Alshabaab - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-sheegtay-inay-qabatay-10-qof-oo-aaday-deegaannada-alshabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-sheegtay-inay-qabatay-10-qof-oo-aaday-deegaannada-alshabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637997021893828232.jpeg","datePublished":"2022-09-25T15:51:36+00:00","dateModified":"2022-09-26T08:48:47+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-sheegtay-inay-qabatay-10-qof-oo-aaday-deegaannada-alshabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-sheegtay-inay-qabatay-10-qof-oo-aaday-deegaannada-alshabaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-sheegtay-inay-qabatay-10-qof-oo-aaday-deegaannada-alshabaab\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637997021893828232.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637997021893828232.jpeg","width":660,"height":370},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-sheegtay-inay-qabatay-10-qof-oo-aaday-deegaannada-alshabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"NISA oo sheegtay inay qabatay 10 qof oo aaday deegaannada Alshabaab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173506"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173506"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173506\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173509,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173506\/revisions\/173509"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173507"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173506"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173506"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173506"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}